Garxajis xubin ayaan kasiin doona Jubbaland when it is really built.

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

Tekniko10
Posts: 95
Joined: Tue Feb 28, 2023 2:55 pm

Re: Garxajis xubin ayaan kasiin doona Jubbaland when it is really built.

Post by Tekniko10 »

Bro you’re not even one the the sovereign clans and afkaad uu tagaysa isaaq who have 3 maamul gobaleeds in the pipeline and plenty of Dir lands in the south to abuse other maamul gobaleeds with. Awdal Maroodijeex and saaxil will be a federal state with its capital in berbera. Hargeisa will be a federal state and joint capital with Mogadishu taking the legislative, maxkamad sare and central bank. Mogadishu will stay as the executive capital with the president and the wasaarado. The last being Sool Sanaag and Togdheer. The poor harti will be abused by the most reer miy isaaqs the HJ and HY. Somalia dan ba igu jirta.
User avatar
Smile-LiKe-SuN-RiSE
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7665
Joined: Tue Feb 21, 2006 12:52 am
Location: Jubbaland

Re: Garxajis xubin ayaan kasiin doona Jubbaland when it is really built.

Post by Smile-LiKe-SuN-RiSE »

Shut the hell up
Image
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Garxajis xubin ayaan kasiin doona Jubbaland when it is really built.

Post by theyuusuf143 »

Waar wax makuu sheegaa waxan kaala hadlaya waa wax waaqica kugu xeeran waafaqsan , doodna kama keeni kartid inaad is haysaan Ogaaden , habargidir , raxanwayn , garre iyo isaaq. Intayadaba weji umaad dhigan adigoo baadi goobaya waxad lumisay waa hore. Intayadaas ninka ugu dhaw ee kuu naxariisan karaa waa wakaalkaa cagdheer. Orodoo walaalkaa kula heshii Dhulka waxa idiin hadhay doofaar yahaw ilkaha yar. Aniga walaalkay waad igu dirtaa laakiin Anigu waan iskiin raacinaya waayo degenaanshaha ummada soomaliyeed baa Ku jirta in dadka wixii is ahba laysu daayo. Anagu munaafiqiin ma nihin sidiina.
Tekniko10
Posts: 95
Joined: Tue Feb 28, 2023 2:55 pm

Re: Garxajis xubin ayaan kasiin doona Jubbaland when it is really built.

Post by Tekniko10 »

Smile-LiKe-SuN-RiSE wrote: Sun Mar 05, 2023 3:05 pm Shut the hell up
Image
Raali ahow huuno :lol: rag baa meesha isku haysta daxalki awoow. Mid baa raba inu dacsado wax zaaid ah :lol:
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Garxajis xubin ayaan kasiin doona Jubbaland when it is really built.

Post by theyuusuf143 »

: Muxubada munaafaqaysan ee aad garxajis u hayso walaalkaa cagdheer baa kaaga baahan mid dhaba . Inaan qalbada Ku jebyeyna waan Ku faraxsanahay. At the end of the day we all want peace and life. :myman:
Tekniko10
Posts: 95
Joined: Tue Feb 28, 2023 2:55 pm

Re: Garxajis xubin ayaan kasiin doona Jubbaland when it is really built.

Post by Tekniko10 »

theyuusuf143 wrote: Sun Mar 05, 2023 3:15 pm : Muxubada munaafaqaysan ee aad garxajis u hayso walaalkaa cagdheer baa kaaga baahan mid dhaba . Inaan qalbada Ku jebyeyna waan Ku faraxsanahay. At the end of the day we all want peace and life. :myman:
Wallahi waan yaaba darood wuu gujis badanyahay, waanu cuqdad iyo calaacal badanyahay. Maacal xuduudi ingriska iyo talyaaniga manu soo daafin anako Awood uu leh oo qas iyo qalalaaso ka gaysaankarna. Cardki tolkeyo irir samaale na sifyeecan umaan xoqaan oo waan iska erina. Intaas oo jirta weli wuu mororaldilacsanyahay. Miyaanu kaa noolana uun baan uu leenahay. Jilicsanaan buu uu qatay oo wuxu ba psyops noogu bilabay garxajis oo uu damcay in uu reer sheekh isaaq ka dhex saaro isaagoon meel uu geeyo uu hayn. Dhulbahantihi na inu Nagy diru damcay isago Dir ku hareeraysan yaheen.
User avatar
balwarama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1780
Joined: Tue Aug 04, 2015 7:50 am

Re: Garxajis xubin ayaan kasiin doona Jubbaland when it is really built.

