lol: i like your kaftan sxb carabtu waxeey dhahaan cadawgaaga caqliga leh ayaa kaaga dhaw walaalkaaga doqonk ah عدو عاقل خير من اخ احمقdalalos101 wrote: Thu Oct 17, 2019 5:52 amIts not that he wants to prove himself to Hawiye, but the fact that he wants to keep them busy with Darood while he builds his little sandcastle in Hirshabelle, open secrete really, that is why he is so adamantly pro federalismHalmogg wrote: Wed Oct 16, 2019 3:54 pmMurax wrote: Wed Oct 16, 2019 12:49 pm I have finally come to the realization that Sahal body runs not on glucose, but a never seen before energy derived from fanatical HAGism, and Anti N&Nism. They should test him in a lab.
The fake hutus are always the extremist and have the most cuqdaad. They gotta always prove thier hawiyenimo to the real ones. Thats what we see with sahal. Not a single Jerberti bothers his people in Hiraan.![]()
patriot aa wuxuu dhihi jiray hawadle xabada intaan lagu furin ay nagu fureen to proof their hawiyenimo
hada kan wuxuu leeyahay wax u eg. sxb 60kii hawadle vs mj ay ahaan jirtey xataa leelkasaha waxba nagama dhexeeyaan markaas ay xanta bilaabatey waayo dagaal cumar maxamuud baa dhexmaray ninka policeka haystey oo mj ah ayaa cumar maxamuud la saftey waxaa xanaagay hogaamihii hawadle oo la dhihi jiray sh alo jimcaale waxuu amray in loo diro ciidan HAG ah oo ilaaliya maatada leelkase halmar waxaa soo baxay leelkase mahamed iyo hawadle mohamed waana siyaasad anti-mj ah. ilaa hada leelkase hawiyehaay aadan xiliga dagaalka sida sacad. asalkadooda xer ay ahaan jireen waa shiikhaasha daarood. i will post for you a link about sakaalkaas mj police hawiye ah kala diray ooy u dacwoodeen sh ali jimcaale wuxuu u tagay cabdirizaaq hussein wuxuu ku yiri haduu soo celin waayo wallahi kursigaadaad ku wayn. abdirisaaq wuxuu amray taliyihii inoo soo celiyo saraakiishii hawiye! why? sh ali jimcaale wuxuu hogaamin jiray xisbi la dhoho SNC xooghayane waxaa ka ahaa cigaal dhamaan xilibaanada irir ayuu heestey wuxuu ka keeni rabay mooshin. hadaba ma anagaa hawoye copygaraaynayna mise waa ka horeeynaa? waa ka horeeynaa simple as that
wax siyaasi hawadle ah kismaayo ma ku aragtey? waa diideen. cabdi nuur sheekh midnimo qaran waa lagu casumay waa diiday sanbaloolshe wuxuu dhahay "meel talo daarood looga doonanayo aadi maayo talada xamar ay taal!"
maxaa dhacay? markii hawiye kismaayo tagey waxaa biloow may dhafoorqiiq cusub mj waxay dhaheen ninkaan farmaajo wuxuu heestaa sahalist base marka anagaa guryo dhalo ah ku jirna ee HAGoow magiciina ku shaqaysta!
OG waxee dhaheen anagu Farmaajo heshiis baan la rabnaa kismaayo isbahaysi loogama dhawaaqi karo!
https://m.facebook.com/midqaran/?tsid=0 ... rce=result
canugaan geeljiraha ah aa siyaasiyiinta hawiye ka horeeya. i swear to god 1999 aa baadiyo laga keenay baladweynaa la keenay 2011 uu garoob jufadeeyda ah ku qabtey oo koonfur africa walaalkeed ku siyaaransysey saasuu ku yimid
