Leaving your kids
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- SuldaanOfSanaag
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2204
- Joined: Thu Jun 13, 2013 4:47 pm
Re: Leaving your kids
So many dumaar/rag marry others who can't maintain a good relationship , chose your the person who marrying wisely and don't get divorce easily, try to make it work becos ppl are splitting over little things and the lady will mostly struggle as the guy can married easily but not many guys are willing to marry a single mother. Sad but true
Re: Leaving your kids
not only the first wife i have seen many guys who did this to the second wife and her children.
- Timiro1999
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2765
- Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am
Re: Leaving your kids
Dadka kale caruur wixii ILLAAHAY siiyo ayay ku tabcaan oo xoog iyo xoolo wixii ay haystaan geliyaan lknse odey somaliyeed markuu woxooga helo gabadh kale ayuu doontaa.
Somalidu weligeed dadka aduunka lama tartami karaan waayo lagu tabcay wuu ku yar yahay.
Ilmahana tacabkaad gelisid ayuun baa laga helaa.
Waxaad arkaysaa reer hindi ah oo aan lacag badan haysan oo caruurtodii private school geynaya, somaligiina qooq reer kale ah ayaa ku dhacaya lol

- guhad122
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4958
- Joined: Tue Mar 20, 2007 4:59 pm
- Location: Jubbaland, NFD and DDS!!!
Re: Leaving your kids
Dee ina Abtaay, dumarkeenii dhowr markey dhalaan bay is hilmaamayaan. Xitaa bahalkii fooxa ee kululaa ee ay hoosta ku shidi jireen way Ilaawaan. Habarta cadaanku iyadoo lixdan jirta ayay gymka kaaga horeysaa.Timiro1999 wrote: Mon Sep 16, 2019 12:57 am Dadka kale caruur wixii ILLAAHAY siiyo ayay ku tabcaan oo xoog iyo xoolo wixii ay haystaan geliyaan lknse odey somaliyeed markuu woxooga helo gabadh kale ayuu doontaa.
Somalidu weligeed dadka aduunka lama tartami karaan waayo lagu tabcay wuu ku yar yahay.
Ilmahana tacabkaad gelisid ayuun baa laga helaa.
Waxaad arkaysaa reer hindi ah oo aan lacag badan haysan oo caruurtodii private school geynaya, somaligiina qooq reer kale ah ayaa ku dhacaya lol
- Timiro1999
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2765
- Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am
Re: Leaving your kids
guhad122 wrote: Mon Sep 16, 2019 1:16 amDee ina Abtaay, dumarkeenii dhowr markey dhalaan bay is hilmaamayaan. Xitaa bahalkii fooxa ee kululaa ee ay hoosta ku shidi jireen way Ilaawaan. Habarta cadaanku iyadoo lixdan jirta ayay gymka kaaga horeysaa.Timiro1999 wrote: Mon Sep 16, 2019 12:57 am Dadka kale caruur wixii ILLAAHAY siiyo ayay ku tabcaan oo xoog iyo xoolo wixii ay haystaan geliyaan lknse odey somaliyeed markuu woxooga helo gabadh kale ayuu doontaa.
Somalidu weligeed dadka aduunka lama tartami karaan waayo lagu tabcay wuu ku yar yahay.
Ilmahana tacabkaad gelisid ayuun baa laga helaa.
Waxaad arkaysaa reer hindi ah oo aan lacag badan haysan oo caruurtodii private school geynaya, somaligiina qooq reer kale ah ayaa ku dhacaya lol
Lol odey somaliyeed marmarsiiyo wuxuu ka dhigtay islanti ayaa sidan iyo sidan noqotay.
Odayada somalidu iyagoo uus buuran, oo bidaar kalax leh ayay donayaan Gabadh kala xidhan, horta adigu iskala xidh marka hore intaanad islanta wax saarin.
Walee somali badankodu intay sidan u dhaqmayaan meel gaadhi maayan.
- guhad122
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4958
- Joined: Tue Mar 20, 2007 4:59 pm
- Location: Jubbaland, NFD and DDS!!!
Re: Leaving your kids
Horta Bidaartu waa iska wax dabiici ah, waxna lagama sameyn karo. Laakiin xaqiiqiyan, dumar badan oo Soomaaliyeed waxay u baahan yihiin iney is dar yeelaan. Inta badan raga Mareykanka jooga waa iska typical Somali qaab ahaan, runtiina caato ayayba u badan yihiin. Marka laga reebo kuwa taksiga, uuberka, iyo trakyada waa weyn wada. Kuwaasaa u badan waxa caloosha dheer, iyo garbaha yar-yar leh.Timiro1999 wrote: Mon Sep 16, 2019 3:19 amguhad122 wrote: Mon Sep 16, 2019 1:16 amDee ina Abtaay, dumarkeenii dhowr markey dhalaan bay is hilmaamayaan. Xitaa bahalkii fooxa ee kululaa ee ay hoosta ku shidi jireen way Ilaawaan. Habarta cadaanku iyadoo lixdan jirta ayay gymka kaaga horeysaa.Timiro1999 wrote: Mon Sep 16, 2019 12:57 am Dadka kale caruur wixii ILLAAHAY siiyo ayay ku tabcaan oo xoog iyo xoolo wixii ay haystaan geliyaan lknse odey somaliyeed markuu woxooga helo gabadh kale ayuu doontaa.
