I have another view on ciiro and wadani meeting with qatar

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: I have another view on ciiro and wadani meeting with qatar

Post by kaliil »

[quote=MajorIgaare

Kkkkkk adunka ama cod iyo democracy ama dil iyo xabad iyo dictator aya lagu kala calaf qaata. Dankastaba waad ku jabantahay. Do you think we are masakinta konfuurta somalia oo degaanadooda Nin gobolkale ka yimid uu ku xoogikaro. Waxad cadaysay inaad mooryaantahay oo aad deegaano anaad shaqo ku lahayn sheeganaysid. Last time you tried to squat on my port we killed more of you than afweyne. Oo ilaa maanta Waxad uqdaad uu haysa tolkaa
[/quote]

Miskiin baad tahay.zubeer awal berbera iyo saaxil waxa ka dega inyar oo gaadhi waaraad ahi qaado.ciise muuse berbera waxa kaga badan muuse cabdale oo hy ah,reer daahir oo hj ah iyo axmed faarax oo hj ah.sacad muusena saaxil waxay ka degaan tuulada bulaxaar oo keliya :lol: .1992 ciise muuse waxa berbera saacad keliya kaga saaray muuse cabdale oo keliya kadib baad isaaq oo dhan iyo waxa somaliland dega u habar wacateen.haddana sidii oo kale ayaa saacad keliya lagaga saarayaa magaalada haddii is xariifiyaan laakiin sidaan maalintii hore kuu sheegay markan isaaq iyo cid kalena kuu soo gurman mayso.
MajorIgaare
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 309
Joined: Sat Apr 13, 2019 5:40 pm

Re: I have another view on ciiro and wadani meeting with qatar

Post by MajorIgaare »

Tuur was the president and put a habar yonis militia in our city. When the locals wanted them out they were massacred. I'm not even going to argue with you about berbera that would be like me arguing over oodweyne. Intaad berbera ku walatay orado magaaladada ceerigabo oo ay faqash sheegtaan difaaco
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32739
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: I have another view on ciiro and wadani meeting with qatar

Post by Khalid Ali »

The Saudis and UAE are the leader of the Arabs and they have shown it the past 3 years and counting. Qatar are more radical while the saudis are allafter the money and the Persian fobia saudis have .

Xplaya let's call a spade a spade yes it's true faisal and buuba both meet Muse biixi for their own political interest but ucid is not a serious party wadani Is a serious party which represents a large part of Somaliland. .kulmiye and wadani should not be played against each other it's bad for the fabric of Somaliland.

Berbera was originally a sacad muse nuux ismaciil town in the 1700s 1800s. Later ciise muse ayaa soodegey. After the 1900s muse cabdalle also had the most gusto but ciise muse was sliglthg larger. Hj in berbera is very recent but they live there also xasssn daahiirka iyo.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17685
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: I have another view on ciiro and wadani meeting with qatar

Post by theyuusuf143 »

kaliil wrote: Tue May 14, 2019 4:05 pm [quote=MajorIgaare
Adigu Maxa ka galay dhul zubeer awal layahay Bay imaraat marti ku yaheen. Salaxley ama oodweyne kuma socdaan
Ma berberaa zubeer awal leeyahay :lol: .hadday magaalada noqoto iyo hadday gobolka noqotaba zubeer awal minority ayay ka yihiin.magaalada markii hore ciise muuse iyo muuse cabdale ayaa degenaa haddana hj ayaa magaalada aad usoo degtay oo ciise muuse kaga badan.xubeer awal berbera iyo saaxil guud ahaanba kaalinta 3:aad baad kaga jirtaan.maamulka ayuun baad u badantihiin oo cigaal idiin dhiibay.hj iyo hy ayaa idinkaga badan.
[/quote]

Adeer magaalada Berbera subeer awal baa danbaaba waxa lamaaneeya waa aniyo Dr x oo isna sheekh dega (muuser cabdale) anna gobolka saaxil qaybta Bari oo dhan aan dego ka Habar jeclo ahaan . Dadka inta kale waa ducafo sadaqadu ku waajibtay . Somaliland lafteeda anagaa wasna awal raace anagiyo muuse cabdale odayadayadu. Horaa looga gabyey.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17685
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: I have another view on ciiro and wadani meeting with qatar

Post by theyuusuf143 »

Khalid Ali wrote: Tue May 14, 2019 5:30 pm The Saudis and UAE are the leader of the Arabs and they have shown it the past 3 years and counting. Qatar are more radical while the saudis are allafter the money and the Persian fobia saudis have .