Post by balwarama »

Gubbet wrote: Sat Mar 04, 2023 10:31 am The historic Garxajis & HY community of Lugh-Ferrandi that has cleared out the last 60 years because of colaad quruntay will be recognized once again.

Garxajis xaquu u istaagay nin walboow Soomaali Maxamed ah abaal ayuu ka mutastay khaas ahaan reerka sida gaar ahaaneed loogu soo duulay.

Garxajisoow I will advocate personally for recognizing your heritage in Gedo.

Xubin waa inaad baarlamaanka Jubbaland ku yeelataan waliba kasoo jeedo degmada Luuq laydun kusoo dhaweeyaane iyo xaal. Waxay ba tahay xaq gobolka Gedo ka maqan xaqaas idin ka maqan!

War Mooryaankii ku dhalay wasee, Jubbaland ma daa samaystay?
Maxaa Jubbaland kaa galay, Midgaanyahow, Ilkayar?
Ma isbaaraad moodaysaa in la dhiganayo,Dowlad baa la dhisayaaye?
7 sano oo xidhiidh ah (1999-2006), baad Kismaayo, joogteene maxaad wax maamul ah uga dhisi waydeen, Mooryaan yahay?

Jubbaland waa Dowlad Ogaadeen samaystay.
Magaca, Ciidanka, Calanka, Dastuurka, Xafiista, Guriga Madaxtooyada, Maskaxdii dhulka lagu xoraystay, intaba Ogaadeen baa iska leh.

Aygii ku dhalay ee Mooryaankaa ahaa wasee, Jubbaland danbe yaanaan kaa maqlin
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Garxajis xubin ayaan kasiin doona Jubbaland when it is really built.

Post by theyuusuf143 »

Tekniko10 wrote: Sun Mar 05, 2023 3:22 pm
theyuusuf143 wrote: Sun Mar 05, 2023 3:15 pm : Muxubada munaafaqaysan ee aad garxajis u hayso walaalkaa cagdheer baa kaaga baahan mid dhaba . Inaan qalbada Ku jebyeyna waan Ku faraxsanahay. At the end of the day we all want peace and life. :myman:
Wallahi waan yaaba darood wuu gujis badanyahay, waanu cuqdad iyo calaacal badanyahay. Maacal xuduudi ingriska iyo talyaaniga manu soo daafin anako Awood uu leh oo qas iyo qalalaaso ka gaysaankarna. Cardki tolkeyo irir samaale na sifyeecan umaan xoqaan oo waan iska erina. Intaas oo jirta weli wuu mororaldilacsanyahay. Miyaanu kaa noolana uun baan uu leenahay. Jilicsanaan buu uu qatay oo wuxu ba psyops noogu bilabay garxajis oo uu damcay in uu reer sheekh isaaq ka dhex saaro isaagoon meel uu geeyo uu hayn. Dhulbahantihi na inu Nagy diru damcay isago Dir ku hareeraysan yaheen.
Nin walaalkii neceb hadaad aragto sida eyga ula dhaqan waayo adigana hadh kuuma jiidayo. Thanks God I am loyal dog of isaaq. Weliba waan Ku faana . Waayo waxan ogahay hadaanu xitaa islayno isaaq intiisa kale inaanaan meelna Kala tegayn oo ay maxastayadu taal isku hal meel. Waa ayyo ninka isaaq ee laga burin Karo hargeisa , burco iyo Barbara. Who ? Waa no one . Faqash Kan gubet xisaabo khaldan buu isku dhufsaday , waxaanan u diray laylis aan weligii loo dirin . Kaas oo simply ah Hanoo niikine wakaalkaa u niiki.
Gubbet
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6751
Joined: Sat Jul 04, 2020 2:54 pm

Re: Garxajis xubin ayaan kasiin doona Jubbaland when it is really built.

Post by Gubbet »

Walle Garxajis dad buu ciilay. :damn:
Gubbet
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6751
Joined: Sat Jul 04, 2020 2:54 pm

Re: Garxajis xubin ayaan kasiin doona Jubbaland when it is really built.

Post by Gubbet »

balwarama wrote: Sun Mar 05, 2023 3:23 pm
Gubbet wrote: Sat Mar 04, 2023 10:31 am The historic Garxajis & HY community of Lugh-Ferrandi that has cleared out the last 60 years because of colaad quruntay will be recognized once again.

