Re: Can we really stop the delulu posting and actully talk about pressing issues that actully matter
Posted: Mon Mar 13, 2023 6:05 am
Dadkan waxa loo sheegay state ba loo samaynaya. Dadkoodi bay qixiyeen. Magaaladoodi bey daroodka kale burburiyeen. Kaftanki ba ka xidmay oo waxa dab noqotay in la haysto. Daroodki kale ba bililiqaysanaya magaaladi. State ay haystaana habayaraate majirto. I don’t think slamaha will allow their town to be destroyed again by drunkereds kkkkk