Page 2 of 2

Re: Mudulood Grand conference

Posted: Sun Feb 23, 2020 4:55 pm
by FarhanYare
Heading to work can be bothered watching. What is the meeting about?

Re: Mudulood Grand conference

Posted: Sun Feb 23, 2020 6:23 pm
by AbkoowDhiblaawe
My God the level of calaacal in Social media is freaking hillarious. Even Sheikh mohamed Idris couldn't contain himself. Halahaas oo qeylo iyo calaacal just because mudulood discussed aayahooda, midnimo ,plans on making caleemo saar for the real imam in cadale.

1991 baa lo noqonaa, they declared war bla bla.

Wallahi I'm proud to be Mudulood. Hadiiba one conference saas looga cabaadayo.

Re: Mudulood Grand conference

Posted: Sun Feb 23, 2020 6:56 pm
by vinshom
AbkoowDhiblaawe wrote: Sun Feb 23, 2020 6:23 pm My God the level of calaacal in Social media is freaking hillarious. Even Sheikh mohamed Idris couldn't contain himself. Halahaas oo qeylo iyo calaacal just because mudulood discussed aayahooda, midnimo ,plans on making caleemo saar for the real imam in cadale.

1991 baa lo noqonaa, they declared war bla bla.

Wallahi I'm proud to be Mudulood. Hadiiba one conference saas looga cabaadayo.
The amount fear they have from Mudulood is stagering staggering, kulaha wax kama qaadi karno ee waa moriyaan.... Mudulood are lions of Somalia.

Re: Mudulood Grand conference

Posted: Sun Feb 23, 2020 6:56 pm
by vinshom
The amount fear they have from Mudulood is stagering staggering, kulaha wax kama qaadi karno ee waa moriyaan.... Mudulood are lions of Somalia.

Re: Mudulood Grand conference

Posted: Mon Feb 24, 2020 11:31 am
by AbkoowDhiblaawe
Outcome of the conference

[size=150]1 – In dowladda federalka ah ee Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada ku dhaqmaan, islamarkaana ilaaliyaan dastuurka dalka Soomaaliya.

2 – In howl-galka ururka Midowga Afrika ee Soomaaliya ee Amisom uu dhex-dhexaad ka noqdo arrimaha siyaasadda Soomaaliya.

3 – In si wadajir ah looga horjeesto wixii sababi kara qalalaase siyaasadeed oo dalka ka dhaca, islamarkaana xal nabadeed loo maro khilaafaadyada jira; lana dhiso qaran waara oo ka shaqeeya maslaxadda guud.

4 – In dhowaan la qabto shirweyne u dhantahay beesha Mudulood dal iyo dibad, kaasi oo looga tashanayo aayaha beesha.

5 – In beesha Mudulood raadiso maqaamka siyaasadeed iyo xuquuqda gobolka Banaadir uu ku leeyahay nidaamka maamul ee dalka.

6 – In la dhisay Guddiga qabanqaabada Shirka wadatashiga Beelweyne Muddulood oo si degdeg loo qaban doono, ayna kasoo qeybgeli doonaan dadka gudaha iyo dibadda.

7 – In beeshu kaalin firfircoon ku yeelato doorashooyinka dalka ka dhacaya 2020/2021.

8 – Waxaa beesha caalamka looga mahad-celinayaa taageerada ay siiyaan Soomaaliia. Waxaa kaloo Bulshada caalamka iyo AMISOM laga codsanayaa inay dhexdhexaad ka noqdaan arrimaha siyaasadda Soomaaliya.



[/size]

Re: Mudulood Grand conference

Posted: Mon Feb 24, 2020 12:56 pm
by sahal80
Al Mudulood Qawmiyah bayaan shows that they have their eyes on villa Somalia and Banaadir State not Hirshabelle they already have their stake here. :whoo:

Cali mahdi run uu sheegay mudulood waxaysan ogalayn xamar kama soconaayaan waa reer faroole aamusan.

Faroole was in kulankii baarlamaanka he said if you fire goodax dani anaa qoorta soo qabanaya oo xamar keenaya kkkk

waxaa la dhahay hawadle waa furaha hawiyaha lagu kiciyo we dont wanna them join hiraab majeerteenow marabno inaad hawiye naguwada kicisaan kkk

Re: Mudulood Grand conference

Posted: Mon Feb 24, 2020 3:58 pm
by dalalos101
odiyaasha gabdhahood qurbaha jareerta ku wasayaan ayaa dowlada sharafta badan ee aabe farmaajo hogaamiyo wax ka sheegayo lmao

Re: Mudulood Grand conference

Posted: Tue Feb 25, 2020 12:27 am
by AbdiWahab252
When does the Mudulood revolution start? As HG we will put the Cimamadaad on the great Mudulood well will chase MSBs Nephew from Villa Somalia