Oldest Man in Somaliland dies
Moderator: Moderators
- AwRastaale
- SomaliNet Super
- Posts: 7612
- Joined: Mon Nov 30, 2015 5:09 am
Re: Oldest Man in Somaliland dies
AUN
Ignore the fat lip bamboo looking Al Murtad.
Ignore the fat lip bamboo looking Al Murtad.
Re: Oldest Man in Somaliland dies
Alle ha u naxariisto.....tiir baa inaga baxay aan la heli karin mid la mid ah.......one of a kind.........may he rest in peace and may Allah make his grave one of the meadows of heaven............amin.
Re: Oldest Man in Somaliland dies
May he rest on boiling xaar.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1927
- Joined: Wed Jul 22, 2015 11:21 pm
Re: Oldest Man in Somaliland dies
Illahy ha u naxeesto samir iyo amin, bil Ramadan dhimatey jana fardowssa ilahahey ha geeyo. Amn amn
-
- SomaliNet Super
- Posts: 17681
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Oldest Man in Somaliland dies
X.Playa wrote: Fri May 10, 2019 5:33 pmintaad cawska cunaysid eed sharmuuta wakhtiga ku luminaysid , taariikhda waxan sheegayo waad ogaan kartaa, bal adigu maxaad daliil ah aad haysaa aan ahayn af-baakidh ah?
Gaal gaal loo waayey. Cabdi waraabe inuu adoon fiican ahaa waxa u daliila maalin jimce oo Ramadan u horeysa buu dhintay . Adna arbaca bil u danbaysa baad dhiman doonta

Cabdi waraabe wuxu kaw ka yahay dadka isaaq bini aadamka ka dhigay. Dugaag baan ahaan lahayn maanta is cunaya dadka kalena sarajooga ku diiranaya hadaan cabdi waraabe iyo raga lamidka ah ilaahay noo Bixin . Habka aan u fekeru jirnay oo dhan Buu waxweyn ka bedelay, ee ku salaysan, nacaybka , aarsiga, xasadka, ku jiqsiida. Wuxu nooga tegay murti odhanaysa " gobonimadu waa is daba socod ka, ismaqal ka iyo kala danbaynta , gunnimaduna waa isbarbar yaaca" cabdi waraabe nin ka fariid san isaaq kama dhalan, haduu jirana faysal cali waraabe ayaa ugu Soo dhawdhaw. Sideeda banaanba ciidagale hogaamiye fiican lagama waayo .
Re: Oldest Man in Somaliland dies
Alot people got political facelifts after 91.
In 1991 the world changed soviet union, yugoslavia union, czechoslovakia union and somali republic union all collapsed.
In 1991 the world changed soviet union, yugoslavia union, czechoslovakia union and somali republic union all collapsed.
Re: Oldest Man in Somaliland dies
Yaa beentaas kugu sheekeeyey maxaad been iyo dhuuso ciidagale dhagaystay. Cabdi Dhurwaa was fighting his on people on behalf of Daarood, if he was such noble as you claim him to be can you tell us what was he doing in 1988-1989, when 60k people were executed in his Hargaysa? . Why you have never ever heard cabdi Dhurwaa talk about 1988 and the genocide? . Even Morgan said it in BBC that if Isaaq regard him as a war criminal why is cabdi waraabe his snitch is honored in Hargaysa.theyuusuf143 wrote: Fri May 10, 2019 9:00 pmX.Playa wrote: Fri May 10, 2019 5:33 pmintaad cawska cunaysid eed sharmuuta wakhtiga ku luminaysid , taariikhda waxan sheegayo waad ogaan kartaa, bal adigu maxaad daliil ah aad haysaa aan ahayn af-baakidh ah?
Gaal gaal loo waayey. Cabdi waraabe inuu adoon fiican ahaa waxa u daliila maalin jimce oo Ramadan u horeysa buu dhintay . Adna arbaca bil u danbaysa baad dhiman doonta
Cabdi waraabe wuxu kaw ka yahay dadka isaaq bini aadamka ka dhigay. Dugaag baan ahaan lahayn maanta is cunaya dadka kalena sarajooga ku diiranaya hadaan cabdi waraabe iyo raga lamidka ah ilaahay noo Bixin . Habka aan u fekeru jirnay oo dhan Buu waxweyn ka bedelay, ee ku salaysan, nacaybka , aarsiga, xasadka, ku jiqsiida. Wuxu nooga tegay murti odhanaysa " gobonimadu waa is daba socod ka, ismaqal ka iyo kala danbaynta , gunnimaduna waa isbarbar yaaca" cabdi waraabe nin ka fariid san isaaq kama dhalan, haduu jirana faysal cali waraabe ayaa ugu Soo dhawdhaw. Sideeda banaanba ciidagale hogaamiye fiican lagama waayo .
Caruur af dheer baad tahay oo macngag ah ee :
Doqonyaw nin kaa fiican waa Laga danbeeyaa.
The only reason this pieces of excerment got a face lift and new history is due to the hypocrisy of the Habar Awàl and the blind tribalism of the Cabdi Ciise, most none Cabdi Ciise ciidagale spit on the face of this old faqash hack.
All those who praise this faqash collaborator begin his history during the British years then they skip 1970-1990. Why? The reason is self evident for those of us who call a spade a spade.
In 1988 when the SNM took over Hargaysa, Cabdi Dhurwaa and his family ran to the Ogaden militia and Dhurwaa said " waar mar baa lays bixiyaaye maanta Ogadenaw I bixiya" the ogaden found that request ironic and one replied" weligayo maanu maqal nin tolkii shisheeye Leh iga bixiya".
Kaas baad noo amaanaysaa munaafaqyaw maryo alool? No wonder you love to chew with the sacad Muuse, shahaadadii munaafaqnimada ayaad ku guulaysatay.
The convenient marriage between the Maryo Alool and Waraabe faqash was due to the later collaborating with former by dividing the Garxajis and siding with the sacad muuse and Biixi, from that day on the sacad muuse rewrote a new history for old Cabdi fataal.
Re: Oldest Man in Somaliland dies
If you study the pictures and video in topic, that's the face and body of someone in his late 70s or early 80s. Contrary to the claims, he couldn't be 122*. Rarely (due to lifestyle) would a pure Somali age to 100, particularly one that's active or fit. However, a Somali Bantu has a higher chance of ageing to 100 while active or fit.
* https://hiiraan.com/news4/2019/May/1637 ... t_122.aspx
From link:

