Baladweyne elections started

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Baladweyne elections started

Post by sahal80 »

Kees70 wrote: Sun Feb 27, 2022 3:31 am Ustaad Sahal which galjecel candidate for Hop039 will win??
Maryan Haaruun dirisame Gaaljecel waa islaan caloosheed u shaqeysato ah oo Farmaajo taageersan ayada Daahir jeesow aa muxaafidka ah sadexda kursi ee Gaaljecel

Cali cosablaa aa lagu xaman jiray aqalka saruu ku darey gaaljecel baadiideen hadana aqalka hoose uu u wareejiyay
waasida Khadiijo diiriye oo hada dabageed la joogta :lol:

villa fashuuqsi lee taageera farmaajo

kursiga Abtisame waxaa ku fashisa Aamina oo ah UPD hasaan Sheikh nin caanooy ka dhoho bay u badantahay waxaa kula tartamaya mid fahad wato oo cumar faaruuq la dhoho

kursiga barsane ee dib loo dhigay mid Cali gaab ka dhoho. wax farmaajo ka ah oo lahubo oo jeesow iyo maryan


https://www.google.com/amp/s/goobjooge. ... nka/%3famp
defending mudukororsigii Farmaajo ee fashilmay
https://fb.watch/bqZNN48Lpg/
Last edited by sahal80 on Sun Feb 27, 2022 4:01 am, edited 1 time in total.
User avatar
Kees70
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2193
Joined: Tue Feb 18, 2020 2:40 pm

Re: Baladweyne elections started

Post by Kees70 »

sahal80 wrote: Sun Feb 27, 2022 3:52 am
Kees70 wrote: Sun Feb 27, 2022 3:31 am Ustaad Sahal which galjecel candidate for Hop039 will win??
Maryan Haaruun dirisame Gaaljecel waa islaan caloosheed u shaqeysato ah oo Farmaajo taageersan ayada Daahir jeesow aa muxaafidka ah sadexda kursi ee Gaaljecel

Cali cosablaa aa lagu xaman jiray aqalka saruu ku darey gaaljecel baadiideen hadana aqalka hoose uu u wareejiyay
waasida Khadiijo diiriye oo hada dabageed la joogta :lol:

villa fashuuqsi lee taageera farmaajo

kursiga Abtisame waxaa ku fashisa Aamina oo ah UPD hasaan Sheikh nin caanooy ka dhoho bay u badantahay waxaa kula tartamaya mid fahad wato oo cumar faaruuq la dhoho

kursiga barsane ee dib loo dhigay mid Cali gaab ka dhoho. wax farmaajo ka ah oo lahubo oo jeesow iyo maryan


https://www.google.com/amp/s/goobjooge. ... nka/%3famp
Thank you Ustaadow, :up: :up:
Last edited by Kees70 on Sun Feb 27, 2022 4:20 am, edited 1 time in total.
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Baladweyne elections started

Post by sahal80 »

congrats BeeneBeene(Baadicade) oo markale soo noqdey waa UPD hassan Sheekh

ciyaalii Hirshabelle F&F baa leh la isma gaarin :pac:




congratulated him when it was live



2 remained
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Baladweyne elections started

Post by sahal80 »

i posted this a week ago i had the info longer than this maybe two weeks but i posted this as a reaction to the delusional cararaaye who said "Farmaajo controls baladweyne politically and militarly"

markaad aqoon u laheen bulsho kale ood farmaajo cabsantahay waa saanoo kale hada asagii ma heesto G16 :pac:

macalimoow iyo beenebeene bas aan u heestey inay hal kursi wadaagaan gadaal baana ka saxay waxaa laga saarey qoondada dumarka oo macalimow badalay


22-2-22
"Re: Baladweyne elections started
PostTue Feb 22, 2022 12:26 am

Doorashada Baladweyne iyo tan Dhuusamareeb aad bay isugu eg yihiin waxaa ku soo noqdey xildhibaano maamulka hiiraan iyo ugaaskooda iyo hirshabelle ka ag dhaw waxaa ka midd ah Cabdifataax qaasim xildhibaanka jareer
waxaa ka mid ah Nuux xildhibaanka Jiidle oo labo jeer kursigiisa la doortey 2016 waxaa ku dhintay nin uu xabad ku furay waa nin kursiga Jiidle u qaba sida khadiijo u qabto kursiga yaxar. waxaa watey odowaa iyo xassan sheekh 2016kii

