From January 8 to February 8 thread

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: From January 8 to February 8 thread

Post by sahal80 »

AbkoowDhiblaawe wrote: Sun Jan 10, 2021 11:45 am
sahal80 wrote: Sat Jan 09, 2021 8:02 am Breaking; Murasharixiinta HAG oo Xamar degdeg ugu soo noqonaya kuna dhawaaqaya parallel election

waxaa hada ka jooga AAW. Hassan sheekh, Kheyre, Geele are in Garowe, Sh Sharif in Khartum.

durba waxaa ka boloowdey Xamar hub aruursi iyo ciidamo loo diyaarinayo murashixiinta oo ka imaanaya shabeelooyinka, Abaabul mudaharaadyo hubeysan. WOW! waansaan rabay fuck wadahadal! #habiqleyso! saan february haku gaarto!

Turns out you are right!!

Gubadleey

100 askari aa Xaafadkaste laga qoray so far waxaana loo sameeyay taliye guud iska daa cidamada banaanka. give me until two weeks ( january 25) Xamar waa lagu kala bixi.

ayagiina waa ka dhex qaraxdey oo simsaar qoorqoor aa page cusub furay oo ah ergaan u ahay murashixiinta hawiye ee iga warsug moogoow :lol:
moogaa u yeeray maanta intuusan la kulmin ayaga marka 10 maalin kale ayuu waqtiga uga dilirabaa :lol:

ninkaan $6 million uu qaatey marka lacagtuu ka hubsanaa ilaa waqtiga mooge ka dhamaanayo. wuxuu dhahay marabo galmudug suuqaan gali hadeey dawlad kale timaado.

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: From January 8 to February 8 thread

Post by sahal80 »

mursal ayaa diidan inuu baarlamaan cusub badalo waxaana la filaa inuu dhawaan banaanka iskeeno uu Cabdi xaashi ku soo biiro asagoo wata inta badan xildhibaanada arintaan oo hordhac u noqon karta in baarlamasnka hada jira doorashada madaxweynaha qabto waana mawqif uu mursal ku gorgortamayay hadii asaga gudoonla sii heynayo. mursal ayaa murashixiinta gorgortan la furi doona uu asaga gudoonka ku sii joogi karo oo si ku meelgaar ah madaxweyne u noqonaya

ilaa hada la ma arkin mawqifkiisa waxaa diidmo ama taageero laakin balan ayuu la leeyahay murashiciinta
BigBreak
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6325
Joined: Fri Oct 05, 2012 11:31 am

Re: From January 8 to February 8 thread

Post by BigBreak »

sahal80 wrote: Sun Jan 10, 2021 2:00 pm mursal ayaa diidan inuu baarlamaan cusub badalo waxaana la filaa inuu dhawaan banaanka iskeeno uu Cabdi xaashi ku soo biiro asagoo wata inta badan xildhibaanada arintaan oo hordhac u noqon karta in baarlamasnka hada jira doorashada madaxweynaha qabto waana mawqif uu mursal ku gorgortamayay hadii asaga gudoonla sii heynayo. mursal ayaa murashixiinta gorgortan la furi doona uu asaga gudoonka ku sii joogi karo oo si ku meelgaar ah madaxweyne u noqonaya

ilaa hada la ma arkin mawqifkiisa waxaa diidmo ama taageero laakin balan ayuu la leeyahay murashiciinta
Keep up the good work bro. Also can you check out my thread
https://www.somalinet.com/forums/viewto ... 0&t=401945
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: From January 8 to February 8 thread

Post by sahal80 »

Thank you my friend

sorry i posted in the wrong thread
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: From January 8 to February 8 thread

Post by sahal80 »

Kulankii james swan uu la qaatey ina adeerka Farmaajo balal Osman waxaa loo sheegay inaysan doorasho dhici karin aan loo dhameyn hadii kale cid aqoonsandoonta maleh

sheekadii waxay ku soo biyo shubatey inuu Lafta gareen jiiradaan isticmaalo maadama cardkii qoorqoor gubtey. 10 kale oo maal mood saas uga dil waxaa u hartey 26 cisho
:dead:

https://goobjooge.net/akhriso-nuxurka-k ... axweynaha/
is this diplomatic language? :russ:

User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: From January 8 to February 8 thread

Post by AbkoowDhiblaawe »

Todoba iyo labaatan

Labaatan iyo todoba

Lamaatanya todoma
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: From January 8 to February 8 thread

Post by AbkoowDhiblaawe »

sahal80 wrote: Sun Jan 10, 2021 12:07 pm
AbkoowDhiblaawe wrote: Sun Jan 10, 2021 11:45 am
sahal80 wrote: Sat Jan 09, 2021 8:02 am Breaking; Murasharixiinta HAG oo Xamar degdeg ugu soo noqonaya kuna dhawaaqaya parallel election

waxaa hada ka jooga AAW. Hassan sheekh, Kheyre, Geele are in Garowe, Sh Sharif in Khartum.

durba waxaa ka boloowdey Xamar hub aruursi iyo ciidamo loo diyaarinayo murashixiinta oo ka imaanaya shabeelooyinka, Abaabul mudaharaadyo hubeysan. WOW! waansaan rabay fuck wadahadal! #habiqleyso! saan february haku gaarto!

