Page 2 of 5
Re: Muse biixi should consider to resign
Posted: Thu Nov 03, 2022 2:21 am
by theyuusuf143
noer wrote: Wed Nov 02, 2022 11:55 pm
theyuusuf143 wrote: Wed Nov 02, 2022 5:37 am
Wax kuu diyaar San ma jiraane kafanta uun usii diyaariya caruuraha idinka saqiiri doona. Waa run muuse biixi politics buu ciyaaraya laakiin labada dhukuran ee garxajis marku mayd garaacaba baroor iyo muusanaw bay reerkooda la aadaan. In muuse la meeraysto yaga waa xirfad siyaasaded laakiin inuu cirro xabada isaga dhigo caruuraha muuse cabdale waa crime. Maxamuud xaashiba muuse wuxu Ku yidhi xisbi kuuma hayee orod is deber. Muu barooran manuu odhan Habarjecloy muuse iga celiya. Ee intu u fekeruu baarlamaanka Ka qabsaday. Aduunyada waxan ugu necebahay siyaasiga beeshiisa dhiig faraha u geliya. Cod buu kugu leeyahe xaq kuuguma laha inuu dagaal Ku geliyo. Imikana waxan idinkula dardaarmaya Ka fogaada xeryaha dawlada hana u kala eexanina raga garxajis ee tartamaya. Gaboose iyo kuwa kaleba codkiina siiya. Hadaad caqabad Ku noqotaan xisbi idiin soo bixi maayo wadanina liisannkiisu wuu dhacaya. Ugu yaraan 20 caruur ahna way idinka dhiman somaliduna way idinku digan .
ustad is qaboji. this whole eoection thing gonna be worked out. u know kalil only posts when he gets an opportunity to stir up drama between us
the gurti. the opps. musse bihi. all these niggas need to ve locked in a room. until they agree to election. if bihi have to resign, do be it. if extension needed, so be it
somaliland still gonna exist. somaliland bigger than kaliil. bigger than garhajis n heego. bigger than idoor even
People like kaliil are actually in control of garxajis leadership. They are only interested violence and they are not even armed ! Can you imagine . It seems like they actually want to bo massacred . Their whole goal is to turn garxajis against their own country. Muuse should keep the good job he is doing right now , but if things don't go smoothly , he should resign. He has nothing to loose 7 diisii sanana wuu qaatay labada dhukuran iyo Ka gaabana hala dego. Weliba he should lock them up before he leaves.
Re: Muse biixi should consider to resign
Posted: Thu Nov 03, 2022 3:03 am
by kaliil
Yuusuf anagu dagaal ma rabnee waxanu rabnaa doorasho iyo Dal dhisan oo maamulo. Doorashada madaxtooyadu WAA dastuuri oo cidna Laga baryi maayo Ina la qabto. Odayaasha xaafayada xidhan e wakhtigoodu dhamaadayna ma samayn karaan mudo kordhin hadii saamileyda siyaasadu heshiis ku ahayn. 9ka bilood e komishanku sheegeen inay doorasho ku qaban karaan ayaanu ogolyahay Ina doorasho lagu qabto. Wixii kale waa aynu is dilno oo meesha ku kala tagno. Kelitalisnimo iyo sharci lagu tunto maxamed siyaad barre ayaa Laga diiday oo muuse biixi kun jeer ka daciifsana Laga yeeli maayo Inuu sharciga laabo oo wadanka siduu doono ka yeelo.
Re: Muse biixi should consider to resign
Posted: Thu Nov 03, 2022 3:52 am
by theyuusuf143
kaliil wrote: Thu Nov 03, 2022 3:03 am
Yuusuf anagu dagaal ma rabnee waxanu rabnaa doorasho iyo Dal dhisan oo maamulo. Doorashada madaxtooyadu WAA dastuuri oo cidna Laga baryi maayo Ina la qabto. Odayaasha xaafayada xidhan e wakhtigoodu dhamaadayna ma samayn karaan mudo kordhin hadii saamileyda siyaasadu heshiis ku ahayn. 9ka bilood e komishanku sheegeen inay doorasho ku qaban karaan ayaanu ogolyahay Ina doorasho lagu qabto. Wixii kale waa aynu is dilno oo meesha ku kala tagno. Kelitalisnimo iyo sharci lagu tunto maxamed siyaad barre ayaa Laga diiday oo muuse biixi kun jeer ka daciifsana Laga yeeli maayo Inuu sharciga laabo oo wadanka siduu doono ka yeelo.
