15.Waano
U lahaw dulqaad badan
Hadallada qof kuu daran
Deg deg waa balaayee
Damiirkaagu yuu lumin
Dambi weeye cadhaduye
Nin deelqaafay haw bixin
Duur xulkiyo u jeedada
Haku dagmin weedhaha
Dibjir lalama doodee
Dibnahaaga haw furin
Haka lumin dantaadee
Cabdiyoow digtoonoow!
Darajiyo aqoon sare
Ruux diin ku baaluqay
Dersi laga ishaartiyo
Xurmaa lagu daweeyaa
Digashadu ma fiicnee
Kol haduu dinaahshana
Dadka uu ku jaroo
Cujbi laga dareemana
Aamus lagu dadaaliyo
Dulqaad weeye xaajadu!
Hal Abuurka Seedyare: A collection of my poetry
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

Re: Hal Abuurka Seedyare: A collection of my poetry
16.Muuse Bixi
Abwaan HY ayaa soo qoray "Malkadii Gabiiliyo dalxiis,haradiii Muusaa leh!"
Anna Jawaab kooban ayn ku barayaa Muuse qof uu yahay
Malkadii gabileey
Musihii ku noolaa
Maata doox inuu yahay
Miyadaan ogsoonayn!
Maadhiin holcaayiyo
Wuxuu moodhar guuxaya
LASCAANOOD ku miijiyay
Miyaadan ogsoonayn
Masjidkii Ilaahiyo
caruurtiyo maatada
Wuxuu maamo ciil baday
Miyaadan ogsoonayn !
Mardabaynta Daarood
Macaash lagama gaadhee
Wuxuu Muuse ciil qabo
Miyaadan ogsoonayn!
Jawaabtiisu waxay noqotay
Marraa waaxid saaxib
Midhkaa waan qiraayaa !
Shacabka iidoor way ogyihiin Muuse inuu yahay Dhagar qabe ficil iyo qabyaalad ky fal gala blse kuwa ayyidsan iyo kuwa kaleba way isugu jiraan.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 6 Replies
- 986 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 2 Replies
- 573 Views
-
Last post by Seedyare
-
- 0 Replies
- 303 Views
-
Last post by Seedyare
-
- 4 Replies
- 654 Views
-
Last post by Seedyare
-
- 6 Replies
- 1051 Views
-
Last post by mody21
-
- 0 Replies
- 348 Views
-
Last post by KeligiiJabhad
-
- 6 Replies
- 1421 Views
-
Last post by Redsea90
-
- 0 Replies
- 281 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 934 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 1 Replies
- 488 Views
-
Last post by Kukri