sahal80 wrote: Sun Apr 25, 2021 6:53 am
ha u bixin ninkii dhoof ku yimid bay geeridu dhibee
xaafeediin Juungal yaaqshiid waa la xoreeyay. saan horey u sheegay ciidamada geesao nadan ayay ka soo galayaan dhanka gubadley kaaraan dhanka daarasalaam yaaqshiid hadana dhanka garasbaaley gadaasha deyniile ayaa lagu wajahanyahay oo u gudbaya kaxda iyo dharkeenley iyo wadajir. kuwa fagax waa kuwii daaradalam ka soo galay.
Yeah kuwa gubaadley came from xaaji Cali, Cadale, ceel bashaqle iyo warsheikh. Kuwa fagax waa kuwa ka yimid balcad, Jowhar iyo Qalimoow.
Hada dagaalka wuxuu ka socdaa area Shibis nasiib buundo