Page 2 of 2
Re: Ciid wanaagsan
Posted: Sun Aug 11, 2019 11:55 am
by theyuusuf143
jannoman wrote: Sun Aug 11, 2019 3:10 am
Jaamacbuuhoodle wrote: Sat Aug 10, 2019 5:07 pm
theyuusuf143 wrote: Sat Aug 10, 2019 5:00 pm
Haa Abti raali ahaw indr Tay baan islahaa xaqul ciidka uga ride , haatan duco ugu bedel . Allaa yarxamu raaximiin.
Aamin abti Skeekh Yusuuf , awliyo ayaad tahay kolayba ducada waalidku way kacaysa
Waryaahee Jaamacow walaahi Yusuf waa awliyo......saa aniga oo aan ku ogeyn ayaan ana isla saaka meel kale uga qirey inuu awliyo yahay.......laakin kooramku si uu ugu buuxsamo waa ineynu helna 5 kale oo caligari ah oo arinta inagu tageerta............
Cali geri markan maqlo walaahi automatically Qabaal kii baa igu Soo dhaca. Lixda reer cali geri ee qabaal kaw iskaga siiyey kasi waayey wuxu waa qabaal waadna kabataan. Umalayn maayo in kooram kaasi weligii buuxsamayo

Re: Ciid wanaagsan
Posted: Sun Aug 11, 2019 2:21 pm
by jannoman
NubianQueen wrote: Sun Aug 11, 2019 11:16 am
Ciid wanagsan.
Oo wacan sanadwalba boqoradaay inshaAllah.......

Re: Ciid wanaagsan
Posted: Sun Aug 11, 2019 2:31 pm
by jannoman
theyuusuf143 wrote: Sun Aug 11, 2019 11:55 am
jannoman wrote: Sun Aug 11, 2019 3:10 am
Jaamacbuuhoodle wrote: Sat Aug 10, 2019 5:07 pm
Aamin abti Skeekh Yusuuf , awliyo ayaad tahay kolayba ducada waalidku way kacaysa
Waryaahee Jaamacow walaahi Yusuf waa awliyo......saa aniga oo aan ku ogeyn ayaan ana isla saaka meel kale uga qirey inuu awliyo yahay.......laakin kooramku si uu ugu buuxsamo waa ineynu helna 5 kale oo caligari ah oo arinta inagu tageerta............
Cali geri markan maqlo walaahi automatically Qabaal kii baa igu Soo dhaca. Lixda reer cali geri ee qabaal kaw iskaga siiyey kasi waayey wuxu waa qabaal waadna kabataan. Umalayn maayo in kooram kaasi weligii buuxsamayo
Talo xumadu waa badaa......laakin nuxurku wuxuu ku soo ururayaa "Yaan adduun ina khatalin" siduu ina galaydh u khatalay (ninkii fitnada qabaalka laha)......waa ta kooramkee waa uu dhanyahayba waxaan ilowsana inaan 5 reerka ah u dhigmo........arintaasi waa aqbalantahay

Re: Ciid wanaagsan
Posted: Sun Aug 11, 2019 2:40 pm
by Nubis
jannoman wrote: Sun Aug 11, 2019 2:21 pm