theyuusuf143 wrote: Wed Dec 14, 2022 11:13 pmHistory only mentions that isaaq clothed you and introduced you what to eat and drink except your caano and hilib, history mentions that isaaq took your land at some point in history , and denied you to make the capital of somali region in your ogadenia. We forced you to walk all the way from goday to jigjiga. I am not denying that you finally made it and outnumbered us in jigjiga. Life is a biitch. I blame sacad muuse.balwarama wrote: Wed Dec 14, 2022 10:34 pmtheyuusuf143 wrote: Wed Dec 14, 2022 7:53 pm
The president is the head of state and PM is supposed to just do what the elected president wants to achieve. What's wrong with these qadaaadweyn especially daaroods. What the fk are you gaining from constant quarrels between the president and the prime minister. I think you guys need to read your fking constitution.
War Adduun balaayo badanaa!! War bal Midgaankan Iiddoor ee Daarood, "Qadaadwayn" ku leh eega!!!!
1. Eraygan "Yamyam iyo Qadaadwayn", Nin Daarood ah baa iska leh oo waa Maxamed Cabdile Xasan. Wuxuuna ubixiyay, Iiddoorkii, Suudaanigii, Hindidii iyo Jareertii, Ingiriiska, Askarta u ahayd
2. Buugaagta qoran ee ay Gaaladu qortay ee Af Jarmalka, Ingiriiska, Talyaaniga iyo Faransiiskaba ku qoran, lana qoray 1900 wixii ka horeeyay, dhamaan waxay caddeeyeen in Daaroodku ahaa Boqortooyada iyo Laandheeraha Gayiga Soomaalida.
3. Isagoo Iiddoor ah, kalsoonida uu sidaa ugu hadlayo meeshuu ka keenay baan la yaabanahay
4. Gumaystuhu markuu soo galayay, Arlada waxaa ka jiray Dowlado Daarood oo waliba labo ay casri yihiin (Boqortooyadii Majeerteen ee Baargaal iyo Salddanaddii Hobyo ee Suldaan Yuusuf Cali keenaddiid) iyo kuwo traditional ah sida Ogaadeen, Dhulbahante, Warsangeli iyo Bartire(Jidwaaq Absame) oo ugu Galbeedeeya.
5. Iiddoor oon hal Magaalo lahayn ayay Daaroodku lahaayeen Laasqoray, Benderqaasim, Benderbayla, Caluula, Xaafuun, Baargaal iyo Hobyo ooy iyaguba bilaabeen.
6. Sida uu qorayo, Ninka Jarmalka ah ee Hagenmacher la yidhaahdo 1873, Berbera oon magaalo ahayn ase ahayd goob ganacsi laysugu yimaaddo, bilo sanadka kamid ah, laguna kala yaaco ayaa Sheekh Ismaaciil Jeberti laga xusi jiray (iyadoo Carro Iiddoor ah). Taasoo muujinaysa awoodda iyo saamaynta Daaroodka.
7. Wuxuu ninkaasi qorayaa in Daaroodku yahay 3/2 dadka, dalka deggan
8. Anuu waxaaban aad ula yaabbanahay, Ninkan Iiddoor ee 1990, Daarood ka xoroobay, goorta uu kalsoonidan uu Daarood saa ula hadlo gaadhay?
Brother balwarama Every time you attack me , you leave with new scar on your body. By the way qadaaadweyn is just an alternative of faqash. It shows you how civilized we are because we have realized that faqash thing hurts many of our citizens . We promote inclusiveness and forgiveness. And we are the most independent powerful clan on earth. Forget about the horn of Africa. Ilaahay iyo anaga awood noo dhexeysa oo wax naga qaban karta ma jirto dunida maanta.
Maskiin baad tahay Ninyohow.
Ninkii Lafaruug bixiyay baan ahay
Ninkay ku baxday baan ahay maahmmahda ah "Colka Wadhaf ma lagu dayay".
Ninkii budhka labada Afba ka qoran ee Garmaqaataha layidhaahdo soo saaray baan ahay ee waliba Iiddoorka ku weeraray.
Ninkii sababay baan ahay inay Gabdhihiinu ku heesaan, "Colka Samatar Arab
Cago lagaga bixi maayee
Yaan Caruuraha laga tagin".
Samatar Arab Jiir Carraale Amaadin Ugaas Khalaf Xasan Khalaf Yuusuf Maxaadroob Cabdile Muuse Maxamed Subeer Baahale. Abaanduulihii watay, colkii Iiddoorka galay xiligii uu Boqortooyada Ogaadeen hayay Ugaas Nuur-cubudhiye Ugaas Warfaa-Aar Ugaas Magan Ugaas Warfaa Ugaas Xirsi Ugaas Khalaf.
Godey waxaa caasimadda kasoo rartay Meles Zenawi kadib markay ONLF baxday eey xabbadda bilawday 1994.
Ciid Daahir Faarax wuxuu Madaxwayne Kilil, noqday 1995.
Waxaa ka horeeyay oo Jigjiga, Madaxwayne ku ahaa laba nin oo Ogaadeena. Duuliyesare, Xasan Jire Qalinle oo ahaa Ninkii Kililka haystay markii Godey laga soo raray ee Jigjiga la keenay iyo General (Xoogga Dalka Soomaaliyeed) Cabdiwahaab Makaahiil oo ka danbeeyay. Ciid Daahir, Cabdiwahaab Makaahiil buu kasii danbeeyay.
Taariikhda waxaa ku xusan inaan Anagu Berbera kasoo adeegan jirnay. Way jirtay inay mar bilawdeen, Niman Iidoora oon yasi jirnay, Kabadheyowna ubixinay, arkayna, fursad Ganacsi oo ay ka faaiidaysan karaan. Si Ogaadeenku uga nasto safarkaa dheer ee Berbera. Kabadhe-Iiddoor ayaan unaqaanay. Dad la yaso ayay ahaayeen runtii.
1990, ninkaad ka xorowday baan ahay ee madaxa kaaga garaacayay Burco iyo Hargeysaba.
Midda kale, Iiddoor iyo civilisation xaggay isu soo mari?
Civilisation ama Ilbaxnimo waxaa gundhig u ah in Maganta la bxiyo. Iiddoorkuna, Magan la bixiyo, dhaqan uma leh. Magan iyo Maato la bixiyo waa un dhaqan Daarood



you and whose army, Xamar Godey maaha where a minority qaldaan moved your own caasimad, waxa aad webiga Jubba sokor ugu shubi jirtay baanu hada garanay. Dalka Somalia magaca awoowgay (Samaale) ayaaba iskaleh ee awooda aa adigu laftarkaa haysatay Somalinimadeenaa ku heshaye af wax cunay xishood. Marxuumka oo Jubaland loo diraa kaaga dhow kursi madaxtooyo, Kismaayana oo gacan dowladeed gashato ayaa kaaga dhow.