Xplaya let's call a spade a spade yes it's true faisal and buuba both meet Muse biixi for their own political interest but ucid is not a serious party wadani Is a serious party which represents a large part of Somaliland. .kulmiye and wadani should not be played against each other it's bad for the fabric of Somaliland.

Berbera was originally a sacad muse nuux ismaciil town in the 1700s 1800s. Later ciise muse ayaa soodegey. After the 1900s muse cabdalle also had the most gusto but ciise muse was sliglthg larger. Hj in berbera is very recent but they live there also xasssn daahiirka iyo.
Waar cidna haw joojin dadka kor iyo hoosba ugu kaadi , adigoo zubeer awala oo masnada Berbera iyo caasimada hargeisa saba iska leh weligaa intad nooshahay gar iyo gardaraba cidaad doonto ku galgalo. Maxay daarood , qudhunbiirsay , habar hunguri iyo Habar gusjeclo kugu taraan. Qalbi xabxabnimada joojiya hooyadiin wasee oo dhiig isu yeela idinka iyo abgaal ba ilaahay awoodina Buu idinka qariyee. Waa in lagu tuugsada yaa ibnu Cammii I am telling you trust me.
User avatar
DayrBare
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 449
Joined: Fri Oct 23, 2009 11:20 pm

Re: I have another view on ciiro and wadani meeting with qatar

Post by DayrBare »

Wager maanta mahalkaa ayay idin lamaraysaa?
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: I have another view on ciiro and wadani meeting with qatar

Post by kaliil »

DayrBare wrote: Tue May 14, 2019 11:57 pm Wager maanta mahalkaa ayay idin lamaraysaa?
Halkee :lol:
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32739
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: I have another view on ciiro and wadani meeting with qatar

Post by Khalid Ali »

The yusuuf zuberiyadu inay cadaalada eegta na wa muhiim. Hadi kale mushtamac hore usocda noqon mayno. Sacad muse hargeisa kunool wa qabyaalaad yaryihin. Oo way ka fanaan inay laabta qaraacdan. Sida habarjeclada iyo habaryoonista . Laakin dadka hanugu dirin Somaliland dagaal balugula jira. Keep your eye on the big price ha isku mashquulin. Anigu waxan oogaaday sacad muse caydka ku fiiican.
User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2765
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

Re: I have another view on ciiro and wadani meeting with qatar

Post by Timiro1999 »

theyuusuf143 wrote: Tue May 14, 2019 8:41 pm
Khalid Ali wrote: Tue May 14, 2019 5:30 pm The Saudis and UAE are the leader of the Arabs and they have shown it the past 3 years and counting. Qatar are more radical while the saudis are allafter the money and the Persian fobia saudis have .

Xplaya let's call a spade a spade yes it's true faisal and buuba both meet Muse biixi for their own political interest but ucid is not a serious party wadani Is a serious party which represents a large part of Somaliland. .kulmiye and wadani should not be played against each other it's bad for the fabric of Somaliland.

