Re: cali geedi speaks
Posted: Tue Nov 12, 2019 8:39 am
You are not a bias source mareexaan nacayb aa ku haya maadama harti sheikh uu qaxdeen.theyuusuf143 wrote: Tue Nov 12, 2019 8:26 am Waar faanka jooji malaha film habar gidir laga duubad daawatay . Habar gidir uunba jira wax galgaduud ilaa kismayo Hal mar xoog ku qabsada. They were over stretched and underfunded. Meelaha ay ka baxaan baad sida dhidirka ka dabo geli jirteen. Mujaahid caydiid nin islaama buu ahaa , haduu sidii Morgan ciidankiisa fari lahaa inay dadka boobaan naagahana kufsadan. Saacadan somalia habar gidir colony bay ahaan lahayd.