Wuu xanuusanayaa.waa halyey oo ciidan 2000 ka badan ayuu soo tababaray oo kamaandoos ka dhigay.ciidankiisa ayaa kuwa somaliland ka tababar fiican oo 2 Sano ayay tababar buur iyo banaan ah soo qaateen.
Breaking news Kaliil and Tamiro come in
Moderator: Moderators
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Breaking news Kaliil and Tamiro come in
-
- SomaliNet Super
- Posts: 17681
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Breaking news Kaliil and Tamiro come in
Yuusuf Adigu sidee u aragtaa heshiiska somaliland iyo jabhadu kala saxeexdeen?maku faraxday mise waxad rabtay ina xabad lagu kala baxo?kaliil wrote: Fri Jan 03, 2020 12:06 pm [quote=theyuusuf143
Ama haka ahaado ama yuusan ka ahaan ee aniga khaalid gabadhii uu Sharad ka nagula dhigtay baanu uga fadhina , dhaxamaas baaban isku dhaafin lahayn .![]()
[/quote]
Anigu waxan aaminsanahay isaaq cidii jadh keenta in la isugu tago oo aakhiro loo diro. Tani waxay dhiirigelinaysa uun in habar tii kalena buur dhaa Gasho hadhawna ay dalbato in kun kala futo xun oo kabuhu ka idlaaden loo qarameeyo calaashan masayr tir . HY kibir baa haya dawada ugu fiican ee ay ku bogsan karayaana waa in muuse kursiga uga kaco , ama uu jeelka ka buuxiyo.
Re: Breaking news Kaliil and Tamiro come in
Buuraa lagu qayilo ma tabo bar baa?kaliil wrote: Fri Jan 03, 2020 2:10 pmWuu xanuusanayaa.waa halyey oo ciidan 2000 ka badan ayuu soo tababaray oo kamaandoos ka dhigay.ciidankiisa ayaa kuwa somaliland ka tababar fiican oo 2 Sano ayay tababar buur iyo banaan ah soo qaateen.
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Breaking news Kaliil and Tamiro come in
[quote=X.Playa
Buuraa lagu qayilo ma tabo bar baa?
[/quote]
Dhalinyaradu subaxdii ilaa galabtii tababar ayay qaadan jireen.marmarka la fasaxo ayuun bay qayili jireen.

[quote=theyuusuf143
Anigu waxan aaminsanahay isaaq cidii jadh keenta in la isugu tago oo aakhiro loo diro. Tani waxay dhiirigelinaysa uun in habar tii kalena buur dhaa Gasho hadhawna ay dalbato in kun kala futo xun oo kabuhu ka idlaaden loo qarameeyo calaashan masayr tir . HY kibir baa haya dawada ugu fiican ee ay ku bogsan karayaana waa in muuse kursiga uga kaco , ama uu jeelka ka buuxiyo.
[/quote]
Habraha midna awood laguma muquunin karo markaa xal kale iyo siyaasad baa loo baahanyahay.aduunka dhan baan laga ogolayn cid xoog lagu muquuniyo oo wuu dhamaaday wakhtigii la isu awood sheegan jiray.

