Page 2 of 2

Re: MX general secret recording

Posted: Wed Dec 23, 2020 12:49 am
by Mustafee101
Caytame wrote: Tue Dec 22, 2020 3:20 pm Fulay daandaansi badan baan maqli jiray :lol:
sidaa haday u baqayaan, may joojiyaan dulmiga ay wadaan?
He is Kabta iyo laxda from Puntland

Re: MX general secret recording

Posted: Wed Dec 23, 2020 2:21 am
by sahal80
Ayagoo fakenews ku haaya ay kabahooda ka carari doonaan :russ: :deadrose:
waxaa jira qorshooyin sir ah oo Saneey lala rabay in Guudlaawe lagu daro marka madaxtooyada Hirshabelle Hiiraan loo badalo durba waa ka horyimid wuxuu dhahay "war aniga waxaan goofkeyga ka helo aduunka dhan kama helaayo" isbaarooyinka dhan warshiikh asaa iska leh dawlada iyo mucaaradka intaba waa dhuuqaa. dhibka Guudlaawe Jowhar ku hayay ay ka mid tahay inuu ninkaan saas heshiis kula yahay.

jaamici qoojo ayaa lagu badali rabaa waa waxyaabaha shakiga keena xiliga qaraxa galkacyo ku soo aadey in nimankaan Xamar laga fogeeyn rabo.
look this one fakenews leh
https://www.somalinet.com/forums/viewto ... 0&t=401800

Re: MX general secret recording

Posted: Sat Dec 26, 2020 9:02 pm
by AbkoowDhiblaawe
:dead: where are those screaming fake news? I found his Facebook Gen Nuuraani Ali dirir

https://www.facebook.com/nuraani.ali.1