Daacadnimadu waa heybad ilahJaamacbuuhoodle wrote: Sat Oct 05, 2019 11:33 amAdeer , waxaa Geesi ah ninka qadiyad leh ,DalJecel60 wrote: Sat Oct 05, 2019 10:35 amOo Yaa Geesi ah?Jaamacbuuhoodle wrote: Sat Oct 05, 2019 9:50 am
kacaan uu wado maskiin Farmaajo kolayba maaha Kacaan barakaysan .
Aduunka waxaa ugu daran Hogaamiye fuly ah ,
Farmaajna waa fuly .
Deni miyaa ah
Madoobe Miyuu Yahay
Ina Khalif Galaydh maa ah
I fahansii ina adeee gacalise
Kuwa aad soo qortay oo dhan qadiyad maleh ,
Hadaad Aaminsantahay inay tuugta aad magacyadooda soo qortay inay ka shaqeeyan danaha reerka Daarood Ismaaciil ! ?
Adeer , if you actually believe it then I have some seaside property on the moon i want to sell you
Inaad daacad noqotid waa wax loo baahan yahay, Laakin nin islaameed inaad u gaftid waa heybad shaydan
Nimankaas iney wada tuugo yihin ma ogid,lakin iney niman danta reer daarood ismaaciil wadaan ama wadi doonaan ilama eka.
Denina Emaaraat baa uu carfoon
Madoobana Kenya ayaa uu carfoon
Galaydhna Somaliland baa uu carfoon
Farmaajana Qatara uu carfoon
Anigana Teyda, Adigana Kaaga
Dee hala kala daneysto baaba la taagan yahay