Finally, a tripartite attack against Al shaydaan from Hiiraan, Middle Shabelle and Galgaduud is loading

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Finally, a tripartite attack against Al shaydaan from Hiiraan, Middle Shabelle and Galgaduud is loading

Post by sahal80 »

Horumar weyn jabhada Ceeligaduud waxay gaareen cadaan laxeey mapka ka muuqata. Xaadoole Nuurdugle uu Jooga oo ka danbeysa. waxay u dhaxeeyaan Ruun nirgood iyo Aadan yabaal. waxaa hogaaminaya Xaadoole iyo Kabaale.

:stylin:

https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 1164469851

"Xildhibaan sanbaloolshe haloo sheego inaan kamid ahayn abgaalka dildilooma ee galgasho sida miss maamii"
:dead: :deadrose:


Korneyl cismaan xaadoole iyo xildhibaan yuusuf kabaale oo maantoo jimco ah la wareegay deegaanada kala maxaa saciid, cadaan laxeey, iyo nuur dugle, iyo qaar kale

Wacbuudhan abgaal dhulkiisa 95 boqolkiiba waa laga xoreeyay khawaarijta inta harsana maalmaha nagu soo aadan ayaa laga xoreenayaa kadibna qaraabada kale ayaan ka caawineynaa xoreynta deegaanada kale ee khawaarijta dadkeena ku dhibaateeyaan insha allah

Xildhibaan sanbaloolshe haloo sheego inaan kamid ahayn abgaalka dildilooma ee galgasho sida miss maamii šŸ˜‚

Alalahu akbar guul iyo gobanimo reer tolkeey

User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Finally, a tripartite attack against Al shaydaan from Hiiraan, Middle Shabelle and Galgaduud is loading

Post by AbkoowDhiblaawe »

God bless Cismaan Xaadole. Proud to have him as my mp. Wacbuudhan are always defending the Sharaf of mudulood conditionless.
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Finally, a tripartite attack against Al shaydaan from Hiiraan, Middle Shabelle and Galgaduud is loading

Post by AbkoowDhiblaawe »

Villages captured today:

1:Geedi Xeyr
2: Maxaa Siciid
3: Ceelka Cali salaad
4: Hassan Geedi
5: Reeydableey
Gubbet
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6751
Joined: Sat Jul 04, 2020 2:54 pm

Re: Finally, a tripartite attack against Al shaydaan from Hiiraan, Middle Shabelle and Galgaduud is loading

Post by Gubbet »

Haye , Masjid Cali Guduud wali xaaladiisa ma sidiiba mise waa la qabtay

Does Masjid Ali Guduud have another name horta? Aweys something? I remember coming across this in an older map although I can't remember which and when it was
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Finally, a tripartite attack against Al shaydaan from Hiiraan, Middle Shabelle and Galgaduud is loading

Post by sahal80 »

Wareysi Xiiso leh saraakiishii badbaado hiiraan Abdullahi bare iyo Nuur dheeere oo hogaaminaysa ciidamada deegaanka .Col Nuur dhere oo dhahay waxaan uga soo harnay tawakul iyo "Tiiintiinta Aadan Yabaal" meesha ugu fog oo ciidanka joogo waa garasmagan Adan yabaal ay hoos tagtaa waa saldhigoodii Shabeelada dhexe ugu xiga Hiiraan

Nuur dheere
https://fb.watch/gB1T4aO8Ya/


sheeko cajiib aan arkey nin ku taagan meydka mid dil kiisa saxiixay oo uu Ceelhareeri uga cararey laakin ma soo galin karo waa fuursan yahay

Abdullahi bare mar danbe ma soo noqon doonaan jabla ku dhacay
https://fb.watch/gB1WVDRYnJ/
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Finally, a tripartite attack against Al shaydaan from Hiiraan, Middle Shabelle and Galgaduud is loading

Post by AbkoowDhiblaawe »

Gubbet wrote: Fri Nov 04, 2022 12:19 pm Haye , Masjid Cali Guduud wali xaaladiisa ma sidiiba mise waa la qabtay

Does Masjid Ali Guduud have another name horta? Aweys something? I remember coming across this in an older map although I can't remember which and when it was

Mar horaa la qabtay. Ciidanka Nuur Dugle bey joogan. Look in the pic below

]https://tinypic.host/i/dy5sm3.7bgzR
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Finally, a tripartite attack against Al shaydaan from Hiiraan, Middle Shabelle and Galgaduud is loading

Post by sahal80 »

Nuurdugle saraakiishaa joogta waxaa la qabtey meelo ka fog sida cadaan laxeey. i think labada ciidan ee Hirshabelle waa isgaari doonaan in two weeks

Nuurdugle






User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Finally, a tripartite attack against Al shaydaan from Hiiraan, Middle Shabelle and Galgaduud is loading

Post by AbkoowDhiblaawe »

sahal80 wrote: Fri Nov 04, 2022 1:19 pm Nuurdugle saraakiishaa joogta waxaa la qabtey meelo ka fog sida cadaan laxeey. i think labada ciidan ee Hirshabelle waa isgaari doonaan in two weeks

Nuurdugle






Sahal two weeks is too long if you look at the gains made today. I think maximum 1 week.

