Page 2 of 5
Re: Kaaraan and Abdi azeez on brink of falling to MM
Posted: Sun Apr 25, 2021 5:15 am
by sahal80
qorshe wadada airportka oo la xiri rabo ayadoo ciidamada balcad garasbaaley ka soo galayaan dharkeenley iyo wadajir. hadey dhihi amisom please la wareeg ciidamada.
caawa ayaa mudaharaad xoogan ka dhacayaa yaaqshiid afurka kadib. Jowhar oo laga kala cararayo dhanka airporka cabsi Al shabaab iyo meleeshiyaad laga baqayo maadama ciidamadii u badnaa faarujiyeen.Hirshabelle waa haabaneysaa bal aan baladweyne ka warsugno.
Re: Kaaraan and Abdi azeez on brink of falling to MM
Posted: Sun Apr 25, 2021 5:52 am
by sahal80
xaafado cusub
Re: Kaaraan and Abdi azeez on brink of falling to MM
Posted: Sun Apr 25, 2021 6:23 am
by sahal80
Re: Kaaraan and Abdi azeez on brink of falling to MM
Posted: Sun Apr 25, 2021 6:30 am
by AbkoowDhiblaawe
Afarta jardiin waa la xoreeye.
Caawa afurka waa siinaay iyo boondheere
Re: Kaaraan and Abdi azeez on brink of falling to MM
Posted: Sun Apr 25, 2021 6:38 am
by AbkoowDhiblaawe
Re: Kaaraan and Abdi azeez on brink of falling to MM
Posted: Sun Apr 25, 2021 6:41 am
by AbkoowDhiblaawe
Re: Kaaraan and Abdi azeez on brink of falling to MM
Posted: Sun Apr 25, 2021 6:44 am
by sahal80
NISA ayaa garaac lagu bilaabay
Re: Kaaraan and Abdi azeez on brink of falling to MM
Posted: Sun Apr 25, 2021 6:49 am
by AbkoowDhiblaawe
Wey bilaabatay
Re: Kaaraan and Abdi azeez on brink of falling to MM
Posted: Sun Apr 25, 2021 6:50 am
by AbkoowDhiblaawe
Re: Kaaraan and Abdi azeez on brink of falling to MM
Posted: Sun Apr 25, 2021 6:53 am
by sahal80
ha u bixin ninkii dhoof ku yimid bay geeridu dhibee
xaafeediin Juungal yaaqshiid waa la xoreeyay. saan horey u sheegay ciidamada geesao nadan ayay ka soo galayaan dhanka gubadley kaaraan dhanka daarasalaam yaaqshiid hadana dhanka garasbaaley gadaasha deyniile ayaa lagu wajahanyahay oo u gudbaya kaxda iyo dharkeenley iyo wadajir. kuwa fagax waa kuwii daaradalam ka soo galay.
Re: Kaaraan and Abdi azeez on brink of falling to MM
Posted: Sun Apr 25, 2021 7:06 am
by AbkoowDhiblaawe
sahal80 wrote: Sun Apr 25, 2021 6:53 am

Yeah kuwa gubaadley came from xaaji Cali, Cadale, ceel bashaqle iyo warsheikh. Kuwa fagax waa kuwa ka yimid balcad, Jowhar iyo Qalimoow.
Hada dagaalka wuxuu ka socdaa area Shibis nasiib buundo
Re: Kaaraan and Abdi azeez on brink of falling to MM
Posted: Sun Apr 25, 2021 7:11 am
by sahal80
AbkoowDhiblaawe wrote: Sun Apr 25, 2021 7:06 am
sahal80 wrote: Sun Apr 25, 2021 6:53 am
ha u bixin ninkii dhoof ku yimid bay geeridu dhibee
xaafeediin Juungal yaaqshiid waa la xoreeyay. saan horey u sheegay ciidamada geesao nadan ayay ka soo galayaan dhanka gubadley kaaraan dhanka daarasalaam yaaqshiid hadana dhanka garasbaaley gadaasha deyniile ayaa lagu wajahanyahay oo u gudbaya kaxda iyo dharkeenley iyo wadajir. kuwa fagax waa kuwii daaradalam ka soo galay.
Yeah kuwa gubaadley came from xaaji Cali, Cadale, ceel bashaqle iyo warsheikh. Kuwa fagax waa kuwa ka yimid balcad, Jowhar iyo Qalimoow.
Hada dagaalka wuxuu ka socdaa area Shibis nasiib buundo
Odowaa balcad uu joogaa kuwaan qalimow ay ka imaadeen oo rabay inuu uga hortago balacd oo 30 km jirta waa soo daba mareen oo daarasalaam soo mareen amuu goostaa ama asaga isdhiibaa ooy hubka ka qaataan. waxaa jira guux inuu goosan rabo asagoo wata magaca taliyaha ciidamada laga yaabbo inuu hoos kala shaqeeyay "kuwa u soo daba marey yaaqshiid"
Re: Kaaraan and Abdi azeez on brink of falling to MM
Posted: Sun Apr 25, 2021 7:17 am
by AbkoowDhiblaawe
Saldhiga shibis oo lala wareegay
Re: Kaaraan and Abdi azeez on brink of falling to MM
Posted: Sun Apr 25, 2021 7:21 am
by kaliil
50 wiil oo lasoo qalday ayay mucaaridku wataan. Waa lasoo qabqabanayaa 50ka wiil.
Re: Kaaraan and Abdi azeez on brink of falling to MM
Posted: Sun Apr 25, 2021 7:22 am
by sahal80
ciyaal bac kasii waa careen cabdi bilana waa laga qabsadey
afar degmo ay maree kaaraan, abdiazeez? yaaqshiid, shibis. wardhiigley uu ku jiro former president dhanka murusadaha ee barmuuda iyo deyniile oo war laga sheegayo