FMS and the parliament to take back the initiative

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: FMS and the parliament to take back the initiative

Post by sahal80 »

Gudiyo farsamo iyo shir cusub 35 cisho oo hartey saas aan uga dhameynaynaa. goormaan ka sheegay halkaan? ciyaalka aan war ogeeyn ee la soo shirtagay after february 8 we will see who will have the last laugh.
"Re: FMS and the parliament to take back the initiative
PostThu Dec 31, 2020 10:03 am

one month and one week left waxaana usbuuca bishii ugu danbeysay ka hartey la galooyaa shir cusub meeshaa ha iiga harto January 6 aqalka sare ee gudikusheega mooge soo saareen!

Axmed Madoobe iyo Dani oo rabo in Mooge waqtiga saas uga dhamaado ayaa Qooraqoor oo waqti iibsanaya maadama uusan ku dhiiran karin inuu doorasho u qabto Mooge iyo murashixiinta ku heshiiyeen in shir cusib la qabto oo Mooge ka soo qayb galayo waxaana ogolaadey postman mahdi. wufuuda hada waa noqonayaan inta meesha shirka laga heshiinayo!"

ciyaalka february 8 jadwalka gudikusheegaan ay soo galinaayeen baqbaqdii farmaajo xagee ku danbeysay horey u sii qaado no aqalka sare election in "7-14 jannaayo" :pac:







ceebey tacaal wallahi hassan sheekh Qabyada in loo dhaafey aheed oo xoogaga oo doorasha ka quustey ooy ka taagan tahay Mooge waa sii jiraa sidii 2016kii
:dead:


User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28303
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: FMS and the parliament to take back the initiative

Post by Murax »

sahal80 wrote: Fri Dec 25, 2020 5:16 pm 43 nights from reach to the end of his days so no wonder why many key stakeholders are deserting him specially qoorqoor who got paid millions atleast he wants inclusive process and is against armed confrontations. Simsaar QoorQoor simply looks after his own interests he doesnt wanna lose one side and he knows meesha dabeesha u socoto in mooge one month cant do shit.
there has been already military disobedience in Xamar we have now Free SNA bases(8km from Xamar)

Sahal Journalist of the year :dead:

[tweet][/tweet]
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”