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Finally, a tripartite attack against Al shaydaan from Hiiraan, Middle Shabelle and Galgaduud is loading

Post by sahal80 »

AbkoowDhiblaawe wrote: Fri Nov 04, 2022 1:37 pm
sahal80 wrote: Fri Nov 04, 2022 1:19 pm Nuurdugle saraakiishaa joogta waxaa la qabtey meelo ka fog sida cadaan laxeey. i think labada ciidan ee Hirshabelle waa isgaari doonaan in two weeks

Nuurdugle






Sahal two weeks is too long if you look at the gains made today. I think maximum 1 week.

From middle Shabelle it will take longer. i think Adan Yabaal will be isolated like this guy says and will use the ceelbaraf corridor. they gonna send troops from west of the river, walaweyn and Galgaduud because if they they lose middle Shabelle, Xarardheere and South Galgaduud will fall automatically so it's a matter of life and death for them . Sababta Abgaal ruunnirgoog ugu socdaan waxaan dareemooyaa inay wadada ceelbaraf u furi rabaan kuwa galgaduud hayaay carara camal marka ma u maleynaayo inay Adan yabaal ka xiri doonaan dhaqso. igaarka leh ha lagu gubo adan yabaal waa xl wuxuu ka baqayaa inay galbeed wabiga aadaan lol

User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Finally, a tripartite attack against Al shaydaan from Hiiraan, Middle Shabelle and Galgaduud is loading

Post by AbkoowDhiblaawe »

Sahal i was told Xaadole and Yusuf Kabaale are headed towards Ceeldheer and not Aadan Yabaal.
Gubbet
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6751
Joined: Sat Jul 04, 2020 2:54 pm

Re: Finally, a tripartite attack against Al shaydaan from Hiiraan, Middle Shabelle and Galgaduud is loading

Post by Gubbet »

Abkoow, noo jilci warka
Gubbet
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6751
Joined: Sat Jul 04, 2020 2:54 pm

Re: Finally, a tripartite attack against Al shaydaan from Hiiraan, Middle Shabelle and Galgaduud is loading

Post by Gubbet »

Abkoow, noo jilci warka
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Finally, a tripartite attack against Al shaydaan from Hiiraan, Middle Shabelle and Galgaduud is loading

Post by AbkoowDhiblaawe »

Gubbet wrote: Fri Nov 04, 2022 8:58 pm Abkoow, noo jilci warka
Aadan Yabaal is located on the hiiraan Border. Harti Abgaal SNA and Xawaadle will capture it. Wacbuudhan SNA led by their mps will after capturing Ruun nirgood tomorrow inshallah head to eastern Galgadud together with Waceysle SNA and macawisley with the end destination being Harardheere.

I am hearing Murusade will capture Wabxo tomorrow Inshallah or by sunday.



As you can see in the map, Ceel Cali is not correct. The location is Ruun nirgood. Earlier today Xaadole and Yusuf Kabaale where 9 km from Ruun nirgood.
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Finally, a tripartite attack against Al shaydaan from Hiiraan, Middle Shabelle and Galgaduud is loading

Post by sahal80 »

Adan Yabaal to be under seige afte the capture of Kawthar, Miirtaqwo, and Ruunnirgod. current map
https://ibb.co/q1p8Kfd
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Finally, a tripartite attack against Al shaydaan from Hiiraan, Middle Shabelle and Galgaduud is loading

Post by sahal80 »

Macawisleyda Ceelhareeri kama yara 300 hadhoow ay ku dhihi ciidan dawlad baa xoreysay inta SNTV soo istaagaan oo kaa shanaya shacabka ayagoo leh :pac:

Saraakiisha hiiraan waxay sheegeen in Danab timid xoreynta Ceelhareeri kadib 7 saax ooy ka soo celiyeen Garasmagan si loo duqeeyo Al Shabaab..Danab Somalia oodhan 2000 Hiiraan 100 xataa ma joogto meelaha qaar 50 ay ku joogaan laakin waxay ku fiican yihiin Mareykanka aa cirka kala shaqeeya kuwa kala ma saacidaan sababtoo ah waxay ka baqayaan in qabiil qabiil u isticmaalo sida hada ka hor mudug ka dhacdey
https://fb.watch/gCnfGJEno0/


Sanbaloolshe in Ceelhareeri close to Adan Yabaal he said waa is gaari rabnaa ciidanka Abgaal.
he said "Al Shabaab dariska ay ku dhahaan XL waa gaaloobay dariskii waaba sii baqeen waxay dhaheen ayagoo muslim ah aan nabad ka weynay ayagoo gaalo ah miyay noo naxa riisanayaan"
:dead:
https://fb.watch/gCpsDZV8Px/



Map shows macawisley gains
https://ibb.co/PGRDrJB
Taliye mahad salaad oo laba Geel ah ku wareejiyay Macawisleyda Ceelhareeri

Boqolaal Macawisleyda XL oo ciidanka Murusade lagu darayo.

https://fb.watch/gCnSRDT6zz/
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to ā€œPolitics - General Discussionsā€