Safarka muuse biixi

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

Jaamacbuuhoodle
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 621
Joined: Wed Oct 03, 2018 4:51 pm

Re: Safarka muuse biixi

Post by Jaamacbuuhoodle »

mahoka wrote: Fri Sep 06, 2019 9:16 am
Jaamacbuuhoodle wrote: Fri Sep 06, 2019 8:36 am
kaliil wrote: Thu Sep 05, 2019 5:15 pm

Mujaahid jaamac miyaanay runtay ahayn :lol:
Korneyl Kaliil Sxb markuu Muuse Biixi dalka Guinea tagay farxadii ka dhacday Gabiley , ilaa Faratoon baa yaabay :lol:
waxaan mooday Muuse inuu Shirkii madaxda caalamka G8 ka qayb galay .
One thing is for sure, uneducated biixi still makes the decisions for gaajo yonis and qurjile kkkk


Not even a somalia union will change the dynamics of power in the north lol
Wax hashiis ah oo dhex marayaa Dowlada Federlaaka Muqdisho iyo maamulka Somaliland jiri maayo .
Somalia way burburaysa haddii Dowlada Federlaaku la heshiiso Jeegaanta .
North - South heshiis Awoodiisa lagu qaybsado hadaad ku riyoonaysid waa tii 2000kii laga diiday adeerka Maxamed I Cigaal ee cirka Ictiraaf uu doono lagu yiri kkkkk
ImamAhmed
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 343
Joined: Thu Jul 18, 2019 12:06 pm

Re: Safarka muuse biixi

Post by ImamAhmed »

Kkkk is that what you tell yourself anytime somalia waanula wareegikarna oo waa ta 1991 kugu kaliftay inaad somaliland goni goosad ka saxiixatid.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”