- LeJusticier
- SomaliNet Super
- Posts: 8467
- Joined: Wed Jun 05, 2013 5:36 pm
- Location: base of sufism. Imam Le Justicier ...Xerta Dareenka
Re: Breaking news Kaliil and Tamiro come in
Sheep have a strong instinct to follow the sheep in front of them. When one sheep decides to go somewhere, the rest of the flock usually follows, even if it is not a good "decision." For example, sheep will follow each other to slaughter. If one sheep jumps over a cliff, the others are likely to followX.Playa wrote: Fri Jan 03, 2020 2:06 pmOdaygu waa daalay maba hadli karo , waa finish, isaga lamaan yaabine waxan la yaabay kuwu duufsaday ee u buuraa la galay ee hadana sidii u isagu leeyay hadana soo xareeyay. waaba adhi dadkani , shaw ciidankiisa oo dhan waa nooc min Kaliil oo kale.
Waxaan ku arkay dagaalkii Boho iyo Idarays SY. nin baa bilaabay ilaa ninkii go'aansaday inuu joojiyo ismuu taagin dagaalkaasi. Culimo, sheikh, guurti waa loo caal waayey
-
- SomaliNet Super
- Posts: 17681
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Breaking news Kaliil and Tamiro come in
Habraha midna awood laguma muquunin karo markaa xal kale iyo siyaasad baa loo baahanyahay.aduunka dhan baan laga ogolayn cid xoog lagu muquuniyo oo wuu dhamaaday wakhtigii la isu awood sheegan jiray.kaliil wrote: Fri Jan 03, 2020 4:15 pm [quote=theyuusuf143
Anigu waxan aaminsanahay isaaq cidii jadh keenta in la isugu tago oo aakhiro loo diro. Tani waxay dhiirigelinaysa uun in habar tii kalena buur dhaa Gasho hadhawna ay dalbato in kun kala futo xun oo kabuhu ka idlaaden loo qarameeyo calaashan masayr tir . HY kibir baa haya dawada ugu fiican ee ay ku bogsan karayaana waa in muuse kursiga uga kaco , ama uu jeelka ka buuxiyo.
[/quote]
Inta lagu muquuniyo baa weliba labadaba laf lagu wasi karaa isku mar markaas bay Somalida kalena ku qosli jabkooda. Bal imika HY maxay ka faa,iiday jar iska xoornimada , laangaab kaa laydinku tiriya maanta markii cabaad kiina laga yaabay , marka falastiin loo ducaynayo baa ducada laydinku daraa xamar iyo dhuuso mareeb. Allahu ma ansurul muslimina fii falastiin , wa fii shiishaan wa garxajisituuna fii ardul soomaal. Yaa kkkk from the Lions of isaaq baad hoos uga Soo dhacdeen to in cabaad kiina qadaad weyn calooshu hurto daarood kuna dhoosha ka qoslaan , agah iid
- Timiro1999
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2765
- Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am
Re: Breaking news Kaliil and Tamiro come in
Inta lagu muquuniyo baa weliba labadaba laf lagu wasi karaa isku mar markaas bay Somalida kalena ku qosli jabkooda. Bal imika HY maxay ka faa,iiday jar iska xoornimada , laangaab kaa laydinku tiriya maanta markii cabaad kiina laga yaabay , marka falastiin loo ducaynayo baa ducada laydinku daraa xamar iyo dhuuso mareeb. Allahu ma ansurul muslimina fii falastiin , wa fii shiishaan wa garxajisituuna fii ardul soomaal. Yaa kkkk from the Lions of isaaq baad hoos uga Soo dhacdeen to in cabaad kiina qadaad weyn calooshu hurto daarood kuna dhoosha ka qoslaan , agah iidtheyuusuf143 wrote: Sat Jan 04, 2020 7:34 amHabraha midna awood laguma muquunin karo markaa xal kale iyo siyaasad baa loo baahanyahay.aduunka dhan baan laga ogolayn cid xoog lagu muquuniyo oo wuu dhamaaday wakhtigii la isu awood sheegan jiray.kaliil wrote: Fri Jan 03, 2020 4:15 pm [quote=theyuusuf143
Anigu waxan aaminsanahay isaaq cidii jadh keenta in la isugu tago oo aakhiro loo diro. Tani waxay dhiirigelinaysa uun in habar tii kalena buur dhaa Gasho hadhawna ay dalbato in kun kala futo xun oo kabuhu ka idlaaden loo qarameeyo calaashan masayr tir . HY kibir baa haya dawada ugu fiican ee ay ku bogsan karayaana waa in muuse kursiga uga kaco , ama uu jeelka ka buuxiyo.
[/quote]
Waaryaa Yusuf jajaban waxaan maqlay habarjilco aad bay uga xumaaden heshiiska Caare iyo muuse shaani ee arintaa maxaa ka jira bal noo wad sheekada

- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Breaking news Kaliil and Tamiro come in
Jeneralku wajaale ayuu idinkasoo salaamayaa
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 15 Replies
- 842 Views
-
Last post by Voltage
-
- 2 Replies
- 623 Views
-
Last post by Substance
-
- 11 Replies
- 1075 Views
-
Last post by Shantabaq
-
- 90 Replies
- 60939 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 21 Replies
- 9910 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 14 Replies
- 5750 Views
-
Last post by LionHeart-112
-
- 0 Replies
- 3566 Views
-
Last post by MenaceToSociety
-
- 14 Replies
- 3448 Views
-
Last post by Casanova25
-
- 3 Replies
- 1598 Views
-
Last post by IRONm@N
-
- 3 Replies
- 1583 Views
-
Last post by Basra-