BREAKING:Hambalyo Cali GuudLaawe New King Of HirShabeele!
Moderator: Moderators
Re: BREAKING:Hambalyo Cali GuudLaawe New King Of HirShabeele!
Voltage
Keep telling yourself what ever. Party politics is there but every man in power represents a clan as long as we have 4.5. Do you honestly believe Guudlawe would have sat on that seat without our consent? Also who said I was blindsided by this? I never said we are not coming for that seat. On multiple occasions I have said the seat belongs to no one and anyone who is from the state has a right to sit on it. On the other hand for you, if you honestly believe this will save the seat of Villa Somalia for you than you my friend are more ignorant that I thought. I want to rule everyone, all lands because I can.

- STARKAST
- SomaliNet Super
- Posts: 5153
- Joined: Mon Aug 03, 2009 11:07 am
- Location: Bale mountains, Somali Galbeed
Re: BREAKING:Hambalyo Cali GuudLaawe New King Of HirShabeele!
It’s funny how MX think HG and Abgaal care about them.
MX is not a hawiye clan.

MX is not a hawiye clan.
- ReturnOfMariixmaan
- SomaliNet Super
- Posts: 7771
- Joined: Tue Apr 14, 2015 8:14 pm
Re: BREAKING:Hambalyo Cali GuudLaawe New King Of HirShabeele!
Fuck Hawiye iyo fuck Darood. MX is stand alone.STARKAST wrote: Fri Nov 13, 2020 2:15 pm It’s funny how MX think HG and Abgaal care about them.![]()
MX is not a hawiye clan.
Re: BREAKING:Hambalyo Cali GuudLaawe New King Of HirShabeele!
Presidential Guudlaawe addresses UN

[tweet] tweet]

[tweet] tweet]
Re: BREAKING:Hambalyo Cali GuudLaawe New King Of HirShabeele!
Guudlaawe mandate increased to 5 years
barlamanka iyo madaxweynaha cusub ee HirShabeelle oo lagu heshiiyey in la kordhiyo
Asad Cabdullahi MataanBy Asad Cabdullahi Mataan
November 16, 2020
in Warar
Jowhar (Caasimada Online) – Baarlamaanka Maamulka HirShabeelle ayaa shalay loo qeybiyay nuqulo kamid ah dastuurka HirShabeelle oo la rabo in wax kabadal lagu sameeyo maalmaha soo socda.
Qodobadaan ayaa mid ka mid ah tilmaamayaa in la kordhiyo muddo xileedka Madaxweynaha iyo baarlamaanka lana gaarsiiyo ilaa shan sano, taas oo ka dhigan muddo hal sano oo dheeraad ah ay ku darsanayaan Madaxtooyada iyo Baarlamaanka.
Warar-ka ay heshay Caasimada Online ayaa sheegaya in arintaan ay gadaal ka riixeyso Madaxtooyada islamarkaana uu qorshahaan soo billawday sanadkii hore balse laga cabsaday in lagu eedeeyo raadinta mudo korarsi.
Xildhibaan Cali Ciid oo ka tirsan baarlamaanka HirShabeelle ayaa warbaahinta u sheegay in arrintaan ay tahay soo jeedin ka timid guddiga dastuurka ee baarlamaanka islamarkaana la ogeysiiyay Madaxweynaha.
Sidoo kale xildhibaanka ayaa sheegay in arrintaan ay soo billaabatay sanadkii hore balse laga mashquulay haddana haddii ay baarlamaanka isku raacaan la kordhin doono muddo xil heynta hay’adaha dastuuriga ee HirShabeelle.
Sababta ayaa lagu sheegay in la doonayo in lakala weeciyo doorashada guud ee Soomaaliya iyo midda HirShabeelle oo isku waqti ah. Arrintaan ayaa durba abuurtay hadal heyn badan oo ah gudaha degaanada HirShabeelle.

Former Hirshabelle president Osoble has wisened up and is now imploring reer Hiiraan to support and invite president Guudlaawe:
A step in the right direction.Intaad diidi laheydeen nin dhallinyaro ah oo walaalkiin ah oo aan abidkiis wax idiin dhimin, sow kama sharaf iyo qurux badna inaad u yeerataan oo aad weliba adinka casuntaan, oo aad si miyir leh ula shirtaan, oo aad fahamsiisaan caqabadaha iyo waxa qaldan ee u baahan in la saxo.
https://www.caasimada.net/qormo-cali-co ... -xawaadle/
Re: BREAKING:Hambalyo Cali GuudLaawe New King Of HirShabeele!
Abgaal elites I bet are happy to have both the capital city and presidency of Hiirshabelle state for as long as possible. If this is true perhaps it is better if Hiirshabelle no longer exists along with the other four fiefdoms and then instead Somalia becomes a decentralised unitary state made up of 13 different regions
Re: BREAKING:Hambalyo Cali GuudLaawe New King Of HirShabeele!
it turned out the King of Hirshabelle to be Xuud as they now imploring to him to the point of loosing Guudlaawe of Jowhar. gurbaan xadoow intee ku tumee aa ku dhacdey.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 267 Views
-
Last post by Kees70
-
- 12 Replies
- 2682 Views
-
Last post by BigBreak
-
- 6 Replies
- 824 Views
-
Last post by Nubis
-
- 24 Replies
- 1991 Views
-
Last post by Sauron
-
- 3 Replies
- 359 Views
-
Last post by salafi_student
-
- 37 Replies
- 2871 Views
-
Last post by Suldaan_JC
-
- 39 Replies
- 2537 Views
-
Last post by HAABO75
-
- 11 Replies
- 933 Views
-
Last post by original dervish
-
- 6 Replies
- 815 Views
-
Last post by ChiefKimbo
-
- 14 Replies
- 1986 Views
-
Last post by grandpakhalif