Dadkan wadani hogaaninaya iimo leh , cabdi raxman wuxu korodhsasay 10 sano , xirsi gaab siilaanyo wuxu u kordhiyey laba sano oo uu lahaa Sankaa caano laga keeni. Muddo kordhinta muuse kama duwana kuwii hore. Nin iimo badan leh muuse iskama celin karo. Waayo waxay muuse Ku eedanayan already yagaaba sameeyey . Xitaa xeerka laysku hayo xirsi baa soo gudbiyey marku wasiirka ahaa cabdiraxman na wuu ansixiyey. Muuse biixi siyaad barre maaha, kun jeer buu Ka xoog badan yahay siyaad barre , waa nin isaaqa oo habar awala oo hargeisa , berbera iyo burco ba fadhiya Maaha laaji diyaarad Ku Yimi somaliland sidii afwayne .
Isha majeerteen Ka laalaada Ku quus qaata habaryonisay , waxaan dhirbaaxo ahayn kala kulmi maysan muuse biixi . Anaguna run baanu kuu sheegayna haduu dhaho xarshin u tukada waanu u tukanayna intu mandate Ka haysto . As long as ururadu furan yihiin madaxwaynaha xitaa qabriga aabihi cabdi dameer fiyooranu geynayna. Deeganada aad leedihiin Sanaadiiq lama dhigayana waxba kama jiraan, deegaan gaaraba ma lihid, sanaadiiq da waxa la dhigi doona meel kasta oo habarjeclo degto. Macaal kuwa gaboose anaga Ka masuula hal dhagax xitaa kuma tuuri kartan sanduuq habarjeclo sidato.
Re: Muse biixi should consider to resign
Posted: Thu Nov 03, 2022 4:13 am
by kaliil
Mudo kordhinta hore Cirro,xirsi iyo madaxweyneyaashii hore loo samayn jiray waxay ahaan jireen mudo kordhin saamileyda siyaasadu heshiis ku ahaayeen oo Inta daaha dabadiisa lagusoo dhameeyay guurtida loo gudbin jiray wax la Isla ogolyahay. Muuse markuu arkay Ina doorashada lagaga adkaanayo ayuu rabaa Inuu yidhaahdo doorasho la qaban maayo oo xisbiyadana Waan baabiinayaa. Sinaba Uma dhacayso oo ma aqbalayno Inuu yidhaahdo xisbiyadii ila tartami lahaa baan baabiinayaa. 13ka November kahor hadaanu muuse xisbiyada la heshiin dalku fawdo ayuu gelayaa oo muuse biixi wuxu Mari doonaa halkii siyaad barre maray,isaga iyo Inta la shaqaysaba sidaas baa siyaasada somaliland lagaga saari doonaa oo wax danbe Laga weydiin doonin.
Dawlad baanu ku dhawaaqi doonaa oo weliba beesha caalamku waxay dawlad sharci ah u aqoonsan doonaan dawlada xisbiyadu ku dhawaaqi doonaan. Dhaqaalihii iyo mashaariicdii beesha caalamku Somaliland ku caawin Jirtay waxa lagu wareejin doonaa dawlada cusub e ucid iyo waddani ku dhawaaqi doonaan.maanta ayay safiiro badan hargeysa imanayaa oo goaanka kama danbaysta ah ayay muuse biixi weydiinayaan oo haduu diido Inuu doorasho qabto,beesha caalamku taageero dhaqaale iyo mid militariba waxay la garab istaagayaan dawlada cusub e xisbiyadu ku dhawaaqi doonaan. Hadii dagaal bilaabmo muuse iyo Inta la socotaa ama way ku dhiman doonaan ama Dalka way ka baxsan doonaan. Muuse wuxu mandate haystaa ilaa 13ka November oo 14ka November wuxu noqonayaa qof shicib ah sida aniga iyo adiga. 5ta sano e muuse Dalka haystay waxa lagu ixtiraamayay mandateka uu haystay laakiin mandatekii 10 cisho baa uga hadhay.