Turns out you are right!!

Gubadleey

100 askari aa Xaafadkaste laga qoray so far waxaana loo sameeyay taliye guud iska daa cidamada banaanka. give me until two weeks ( january 25) Xamar waa lagu kala bixi.

ayagiina waa ka dhex qaraxdey oo simsaar qoorqoor aa page cusub furay oo ah ergaan u ahay murashixiinta hawiye ee iga warsug moogoow :lol:
moogaa u yeeray maanta intuusan la kulmin ayaga marka 10 maalin kale ayuu waqtiga uga dilirabaa :lol:

ninkaan $6 million uu qaatey marka lacagtuu ka hubsanaa ilaa waqtiga mooge ka dhamaanayo. wuxuu dhahay marabo galmudug suuqaan gali hadeey dawlad kale timaado.

Spon on as usual Sahal. Will be interesting to see the coming days
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: From January 8 to February 8 thread

Post by sahal80 »

AbkoowDhiblaawe wrote: Mon Jan 11, 2021 6:09 am Todoba iyo labaatan

Labaatan iyo todoba

Lamaatanya todoma
:dead: ar waqtiga is guri ogaa maalmo dhexdaas ah waxaan laheen 47 days.

labado usbuuc ee soo socta waa lakala bixi Xamar xataa reer gareen hotelkii airportka ay u guureen. Guudlaawe ma tagi karo cabdicasiistiisii.

february9 JL iyo PL aqoonsigey kala noqonayaan intuu ka shaqeynaa? Djibouti accord uu ku bixi doonaa.
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28297
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: From January 8 to February 8 thread

Post by Murax »

Abkowdhiblaawe,

I understand your battle position, Inadeerahaa Shariif, Culusow taageer waa xaqaaga. Lakin I didn’t even respond to that because I couldn’t take it seriously. FGS that is deploying troops, police to Hiiraan, Gedo, M Jubba, etc will be overtaken by a militia in Kaaraan? I didn’t even know how to respond to that, because adiga naftigaada u don’t believe that. Come again Eebow :lol:
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: From January 8 to February 8 thread

Post by sahal80 »

Murax wrote: Mon Jan 11, 2021 7:19 am Abkowdhiblaawe,

:lol: dont hijack the thread please you can post only news. i know anaa iidan leedahay. it's not therapy room its for daily events and counting down the days until the end of your wannabe dictator because we r democratic people we dont wanna kick him out before that it wont take for us days meantime we r paralyzing him until his time is up. haduu is waalo lugahaan ka habinaynaa gacmahana waa ka xirxiraynaa you can follow banaadiri abkoow in his own threads aniga maaha nin idin la dooda xataa dadka nin abgaal ah dhulkiisa kula murmaya :pac:

User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: From January 8 to February 8 thread

Post by AbkoowDhiblaawe »

Murax wrote: Mon Jan 11, 2021 7:19 am Abkowdhiblaawe,

I understand your battle position, Inadeerahaa Shariif, Culusow taageer waa xaqaaga. Lakin I didn’t even respond to that because I couldn’t take it seriously. FGS that is deploying troops, police to Hiiraan, Gedo, M Jubba, etc will be overtaken by a militia in Kaaraan? I didn’t even know how to respond to that, because adiga naftigaada u don’t believe that. Come again Eebow :lol:
Bro let me clear something. Kibir ka waa lagu kufaa. Didn't USC overthrow MSB who had everything at his disposal?

These troop movements are not Mucaawisley or miltias waa Ciidanka xooga dalka led by Saneey Abdulle who has 100 technicals spread between Kaaraan outskirts to Warsheekh.

Listen to Jeneraal Nuurani describing what kind of man Saneey is

Farmaajo will be gone in february 8th.
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: From January 8 to February 8 thread

Post by sahal80 »

Breaking; beesha caalamka oo soo faragalisay oo Xamar ku casuntay dhamaan mayor Mooge iyo presidential FMSka shir cusib oo xalane ka dhici kara nin walba wixii suu wataa madoobe oo ku dhagan in gedo ciidama xamar laga saaro

faq faqle meeshaas ha iga dhamaado

:dj: :stylin:
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: From January 8 to February 8 thread

Post by AbkoowDhiblaawe »

sahal80 wrote: Mon Jan 11, 2021 5:34 pm Breaking; beesha caalamka oo soo faragalisay oo Xamar ku casuntay dhamaan mayor Mooge iyo presidential FMSka shir cusib oo xalane ka dhici kara nin walba wixii suu wataa madoobe oo ku dhagan in gedo ciidama xamar laga saaro

faq faqle meeshaas ha iga dhamaado

:dj: :stylin:
:stylin:
User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12577
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Re: From January 8 to February 8 thread

Post by XimanJaale »

I am those members that also appreciate a good and bold titles and I must give you a 5 star for this title. :lol: :lol: :up:
User avatar
juelz
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 639
Joined: Fri Oct 22, 2004 9:41 pm
Location: columbus,ohio

Re: From January 8 to February 8 thread

Post by juelz »

Maskiinka nuurani yuu yahay, hawiye guul aan leeyahay. Walaahi been aa no loo sheegay 1991 General Aideed wuu sax Sanaa. Laakin mar dambe ma dhici doonto hawiye iyo Majerteen ina la isku diro.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”