xildhibaanad hore oo ayada soo noqotay oon aheen pro Farmaajo

waxaa soo bixi doona Khaliif Cumar oo aad mucaarad ugu ah Farmaajo xildhibaanka Baadicade

waxay u badantahay inuu soo baxo gamadiid xildhibaanka jijeele oo ah mucaarad ahna xooghayaha Himilo laakin ka tirsan grpupka "Xaqsoor" la baxay waxaa la tartamaya Col isaaq cabdulle taliyaha policeka Hiiraan oo pro Hawadle ah

waxaa lagayaabaa in kursiga beenebeene oo baadicade UPD ah aado Macalimow hadii uu caafimaado oo ku xisaabsan Rooble

hal xildhibaanad oo Baadicade ayaa dhiman. 3 daas kursi ayay qabaan baadicade, jijeelana hal mid iyo kan aqalka sare waxaa la isku dhahaa gugundhabe)

Hawadle odoyaasha dhaqanka ayaa kala wata maadama ay taageeradooda Hirshabelle ku jiri karto waxayna ka mid tahay heshiiska

Nabadoon Faarax waare walaalka ka weyn Waare oo wata mid garoore la dhoho waana mucaarad

Kursigii Cali madaxweyne oo nabadoonkooda hirshabelle hada heshiiska wax qeybsiga la gaarey oo awal diidanaa wuxuu dhahay lama xiri karo waxaa ku tartamaya sanbaloolshe iyo Nuur iidle laakin Dabageed ayaa hada khadka soo galey ooba leh "anigaa isla raba kursiga ma ogi inaan sii joogi doono doorashada kadib"
Last edited by sahal80 on Sun Feb 27, 2022 4:24 am, edited 1 time in total.
User avatar
Kees70
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2193
Joined: Tue Feb 18, 2020 2:40 pm

Re: Baladweyne elections started

Post by Kees70 »

:ohhh: wow, ustaadow UPD is making a come-back, UPD with Guuled/Rooble together probably have almost 100MPs by now.
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Baladweyne elections started

Post by sahal80 »

Kees70 wrote: Sun Feb 27, 2022 4:23 am :ohhh: wow, ustaadow UPD is making a come-back, UPD with Guuled/Rooble together probably have almost 100MPs by now.
yes codka UPD guuleed ay aadi doonaan. banaadiriga waxay ahaayeen 3 Guuled and UPD hassan Sheekh iyo hal shariif hal mid ma cada.

waxaa kaloo jira rajo in Fiqi Galkacyo uu ka soo bixi karo oo UPD ahaan loo siinayo waxaana ka danbeeya guuleed iyo Rooble. madhahaayo Xaaf baa hari laakiin waa arin hoos laga wado oo QoorQoor lagu dhahay farmaajo waa baxee ninkaan dhibkiisa yuusan kugu soo noqon ee iska daa so its up to Qoorqoor

waxaa soo baxaya saleebaan al cadaala big mucaarad iyo Saruur xirsi oo ah waayo arag

waxaa ka soo baxaya bashiir goobe madhibaan oo ah big mucaarad pro HG

Hirshabelle iyo Galgamudug gone for Hawiye candidates

Farmaajo JL na ma heesto xataa Gedo waa lagu heestaa PL ma heesto kaaley hawiye wax ka hel. shaati aadan laheen dhaxan kaama celiyo farmaajana neceb laakiin ka urur ahaan haduu uu Guuleed la midoobe wax buu u tari karaa
:pac: :dead:
Last edited by sahal80 on Sun Feb 27, 2022 5:14 am, edited 3 times in total.
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Baladweyne elections started

Post by sahal80 »

User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Baladweyne elections started

Post by AbkoowDhiblaawe »

Today was a good day.
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Baladweyne elections started

Post by sahal80 »

AbkoowDhiblaawe wrote: Sun Feb 27, 2022 4:51 am Today was a good day.
:stylin: :dj:


Xawaadle Mucaarad loading
Qoono and Abdirizaaq Cumar Got through.