Berbera was originally a sacad muse nuux ismaciil town in the 1700s 1800s. Later ciise muse ayaa soodegey. After the 1900s muse cabdalle also had the most gusto but ciise muse was sliglthg larger. Hj in berbera is very recent but they live there also xasssn daahiirka iyo.
Waar cidna haw joojin dadka kor iyo hoosba ugu kaadi , adigoo zubeer awala oo masnada Berbera iyo caasimada hargeisa saba iska leh weligaa intad nooshahay gar iyo gardaraba cidaad doonto ku galgalo. Maxay daarood , qudhunbiirsay , habar hunguri iyo Habar gusjeclo kugu taraan. Qalbi xabxabnimada joojiya hooyadiin wasee oo dhiig isu yeela idinka iyo abgaal ba ilaahay awoodina Buu idinka qariyee. Waa in lagu tuugsada yaa ibnu Cammii I am telling you trust me.

Hodhodhoo Ma kuwii haafayta iyo caqaarta kuu qaaday ayaa kugu yidhi!

:dead: markaa ma xisbi aanu "serious" ahayn maxaad doorashada ula galaysaa anagaa wax aragnay
Iska qiro ucid in uu yahay qudhmiye jimce dhashay
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17685
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: I have another view on ciiro and wadani meeting with qatar

Post by theyuusuf143 »

Khalid Ali wrote: Wed May 15, 2019 12:27 am The yusuuf zuberiyadu inay cadaalada eegta na wa muhiim. Hadi kale mushtamac hore usocda noqon mayno. Sacad muse hargeisa kunool wa qabyaalaad yaryihin. Oo way ka fanaan inay laabta qaraacdan. Sida habarjeclada iyo habaryoonista . Laakin dadka hanugu dirin Somaliland dagaal balugula jira. Keep your eye on the big price ha isku mashquulin. Anigu waxan oogaaday sacad muse caydka ku fiiican.
Cadaaladi maxaya ma xoolaanu kugu darsanay , dadka inta idiinku afxumada badan shilling kumay darsan somaliland adiguna dhiigad u shubtay bahashan . Jaariyado iyo dhoobi miidhan bay dadkani kuu ahaan lahaayen beerraha kuu fala hadaanad ilaahay ka baqayn. Sacsac muuse iyo abgaal ba irbad rabaaniya baa ku mudan , haydinku mudnaato walaalayal Laakiin markay idinka baxdo dadka laaya oo midh haka reebina macaal aniga hadaad igu dartaan waan shahiiday illeen ummad dulman baa idishee. :lol:
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: I have another view on ciiro and wadani meeting with qatar

Post by kaliil »

Sacsac muuse iyo abgaal ba irbad rabaaniya baa ku mudan , haydinku mudnaato walaalayal Laakiin markay idinka baxdo dadka laaya oo midh haka reebina macaal aniga hadaad igu dartaan waan shahiiday illeen ummad dulman baa idishee. :lol:
[/quote]

:lol:

Qofka khamriga cabaa ma shahiido
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17685
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: I have another view on ciiro and wadani meeting with qatar

Post by theyuusuf143 »

Timiro1999 wrote: Wed May 15, 2019 1:47 am
theyuusuf143 wrote: Tue May 14, 2019 8:41 pm
Khalid Ali wrote: Tue May 14, 2019 5:30 pm The Saudis and UAE are the leader of the Arabs and they have shown it the past 3 years and counting. Qatar are more radical while the saudis are allafter the money and the Persian fobia saudis have .

Xplaya let's call a spade a spade yes it's true faisal and buuba both meet Muse biixi for their own political interest but ucid is not a serious party wadani Is a serious party which represents a large part of Somaliland. .kulmiye and wadani should not be played against each other it's bad for the fabric of Somaliland.

Berbera was originally a sacad muse nuux ismaciil town in the 1700s 1800s. Later ciise muse ayaa soodegey. After the 1900s muse cabdalle also had the most gusto but ciise muse was sliglthg larger. Hj in berbera is very recent but they live there also xasssn daahiirka iyo.
Waar cidna haw joojin dadka kor iyo hoosba ugu kaadi , adigoo zubeer awala oo masnada Berbera iyo caasimada hargeisa saba iska leh weligaa intad nooshahay gar iyo gardaraba cidaad doonto ku galgalo. Maxay daarood , qudhunbiirsay , habar hunguri iyo Habar gusjeclo kugu taraan. Qalbi xabxabnimada joojiya hooyadiin wasee oo dhiig isu yeela idinka iyo abgaal ba ilaahay awoodina Buu idinka qariyee. Waa in lagu tuugsada yaa ibnu Cammii I am telling you trust me.

