im not against Farmaajo nor i support kheyre im pro opposition only care about the opposition and FMS interests. i dont belittle Farmaajo aniga waxaan ka hadlaa qofku inuu leeyahay wax carabiga lagu dhaho توازن سياسى inuu calaaqaadkiisa balance gareen karo. waxaan sheegay in farmaajo kheyre aamin sanaa dhowr sababood waa mare they r kinda family iyo siidi marka kalana they r allied against hiraab opposition. read for former gedo governor aw hirsi about the pm vs prez in electionsXimanJaale wrote: Tue Jun 02, 2020 7:29 pm So this Khayre VS Farmaajo beef has all been fadhi ku dirir on your side I guess sahal.
Sahal,
As always you like to belittle Farmaajo. But that was foolish of you. I guess Farmaajo fooled alot of people. He is soft, he is maskiin or whatever things they used to accuse him off. But all I can see is that Farmaajo is a genius. Hate him or love him, this guy worked hard since 2010 until now and not only that. He has the most enemies any Somali leader had in awhile. Somali stooges as enemies and foreigners.
May Allah protect Farmaajo. Wallah he will leavea legacy of being the saviour of post civil war Somalia. May he become the Erodogan of Somalia and reign for more than 15 years inshallah.
https://www.hiiraan.com/op4/2020/jun/17 ... bites.aspx
i have stated many times that Farmaajo needs an pm from the opposition if he wants extension but he is too late he got only 7 months
ma asagaan ka hadlay mise siyaasatu al tawazun aan ka hadlay?
dabacan kheyre sounds more smarter than Farmaajo bc politics have no permanent friends.
war ninkaan gacan aan taagay siyaasada kuma jiri jirij siduu ku bartey xeelada siyaasada caadi maaha. hada kheyre wuxuu PL iyo JL kula gorgortamooyaa farmaajo iyo mucaaradka hiraab kkkk macnaha waxay rabaan ooy ka waayeen farmaajo inuu u fulinayo laakin hawiye markey timaado asaga la shaqeeyaan!
aniga ma taageersani kheyre just xabad joojin aan u sameeyay waayo he is closer to the opposion and FMS interests maadama uu dhamaan ka dhex qaraabanayo laakin ma aaminsani inuu doorasha ku guuleysan karo.