nine wrote: Fri Jun 19, 2020 1:28 pm
dalalos101 wrote: Fri Jun 19, 2020 1:20 pm
nine wrote: Fri Jun 19, 2020 12:58 pm
War ninyahow stop this jiffaysi I'm not from Galgaduud I don't know dhulalkaas I'm a full koonfurian.
I will trust Beesha in Balanbale inay gardarro iska celiyaan
jiffaysi ? what are you talking about war raga iska dhiciya balaayo jilecsan baa tahay nine, I thought you were a tough guy want to fight me
Nomand its not a Rer Diini issue, its a Bah Hawiye issue. Ma Rer Diini ayaa uugu yeeranaysan Rer Ayaanle
Wagardhac ayaa idin ka geesisan
Reer Balanbale waa niman culus iska celinkara gardarro we know feero qumumux
dagaalkii feero qamuumux tariikhda ayuu galay, waana ku faana jabkii habardugaag, but what is this pussio talk these days, you have become softies, raga iska dhiciya, Rer Ayaanle are gypsies without any real deegaan, they are adamant to take Balanbale from Bah Hawiye. Wiilyahow aniga ciyaalsuuqnimada igala tag, raga iska dhici
