Page 2 of 2

Re: Hargeisa history documentary for the new generation

Posted: Sat Oct 19, 2019 11:52 pm
by Khalid Ali
Jaamacbuuhoodle wrote: Fri Oct 18, 2019 3:51 am Waan idin laa Ooyay 30-kii Sano ee lasoo dhaafayba kkkkkk

Dowladii Soomaaliyeed maxay waxaa uu samaysay ?

Ciidanka Qaranka Soomaalieed 1988-1991 maxay ulaa dagaalmayeen Jabhadii SNM ee soo gashay Burco iyo Hargeysa ?
In Jabhadii SNM loo daayo qabsashada dhulka bay aheed oo Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed ino difaaco Xuduuda Jamhuuriyadda Soomaaliya khalad bay aheed .

Haddana beelaha kale ee ku nool Waqooyiga Soomaaliya waa inay Ictiraafka Somaliland la raadiyaan beesha Isaaq .
Sida bay uu dhacday 2019 , wali Calankii Buluga ahaa
wuxuu saaran yahay 80% dhulka Hartiga Waqooyi ?
1988 Somalia waxay xasuuqday Isaaq sida darteed waan beelaha kale ay ka go'aan Somalia !

Ogaysiis : jeebkii baa baryahan iga Xun oo diyaar baan uu ahay inaan ka shaqeeyo Ictiraafka Somaliland iyo QADiYADA OOHINTA KA SOCTAA HARGEYSA 30 SANO EE LASOO DHAAFAY .

Dowlad somaliyeed ha udhan dowladi daarood dhe ama mod. Dowlada daarood easily SNM way kula dagaalami kari lahayd they had all the milltary to fight. The wrong doings came when. They started shelling killing and bombing and didn't care between SNM and civilians. Your old enough to remember ereyga aadi isticmaalayseen dabar gointa isaaqa. It was clearly a war against isaaq. Reerkina dhulbahante reer keliya ayaan ka qeyb galin duurbaanka marexaan iyo ogaden idin qaraaceen. Reerka bahararsame madareemin baad u bixiseen. Intakale waxad u arkeyseen inad dowlad daarood diifaaceyseen. Calanka bluega Hadaad nigis ka dhigatay ama inaadeerka original dervish keenshali uga dhigtid. Dhulkan calanka SNM ba saarnamaya.

Re: Hargeisa history documentary for the new generation

Posted: Sun Oct 20, 2019 5:07 am
by Waansoolaabtay
Khalid Ali wrote: Sat Oct 19, 2019 11:52 pm

Halgama Jaamac baa soo laabtay isago shaad iyo cumamad cusub sitaa ) .

Let's get back to the subject :

Dowlad Daarood wax la yidhaado ma jirin ee dowlad Soomaaliyeed baa jirtay .
( Daarood isku qadiyad maaha ismana yaqaano )

Dabar goyanta Isaaq waa waraaqo Fake ah ay SNM Samaystay ( false propaganda )
sida ay uu kicso dareenka Beesha Isaaq .

Gen : Maxamed Siciid Morgan uma bahanayn inuu warqad sir ah uu diro Madaxweyne : Maxamed Siyaad
( Morgan 4-Sacdood kaliya ayay uu jirtay Xamar ) , ka daran caqliga iidoor kulaha Morgaan waraaqo Military cables ah ayuu diray kkkkkk
yaa ramaysan kara khurafaatka ?

Bahrarsame waxay sheegaysaa iskaba yar , waligay Taariikhda kuma maqal Bahrarsame oo dagaal ku guulaystay waa sida Habar Awal oo kale Taariikh maleh .