Haji Abdi Warabe speaking to reporters in Hargeisa on October 2018 - FILE
Does the man in above picture look like he was 121 years old?
Re: Oldest Man in Somaliland dies
He was born in 1914 , became a Chief Caaqil for his Cabdi Bari in 1940, most likely due to the death of his father. He died at 105.paperino wrote: Fri May 10, 2019 11:54 pmIf you study the pictures and video in topic, that's the face and body of someone in his late 70s or early 80s. Contrary to the claims, he couldn't be 122*. Rarely (due to lifestyle) would a pure Somali age to 100, particularly one that's active or fit. However, a Somali Bantu has a higher chance of ageing to 100 while active or fit.
* https://hiiraan.com/news4/2019/May/1637 ... t_122.aspx
From link:
Haji Abdi Warabe speaking to reporters in Hargeisa on October 2018 - FILE
Does the man in above picture look like he was 121 years old?
One thing can be verified the exact date he became a registered Caaqil. All registered Caaqils can be found in UK National archives.
He can't be 70 because he was in his late 20s during war world 2, he was in his 12th year as Caqqil when the British queen was enthroned. It was big deal in the colonial government and all registered Caaqils were fully aware of such things beacuse they were practically civil servants.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 17681
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Oldest Man in Somaliland dies
Anigu cabdi ciisaha garan maayo laakin mar hadiiba sacad muuse sheegen inuu adoon wanaagsan ahaa, cid kaloo wax laga waydiinaya ma jirto. Waayo yagaa reer hargeisa ah oo wuxu gudo iyo wuxu galaba naga sii yaqaan . Sideeda banaanba cid ay sacad muuse ay wataan hadaad aragto waa cid quman oo barakaysan . Reer kaasi was reer ilaahay sharfay oo karaameyey cidna been kama sheegan. Kalaamkoodu waa saxiix.
Tacsida tashuush ka kadaa hadaba adeer .
Tacsida tashuush ka kadaa hadaba adeer .
Re: Oldest Man in Somaliland dies
I'm pretty sure if faqash are sending condolences there is something fishy going on.
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13991
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: Oldest Man in Somaliland dies
Soomaalida waqtiga taariikhda ay dhaasheen war uma hayaan. Odaygan hadduu u bato wuxuu jiraa Ama uu ku dhintay da' ahaan inta u dhaxeeysa 89 jir ilaaa 95 jir.
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Oldest Man in Somaliland dies
Qofba wax buu ku waashaaye kani sacad muuse ayuu ku waashay.maantana sacad muuse kaalaamkoodu waa saxiix kulahaatheyuusuf143 wrote: Sat May 11, 2019 1:40 am Anigu cabdi ciisaha garan maayo laakin mar hadiiba sacad muuse sheegen inuu adoon wanaagsan ahaa, cid kaloo wax laga waydiinaya ma jirto. Waayo yagaa reer hargeisa ah oo wuxu gudo iyo wuxu galaba naga sii yaqaan . Sideeda banaanba cid ay sacad muuse ay wataan hadaad aragto waa cid quman oo barakaysan . Reer kaasi was reer ilaahay sharfay oo karaameyey cidna been kama sheegan. Kalaamkoodu waa saxiix.
Tacsida tashuush ka kadaa hadaba adeer .

Re: Oldest Man in Somaliland dies
Reer xamar madd cause there people over hundred in Somaliland.
There is people older than hundred around ceerigaabo too.
There is people older than hundred around ceerigaabo too.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 10391 Views
-
Last post by MaydhMax
-
- 20 Replies
- 1661 Views
-
Last post by Ayeeyo Xilwa
-
- 13 Replies
- 1654 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 0 Replies
- 286 Views
-
Last post by Daanyeer
-
- 7 Replies
- 2117 Views
-
Last post by samatar133
-
- 18 Replies
- 1675 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 14 Replies
- 1089 Views
-
Last post by Vivacious
-
- 11 Replies
- 958 Views
-
Last post by thehappyone
-
- 30 Replies
- 1851 Views
-
Last post by paidmonk
-
- 5 Replies
- 874 Views
-
Last post by Rightwing