Re: Muse biixi should consider to resign
Posted: Thu Nov 03, 2022 6:00 am
by theyuusuf143
Muddo kordhin Tu wax guurtidu soo cantatabto to oo cidna raali Ka ahayn bay weligeed ba ahayd. Nimankana qodobkaa kuma doodi karaan waayo yagaa waxan soo quudan jiray , shacabka kama dhaadhicin muda kordhin ta handaraab waa xaaraan taayaduna xalaal bay ahayd . Mana jirto wax cadaynaya inuu muuse Ka baqayo inuu la tartamo cadkaa cirro ee uu markii horeba sida xun usoo legday iyo Mr 4%. Waa wax lagu qoslo in la dhaho madaxwaynaha Ka cabsaday Mr 4% iyo hurdaaye .
Ururada furmay baa labada halis Ku ah ah muuse biixi , oo taageerayashiisii bay qaybsadeen . Muuse biixi marku tegayo labada dhukarana way sii raacayan , beesha caalamkad sheegaysaa saamayn buuran kuma laha dalkeena waayo xitaa lacagta doorashada 100% inaga iska bixina muuse wuxu fahmayba waxa jirta inuu gaalada lacagtooda Ka maarmay markay timaado arimaha doorashooyinka.
Yes dalku fawduu gelaya , laakiin boqolkiiba boqol victims Ku waxay noqon doonan cirro iyo xoogaa juffidiisa ah . Dawladadad leedahay waan dhisayna halkaad Ka taagaysa yaa baase ilaalinaya, lacagta lagu maamulayo halkaa laga keenaya . Riyaad Ku jirta walaahi, November inta la dhaafo baa weliba December 3 da xisbi oo horeba dustbin Ka lagu ridaya. Xirsi gaab hadii December laga maqlo godoomiye xisbi baan ahay sidii rayaale godka ugu riday gaboose baa loogu isagaba loogu ridaya. Cirro isagu waa no body , musharax waa jago waraabe u taaga. VETO.
Re: Muse biixi should consider to resign
Posted: Thu Nov 03, 2022 8:26 am
by Khalid Ali
kaliil wrote: Thu Nov 03, 2022 4:13 am
Mudo kordhinta hore Cirro,xirsi iyo madaxweyneyaashii hore loo samayn jiray waxay ahaan jireen mudo kordhin saamileyda siyaasadu heshiis ku ahaayeen oo Inta daaha dabadiisa lagusoo dhameeyay guurtida loo gudbin jiray wax la Isla ogolyahay. Muuse markuu arkay Ina doorashada lagaga adkaanayo ayuu rabaa Inuu yidhaahdo doorasho la qaban maayo oo xisbiyadana Waan baabiinayaa. Sinaba Uma dhacayso oo ma aqbalayno Inuu yidhaahdo xisbiyadii ila tartami lahaa baan baabiinayaa. 13ka November kahor hadaanu muuse xisbiyada la heshiin dalku fawdo ayuu gelayaa oo muuse biixi wuxu Mari doonaa halkii siyaad barre maray,isaga iyo Inta la shaqaysaba sidaas baa siyaasada somaliland lagaga saari doonaa oo wax danbe Laga weydiin doonin.
Dawlad baanu ku dhawaaqi doonaa oo weliba beesha caalamku waxay dawlad sharci ah u aqoonsan doonaan dawlada xisbiyadu ku dhawaaqi doonaan. Dhaqaalihii iyo mashaariicdii beesha caalamku Somaliland ku caawin Jirtay waxa lagu wareejin doonaa dawlada cusub e ucid iyo waddani ku dhawaaqi doonaan.maanta ayay safiiro badan hargeysa imanayaa oo goaanka kama danbaysta ah ayay muuse biixi weydiinayaan oo haduu diido Inuu doorasho qabto,beesha caalamku taageero dhaqaale iyo mid militariba waxay la garab istaagayaan dawlada cusub e xisbiyadu ku dhawaaqi doonaan. Hadii dagaal bilaabmo muuse iyo Inta la socotaa ama way ku dhiman doonaan ama Dalka way ka baxsan doonaan. Muuse wuxu mandate haystaa ilaa 13ka November oo 14ka November wuxu noqonayaa qof shicib ah sida aniga iyo adiga. 5ta sano e muuse Dalka haystay waxa lagu ixtiraamayay mandateka uu haystay laakiin mandatekii 10 cisho baa uga hadhay.