Hodhodhoo Ma kuwii haafayta iyo caqaarta kuu qaaday ayaa kugu yidhi!
Maxaad hargeisa ka tahay laangaab baad tahay isaxaaqa, ciidagale iyo iyo habaryonis midna matahid , buro futadooda ku agtaal baad tahay oo harmless ah . Miyaad weligaa aragtay qof buro ka cabanaya oo qaallliin u gelaya. Isaxaaq waa buro dadka badidoodu ma taabtan yaga iyo gabooyahaba. Qof qof baa cosmetic ahaan nabar xaqdarro idiin geysta . Waxa la yidhi dameeraha ta ugu foosha xun baa ugu danbaabidho badan , marwalba waxay isu haysata in dameer wassi rabo , nasiib xumadeeda maba jiro dameer kusoo socdaa ee cidlay danbaabidhyonaysa :lol:
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17685
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: I have another view on ciiro and wadani meeting with qatar

Post by theyuusuf143 »

kaliil wrote: Wed May 15, 2019 7:38 am Sacsac muuse iyo abgaal ba irbad rabaaniya baa ku mudan , haydinku mudnaato walaalayal Laakiin markay idinka baxdo dadka laaya oo midh haka reebina macaal aniga hadaad igu dartaan waan shahiiday illeen ummad dulman baa idishee. :lol:
:lol:

Qofka khamriga cabaa ma shahiido
[/quote]

Khamrigu qofka iyo ilaahiisa bay ka dhaxaysa , ee munaafaqadaa ugu daran. Imikadan anigu munaafaqad iyo wax isku Dir baan ku jiraa , illeeen wax aan caado u leeyahay maahee waan isla yaabanahay , oo waan ogahay in canaan badani IPG iyo ilaahay agtiisaba ii taal haduu khaalid xanaaqo oo dadka laayo . Niyaw sidad islaam nimo u sheegata adigoo waxan aan laftaydu isla yaabay hadh iyo habeen ba ku dhex jira. Indr imikaba hadaad tukato alaamito ahaan u niyeyso cibaado kuu noqon maysee. Hadaad soontana diet ahaan u qaado. Munaafaqad iyo ilaah ka cabsi layskuma Wadi Karo .
User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2765
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

Re: I have another view on ciiro and wadani meeting with qatar

Post by Timiro1999 »

theyuusuf143 wrote: Wed May 15, 2019 7:35 am
Khalid Ali wrote: Wed May 15, 2019 12:27 am The yusuuf zuberiyadu inay cadaalada eegta na wa muhiim. Hadi kale mushtamac hore usocda noqon mayno. Sacad muse hargeisa kunool wa qabyaalaad yaryihin. Oo way ka fanaan inay laabta qaraacdan. Sida habarjeclada iyo habaryoonista . Laakin dadka hanugu dirin Somaliland dagaal balugula jira. Keep your eye on the big price ha isku mashquulin. Anigu waxan oogaaday sacad muse caydka ku fiiican.
Cadaaladi maxaya ma xoolaanu kugu darsanay , dadka inta idiinku afxumada badan shilling kumay darsan somaliland adiguna dhiigad u shubtay bahashan . Jaariyado iyo dhoobi miidhan bay dadkani kuu ahaan lahaayen beerraha kuu fala hadaanad ilaahay ka baqayn. Sacsac muuse iyo abgaal ba irbad rabaaniya baa ku mudan , haydinku mudnaato walaalayal Laakiin markay idinka baxdo dadka laaya oo midh haka reebina macaal aniga hadaad igu dartaan waan shahiiday illeen ummad dulman baa idishee. :lol:

:russ: ma gacantaa kaa xaday
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”