Reelection of Abdirizak Omar will give Farmaajo a heart attack
Last edited by sahal80 on Sun Feb 27, 2022 5:04 am, edited 1 time in total.
User avatar
Kees70
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2193
Joined: Tue Feb 18, 2020 2:40 pm

Re: Baladweyne elections started

Post by Kees70 »

sahal80 wrote: Sun Feb 27, 2022 4:31 am
Kees70 wrote: Sun Feb 27, 2022 4:23 am :ohhh: wow, ustaadow UPD is making a come-back, UPD with Guuled/Rooble together probably have almost 100MPs by now.
yes codka UPD guuleed ay aadi doonaan. banaadiriga waxay ahaayeen 3 Guuled and UPD hassan Sheekh iyo hal shariif hal mid ma cada.

waxaa kaloo jira rajo in Fiqi Galkacyo uu ka soo bixi karo oo UPD ahaan loo siinayo waxaana ka danbeeya guuleed iyo Rooble. madhahaayo Xaaf baa hari laakiin waa arin hoos laga wado oo QoorQoor lagu dhahay farmaajo waa baxee ninkaan dhibkiisa yuusan kugu soo noqon ee iska daa so its up to Qoorqoor

waxaa soo baxaya saleebaan al cadaala big mucaarad iyo Saruur xirsi oo ah waayo arag

waxaa ka soo baxaya bashiir goobe madhibaan oo ah big mucaarad pro HG

Hirshabelle iyo Galgamudug gone for Hawiye candidates

Farmaajo JL na ma heesto xataa Gedo waa lagu heestaa PL ma heesto kaaley hawiye wax ka hel. shaati aadan laheen dhaxan kaama celiyo
:pac: :dead:
:clap:

Indeed Ustaadow it's like what our brother Abkoowe said today is a good day, walahi I hope that Hawiyes have learned this time to elect each other (except wixi condomki marexaanka iyo 0.5ki).

Hawiye should vote for each other whoever is winning most and not for another Darood like Farmaajo was voted in in 2017, Hawiyes vote for Hawiyes only, and I hope Fiqi and Shariif learned this mistake very well.
User avatar
Kees70
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2193
Joined: Tue Feb 18, 2020 2:40 pm

Re: Baladweyne elections started

Post by Kees70 »

Ustaadow Xaaf wuu hara, for him only lacagta jaatka from Nairobi matters, runti nacaska fiqi waxa kahor istaagan Qoor Qoor and Qoor Qoor is right not to trust that xoolo Fiqi.
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Baladweyne elections started

Post by sahal80 »

Kees70 wrote: Sun Feb 27, 2022 5:04 am Ustaadow Xaaf wuu hara, for him only lacagta jaatka from Nairobi matters, runti nacaska fiqi waxa kahor istaagan Qoor Qoor and Qoor Qoor is right not to trust that xoolo Fiqi.
:up: Fiqi haduu guuleed damaanad qaado waa ok laakin waa groupka Daljir oo Deni ayaga iyo kheyre ku xiran marka xaaf aa noo fiican oon caalaaqaad laheen.
BigBreak
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6325
Joined: Fri Oct 05, 2012 11:31 am

Re: Baladweyne elections started

Post by BigBreak »

HAG only has 61 MPs and probably around a quarter of the Senate seats. What makes these people believe they are certain one of their own will win the upcoming indirect presidential election? :lol:
User avatar
OwQariib
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 385
Joined: Sun Nov 14, 2021 9:56 pm

Re: Baladweyne elections started

Post by OwQariib »

Ustaad ileen Gaaljecel dhiig maleh, Jeesow awalaan ku tashanayn bal ma mid kaloo Fahad wato aa xildhibaan noqon rabo :lol:

Congrats on kuraasta HS. 15th March is the 4th or 5th time of election delay Soonka kusoo gaara doorashada it seems.
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Baladweyne elections started

Post by sahal80 »

OwQariib wrote: Sun Feb 27, 2022 6:23 am Ustaad ileen Gaaljecel dhiig maleh, Jeesow awalaan ku tashanayn bal ma mid kaloo Fahad wato aa xildhibaan noqon rabo :lol:

Congrats on kuraasta HS. 15th March is the 4th or 5th time of election delay Soonka kusoo gaara doorashada it seems.
kan Fahad wato cumar faruuq ma soo baxayo waxaa soo baxaya mid la dhoho maxemed caanooy oo booska aamino UDP geli doona. kursigaan Abtisame waa reer ugaaskooda dhaqanka ayaa saameyn kuleh cidii ay la rabto oo caanooy ah

Abgaal, HG, Murusade, Duduble iyo baadicade Farmaajo cod kama heesto.

Doorashada madaxwenaha wey dhaceysaa xataa hadii ramadaan soo galo beesha caalamka ayaa xoog u diidey inta yar oo hada lagu darey. Deni oo shiid ah ayaa dib u jiidaya kuraasta boosaaso asagoo raba inuu marka hore lacag UAE ka helo weyna u diideen inuu isa sharaxo. safar kale uu gali rabaa!
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”