Bal waxad ku sheekeneysid eeg ma siilaanyo ba raali ja aha in ina rayaale labba sanne loo kordhiyo kulaha heshiina ba lugu aha siilaanyo wu liqay because guurtid Waxa gooaamiso wa sharci as it is and as it stands. Muuse labbadisa sanne wa sunne. 2024 November weye doorashadu intanay dhicin doorashadu madaxtooyada Aw xisbiyada la kala shaandhsynaya maxaad ugu Baqaysa in xisbiyada la shaandheeyo tobban sanne xisbiyo cusub lama arag.’ Mise waxad ka baqaysa inaydan so bixin kulaha ucid iyo wadani ba dawlad dhisaya haday dawlad dhisaya is may Imika a dhisan Walahi nafar isma dhaqaajin karo. Assluub stawu cala dariqukum . Madaxweynaha somaliland Waxa kaliya badali kara labba shay wa mdsxweynaha oo geeriyooda iyo doorasha madaxoyo oo dhacdo. Laakin waan dhuusaya oo madaxayga dhukuran baan kala so baxaya dawlad aan samaysto muse wuxu awooda inu ciro iyo ina Cali waraabe ba xidho sidi cukuso lo xidhay suldaaanki ciidagalle. Ninkani ma kaftamayo
Re: Muse biixi should consider to resign
Posted: Fri Nov 04, 2022 12:42 am
by noer
ustad yusuf. ha aflagadeyn garhajis. this what kaliil thrives on. this nigga don't even post anything except when he can find a way to divide us.

he might even be cagder pretending to be isak. why this nigga only posdivisive threads between somaliland tribes? rspecially between garhajis n heego. why he quiey as a mouse when qadadweynlanders constantly attack sland
me tink we need to end presidential system. go back to executive pm type government. june 26 system. no worries about term extension. elections happen when they happen wit a whole new parliament that can choose new pm. no corrupt gurti
it was also more inclusive election system. there was a reserved seats per constituency. at least seat even those disloyal wasakhgalis that boycotted last year's election
Re: Muse biixi should consider to resign
Posted: Fri Nov 04, 2022 1:23 am
by kaliil
Yuusufow dawladaanu ku dhawaaqi doono waxa xarun u noqon doonta Hargeysa. Suuqa Hargeysa masjid jaamaca hortiisa ayaanu madaxtooyo uga dhisaynaa.muuse haduu xisbiyada la heshiin waayo 13ka bisha kahor oo ogolaan waayo Ina doorasho lagu qabto 9 bilood,anaguna dawlad awood leh baanu dhisaynaa oo weliba muuse iyo Inta la socota waanu karbaashaynaa. Haduu muuse dagàal bilaabo Wuu ku dhiman ama maxbuus ahaan ayaa loo qaban ama jabuuti ayuu u baxsan.
Waxa lay sheegay muuse inay siyaasadi kusoo oodantay oo habeen dhowayd intuu odayaal sacad muuse isugu yeedhay ayuu ku yidhi doorashada madaxtooyada 9 bilood baan ku qabanayaa oo Waan sharaxanaye ii ololeeya.odayaashii sacad muuse ayaa muuse biixi ku gacansaydhay oo ku Yidhi adigu naga iibsami mayside qof kale musharax ka dhig. Muuse ileen wuxu Iska ahaa jaahil geeljire ahaa oo siyaasad waxba ka aqoon kkkkkk.