Somalidu weligeed dadka aduunka lama tartami karaan waayo lagu tabcay wuu ku yar yahay.
Ilmahana tacabkaad gelisid ayuun baa laga helaa.
Waxaad arkaysaa reer hindi ah oo aan lacag badan haysan oo caruurtodii private school geynaya, somaligiina qooq reer kale ah ayaa ku dhacaya lol
Lol odey somaliyeed marmarsiiyo wuxuu ka dhigtay islanti ayaa sidan iyo sidan noqotay.
Odayada somalidu iyagoo uus buuran, oo bidaar kalax leh ayay donayaan Gabadh kala xidhan, horta adigu iskala xidh marka hore intaanad islanta wax saarin.
Walee somali badankodu intay sidan u dhaqmayaan meel gaadhi maayan.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2524
- Joined: Thu Jan 03, 2013 2:00 pm
- Location: Endeavour.
Re: Leaving your kids
good adviceSuldaanOfSanaag wrote: Sun Sep 15, 2019 6:51 pm So many dumaar/rag marry others who can't maintain a good relationship , chose your the person who marrying wisely and don't get divorce easily, try to make it work becos ppl are splitting over little things and the lady will mostly struggle as the guy can married easily but not many guys are willing to marry a single mother. Sad but true
I think single mothers don’t have a shortage of suitors tbh just the quality of guys is subpar and the stakes are much higher...
I legit thought topic was about leaving kids behind for a vacation lol but instead it’s about divorcing your kids coz that’s what it is.... I wish we shamed such dead beat fathers like how we shame women for their clothes, being divorced multiple times, not being married and just about anything really....
- salool
- SomaliNet Super
- Posts: 7692
- Joined: Tue Oct 18, 2011 10:15 am
- Location: "Live Each Day As If It Were Your Last... Tomorrow is Not Promised."
Re: Leaving your kids
Raga soomalida way jiraan qaar masuul ah oo caruurta ka war haya xita haday naagta kala tagaan. Laakin way yar yehiin. Ilaahy ha oo garaagro hooyeynka meelaha caruurta la silcaya. Atleast kuwa wadanki jooga reerkooga caawiya, laakin kuwa qurbaha jooga ayey oo dhamaatey.
- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super
- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Re: Leaving your kids
Many times the somali mothers are fucked up totally undermining the father. I know many good men who left their kids after the divorce because the women used the kids against them and shit. So u can't blame everything on the faarax's.
Somali people need marriage counselling. Many faaraxs are deadbeats and many xaliimos are too busy on social media and gossip n shit instead of raising their kids.
Somali people need marriage counselling. Many faaraxs are deadbeats and many xaliimos are too busy on social media and gossip n shit instead of raising their kids.
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32743
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Leaving your kids
Somalis marry to have sex there is no family planning there is no structure or strong profound relationship in their marriage that's the problem. You marry for the right reason to have a partner in life.
Re: Leaving your kids
Informative posts.
-
- SomaliNetizen
- Posts: 621
- Joined: Wed Oct 03, 2018 4:51 pm
Re: Leaving your kids
Anigo isticmaalayaa waaya aragnimada khibradayda nololeed , madama aan ahay Oday Soomaaliyeed oo noloshayda Guur badan ii soo maray ( 3 jiir ) oo ay mid naag ajnabi oo christian ah tahay .
Aragtiyada waxaan uh arkaa Dumarka Soomaaliyeed waa dumar ku fahami kara kuna taageeri kara markaad liidato ,, laakin maaha Dumar ku fiican dhinacayo kale !
Waa dhinacayo badan waxaana ka mid ah raaxada Sariirta gaar baa ka xishooda oo doonayaa in hal style kaliya loogu tago ,, ( khibradayda ) naagaha reer Xamarka baa laa qaatay kuwa Waqooyi ma yaqaanan sida nimaanka loo qanciyo .

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 262 Views
-
Last post by Daanyeer
-
- 5 Replies
- 2263 Views
-
Last post by Methylamine
-
- 18 Replies
- 2395 Views
-
Last post by Xamud.
-
- 22 Replies
- 4206 Views
-
Last post by jalaaludin5
-
- 6 Replies
- 2652 Views
-
Last post by afisoone
-
- 3 Replies
- 1500 Views
-
Last post by ironbird
-
- 53 Replies
- 5099 Views
-
Last post by BLUE RUSH
-
- 14 Replies
- 1249 Views
-
Last post by TheLoFather
-
- 21 Replies
- 1878 Views
-
Last post by Xplosive