Garxajis xaquu u istaagay nin walboow Soomaali Maxamed ah abaal ayuu ka mutastay khaas ahaan reerka sida gaar ahaaneed loogu soo duulay.

Garxajisoow I will advocate personally for recognizing your heritage in Gedo.

Xubin waa inaad baarlamaanka Jubbaland ku yeelataan waliba kasoo jeedo degmada Luuq laydun kusoo dhaweeyaane iyo xaal. Waxay ba tahay xaq gobolka Gedo ka maqan xaqaas idin ka maqan!

War Mooryaankii ku dhalay wasee, Jubbaland ma daa samaystay?
Maxaa Jubbaland kaa galay, Midgaanyahow, Ilkayar?
Ma isbaaraad moodaysaa in la dhiganayo,Dowlad baa la dhisayaaye?
7 sano oo xidhiidh ah (1999-2006), baad Kismaayo, joogteene maxaad wax maamul ah uga dhisi waydeen, Mooryaan yahay?

Jubbaland waa Dowlad Ogaadeen samaystay.
Magaca, Ciidanka, Calanka, Dastuurka, Xafiista, Guriga Madaxtooyada, Maskaxdii dhulka lagu xoraystay, intaba Ogaadeen baa iska leh.

Aygii ku dhalay ee Mooryaankaa ahaa wasee, Jubbaland danbe yaanaan kaa maqlin
Image
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Garxajis xubin ayaan kasiin doona Jubbaland when it is really built.

Post by theyuusuf143 »

Gubbet wrote: Sun Mar 05, 2023 3:49 pm Walle Garxajis dad buu ciilay. :damn:
Walaahi adiga ciilan oo xitaa markaanu Ku caynay ee runta kuu sheegnay Ku maraataynaya waxaan Ku khusayn. Orodoo wax isku faloo la heshii walaalahaa. 30 sano macquul maaha inaad hal magaalo isku haysataan. Berbera world class port baanu Ka dhignay adna wax kale iska dhaafe xitaa sonkorta axmed kenya geliyo baad dacwad la dabo taagan tahay. Adoo awooda inaad la heshiiso oo uu isna keeno adna gudbisid. Xaasid baad tahay .
Gubbet
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6751
Joined: Sat Jul 04, 2020 2:54 pm

Re: Garxajis xubin ayaan kasiin doona Jubbaland when it is really built.

Post by Gubbet »

Wallahi maba ciilanaan karo saa Sade ayuu ba Guulle inaga dhigaye. Magaceenu ayaa ba ah "SADE" or "ENDEAVOR" :blessed:
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Garxajis xubin ayaan kasiin doona Jubbaland when it is really built.

Post by theyuusuf143 »

Gubbet wrote: Sun Mar 05, 2023 4:04 pm Wallahi maba ciilanaan karo saa Sade ayuu ba Guulle inaga dhigaye. Magaceenu ayaa ba ah "SADE" or "ENDEAVOR" :blessed:
Car bal nooga jawaab why can't you agree with your brother. Hooyade sade wasye faqash yahaw . Xitaa dhiig malihid . Aniga hadii nin daaroodi igu tufi lahaa anoo neceb isaaqa kale walaahi waan dhuuman lahaa , waxaanan cafis waydiisan lahaa tolkay . Adigu waad kusii indho adag tahay wax yeelaynta walaalkaa cagdheer. Car bal noo fasir xaasid nimada intaas le,eg
Gubbet
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6751
Joined: Sat Jul 04, 2020 2:54 pm

Re: Garxajis xubin ayaan kasiin doona Jubbaland when it is really built.

Post by Gubbet »

Sxb, Ogaadeen and Mareexaan do not have any disagreements or contentions. We are both cognizant of each other and intenalize our shared purpose and fate. Inshallah, things will be resolved amicably.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Garxajis xubin ayaan kasiin doona Jubbaland when it is really built.

Post by theyuusuf143 »

Gubbet wrote: Sun Mar 05, 2023 4:40 pm Sxb, Ogaadeen and Mareexaan do not have any disagreements or contentions. We are both cognizant of each other and intenalize our shared purpose and fate. Inshallah, things will be resolved amicably.
Can you admit inaad ogaaden iyo daarod ba curyaaminseen, rajadoodi jubaland midaysan .
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”