Re: Muse biixi should consider to resign
Posted: Fri Nov 04, 2022 6:32 am
by Khalid Ali
Kaliil toban cisha inaga xigta , waxan huba in anay wax is dhaqaajin karayn intu Muuse jooga meesha labbada sanne na wa xadiis kabacdina shan kale ba u hadhay Muuse. He will be the longest serving president of Somaliland longer then ina cigaal and ina rayaale. waad arki aniguna waxan huba in anay cidi waxba samaynayn not a nuffer bayaan iyo cambaarayn ma sheegin not even a mudaharaaad. Dowlad baad sheegeysa lug dhawaaqe waxan ka baqaya in la xidho ba , Ururadina way furanyihin . Tobonka cisha baan sugayna inad wax samaysid iyo in kale
Re: Muse biixi should consider to resign
Posted: Fri Nov 04, 2022 10:02 am
by theyuusuf143
noer wrote: Fri Nov 04, 2022 12:42 am
ustad yusuf. ha aflagadeyn garhajis. this what kaliil thrives on. this nigga don't even post anything except when he can find a way to divide us.

he might even be cagder pretending to be isak. why this nigga only posdivisive threads between somaliland tribes? rspecially between garhajis n heego. why he quiey as a mouse when qadadweynlanders constantly attack sland
me tink we need to end presidential system. go back to executive pm type government. june 26 system. no worries about term extension. elections happen when they happen wit a whole new parliament that can choose new pm. no corrupt gurti
it was also more inclusive election system. there was a reserved seats per constituency. at least seat even those disloyal wasakhgalis that boycotted last year's election
Of course a UK style parliamentarian system is better for us. We can even control the quality of our politicians by requiring first decree certificate for any MP candidate. So no jaahil gets into our system.
Re: Muse biixi should consider to resign
Posted: Fri Nov 04, 2022 10:18 am
by kaliil
Khalid Ali wrote: Fri Nov 04, 2022 6:32 am
Kaliil toban cisha inaga xigta , waxan huba in anay wax is dhaqaajin karayn intu Muuse jooga meesha labbada sanne na wa xadiis kabacdina shan kale ba u hadhay Muuse. He will be the longest serving president of Somaliland longer then ina cigaal and ina rayaale. waad arki aniguna waxan huba in anay cidi waxba samaynayn not a nuffer bayaan iyo cambaarayn ma sheegin not even a mudaharaaad. Dowlad baad sheegeysa lug dhawaaqe waxan ka baqaya in la xidho ba , Ururadina way furanyihin . Tobonka cisha baan sugayna inad wax samaysid iyo in kale
Ok WAA inoo 13ka November. 10 cisho ayaa inaga xiga.
Re: Muse biixi should consider to resign
Posted: Fri Nov 04, 2022 2:18 pm
by theyuusuf143
kaliil wrote: Fri Nov 04, 2022 10:18 am
Khalid Ali wrote: Fri Nov 04, 2022 6:32 am
Kaliil toban cisha inaga xigta , waxan huba in anay wax is dhaqaajin karayn intu Muuse jooga meesha labbada sanne na wa xadiis kabacdina shan kale ba u hadhay Muuse. He will be the longest serving president of Somaliland longer then ina cigaal and ina rayaale. waad arki aniguna waxan huba in anay cidi waxba samaynayn not a nuffer bayaan iyo cambaarayn ma sheegin not even a mudaharaaad. Dowlad baad sheegeysa lug dhawaaqe waxan ka baqaya in la xidho ba , Ururadina way furanyihin . Tobonka cisha baan sugayna inad wax samaysid iyo in kale
Ok WAA inoo 13ka November. 10 cisho ayaa inaga xiga.
Do you remember 3 years ago markad lahayd somaliland 2020 Ka bay rogmanaysa. Berigaa walaasha baad Sharad nagula dhigatay inaad khaalid siinayso and you didn't deliver her to him . Markay wixii kuu socon waayeen waxaanu is Nidhi ninku waa nin tola ee waxba ha xujaynina. Maanta maxaa kaa Sharada ???
