aniga runtaan sheega ma isticmaalo mala awaal iyo khiyaali. Somalia waxay ku dhisantahay qabiil adiga qabiil baad inta u joogtaa aniga qabiil baan u joogaa 98% qabiil ay meeshaan u joogaan maxaa u maleynee qof siyaasada ku jira? madaxweynaha markii la doorto waa sheeko kale dadka shaqeey rabaan laakiin ka hor waa adagtahay inay qabiil kale taageeraan.Sbashi wrote: Mon Feb 28, 2022 8:11 am That's very interesting. So how many mps do you think farmaajo will get. Approx. Give us ur highest estimate.
saas ooy tahay Farmaajo wuxuu ku yimid qabiil waliba hawiye rabay inay Abgaal badalaan hadana chance ay heestaan sida HG iyo Murusade oo dawlada soo marey ayagii baa isa sharaxaya saa darteed Farmaajo codadkooda ma heesto Abgaal, HG, Murusade, Duduble iyo baadicade intava cid kama helin so far marka laga reebo fareey.
tan kale HG murusade iyo Abgaal Farmaajo chance danbe ma siinayaan xataa hadey kursiga labaad qaar damcaan
Xawaadle hasheegin over Hirshabelle
dhibaatada Farmaajo heesata waa inuu Daaroodkii lu miyay hawiye maaha shaati dhaxan ka celin kara sababahaad awgeed ma aaminsani inuu gaari karo meeshii xassan sheekh gaarey oo heestey taageero ka balaaran. ma siinaayo number laakin farwaaweyn aan kuugu qoray!
lacag damaanad ma ah aadan arki karin wuxuu meesha ku qoray. hassan sh 7 million baa laga cunay marka la isku daro xamladiisa iyo xildhibaanada iyo maamul goboleedyada uu sameeyay.
mid kheyre lacag ka qaatey oo Xawaadle ah baa nagu dhahay waa xoolaheenii uu hiiraan ka hor istaagay oon ka soo dhacsadey uma codeynayo.