Re: Muse biixi should consider to resign
Posted: Fri Nov 04, 2022 2:34 pm
by kaliil
[quote=theyuusuf143
Do you remember 3 years ago markad lahayd somaliland 2020 Ka bay rogmanaysa. Berigaa walaasha baad Sharad nagula dhigatay inaad khaalid siinayso and you didn't deliver her to him . Markay wixii kuu socon waayeen waxaanu is Nidhi ninku waa nin tola ee waxba ha xujaynina. Maanta maxaa kaa Sharada ???
[/quote]
Berigaa waxan idin idhi Hadii mujaahid caare la weeraro ayay Somaliland rogmanaysaa laakiin caare lama weerarine isagaaba la siiyay lacag $3 million dollar ah oo ciidankiisiina WAA la qarameeyay. Qaar badan baa halkan ka faani Jiray oo odhan Jiray caare WAA la dilayaa Ama WAA lasoo qabanayaa.
Waxa IGA sharad ah,Sidaan idiin sheegayo hadii xisbiyada mucaaridku dawlad ku dhawaaqi waayaan waxan balan qaadayaa inaanan dib danbe somalinet wax ugusoo qori doonin.
Re: Muse biixi should consider to resign
Posted: Sat Nov 05, 2022 2:12 am
by Timiro1999
Muuse waxa karkaarka weydaarinayaa waa aduunyo jacayl iyo iimaan la'aan waa qof 80 jir lacag iyo adunyo ku helay markaa noocaasi dawo ma laha iimaanku waa go'an yahay keliya indhihiisu waxay arkay lacag miyir iyo maan kale ma laha.
saqajaan bilaa sharaf ah weeyan mana u qalmo magaca madaxweyne xaaran iyoxalaal ma kala yaqaano isbaaro ayuu meel walba dhigtay isaga iyo caruurtiisu imika inantiisa ayuu ku yidhi covid aduunka ka tagtay testyar oo been ah dadka sii 40 dollar na ka qaad iimaan la'aaney aabaha w*s markaa dadka noociisa oo kale ahi meesha waa lagu dilaa siduu isu leeyahay ka sii badi ilayn hunguri wedkii ma arkee
Re: Muse biixi should consider to resign
Posted: Sat Nov 05, 2022 2:21 am
by Timiro1999
theyuusuf143 wrote: Wed Nov 02, 2022 5:37 am
Wax kuu diyaar San ma jiraane kafanta uun usii diyaariya caruuraha idinka saqiiri doona. Waa run muuse biixi politics buu ciyaaraya laakiin labada dhukuran ee garxajis marku mayd garaacaba baroor iyo muusanaw bay reerkooda la aadaan. In muuse la meeraysto yaga waa xirfad siyaasaded laakiin inuu cirro xabada isaga dhigo caruuraha muuse cabdale waa crime. Maxamuud xaashiba muuse wuxu Ku yidhi xisbi kuuma hayee orod is deber. Muu barooran manuu odhan Habarjecloy muuse iga celiya. Ee intu u fekeruu baarlamaanka Ka qabsaday. Aduunyada waxan ugu necebahay siyaasiga beeshiisa dhiig faraha u geliya. Cod buu kugu leeyahe xaq kuuguma laha inuu dagaal Ku geliyo. Imikana waxan idinkula dardaarmaya Ka fogaada xeryaha dawlada hana u kala eexanina raga garxajis ee tartamaya. Gaboose iyo kuwa kaleba codkiina siiya. Hadaad caqabad Ku noqotaan xisbi idiin soo bixi maayo wadanina liisannkiisu wuu dhacaya. Ugu yaraan 20 caruur ahna way idinka dhiman somaliduna way idinku digan .
lol ma GARXAJIS baad ku leedahay xisbi idiin soo bixi maayo ilayn hadal ax ma yidhaahdo, bal hakaa inaga yara baandhee, horta yaad GARXAJIS moodey adeer kuwa lugaha qababa lama loolnee maxaa ku luraaya laangadhe.
Teeda kale maxaa amuuraha GARXAJIS iyo ninkay u codeynayaan ku geliyey haku dhex waalan dad iska kaa xiga yaad dhexdooda ka siibane anagaa og ninkuu tolku wato iyo ka kala jebinta tolka meesha u jooga ee cadawgu soo adeegsanayo marka haku daalin