Developing: Clan fighting btw Marehan and Ogaden breaks out in Kismaayo.
Moderator: Moderators
Re: Developing: Clan fighting btw Marehan and Ogaden breaks out in Kismaayo.
"Ogadeen" sheegeysid in KISMAAYO the Maxamed Zubeer ones altogether are less than Reer Dalal Ugaas Diini from CAABUDWAAQ in Kismaayo. Have several seats kiddo. My brother is in Kismaayo right this second. All those ilka case Rer Abdille from Nogob and Marsin eho all fled to Kismaayo in 2013 to join Ahmed Madoobe all ran back in disappointment and in ability to acclimatize by 2019. If Madoobe was actually dependent on Ogaden and did not have KDF mercenary army, he would have actually atleast built a militia and would have invested in them accordingly. He found all the guys flocking to him a nuisance and more cuts from the pile so he greedily closed his gates. Do you see Abdi Ali Raage? Raage represents the boom and bust. The time he left Kismaayo is when they were all leaving. Ogaden ku lahaa. Have several seats kid. Rer Dalal Ugaas in Kismaayo is equivalent to all Ogaden there, forget a clan like Talxe Mareexaan which is today 40% of AFMADOOW district!!
-
- SomaliNet Super
- Posts: 17681
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Developing: Clan fighting btw Marehan and Ogaden breaks out in Kismaayo.
Waar bal waanu idiinu soo ducaynayna, you guys are lucky atleast ummadda soomaliyeed qof wallaahi xumaan idinka tirsanaya ma jiro except gubbet iyo tolkiisa. Xitaa study yo badan oo aan akhriyey Cid minority ah oo aad dhibteen ma jiraan, dhaqankaa wanaagsan kusii socda cadawgana ilaahay baa masiibo Ku sallidaya. Marwalba muujiya naxariis iyo Somalinimo , waxad tihiin laandheere ummada xil baa idinka saaran ilaaliya dadka iyo deegaan kaba . Dhuxul bay dhoofiyaan baa laydinku xataaye joojiya iyadana. Dhulka hala beertoeliteSomali wrote: Sat Jun 24, 2023 3:44 pmwaa gabadh ogaden ah oo reer isaaq ah oo caruur marexan ah haysata. Moryaan ogaden ah yaa ninkeedii dilay. Bah geri Ogaden tried to take her house and reer isaaq Ogaden said no, and there was a little skirmish, and now it has been resolved. Bal adugu kaalay garo marexan waxa meesha soo dhex galiyay. ninkaa gubbet ah waa ina gumeed ciilan oo raba inuu afka ku ciil baxo.theyuusuf143 wrote: Sat Jun 24, 2023 3:37 pm Waxba kama jiraan fadeexadaas mareexaan Ku fidinayaan. Bal arka qofka naagtaas gacanta la,,a soo gudbinaya waa isla mareexaan. Yagoo ogaaden Ku shaanbadaynaya inay gabadh miskiina naafeeyeen. Igu walaahi muuqaalkasi waa been .![]()
Re: Developing: Clan fighting btw Marehan and Ogaden breaks out in Kismaayo.
Yusuf, you are droning on too much sxb. You seem to have a problem with Darod people in their homes. Dhulbahante Laascaanood baad maseeyr iyo xinaaso aad ka qaadey ku qafiiftay Mareexaan iyo Jubbalandna maxuu Dhulbahante uga urahayaa Mareexaan baad ku maageysa adigoo doqonkaan nala dhaashay ku awr kacsanayo oo taa cadeeyn u tahay waxaad ka tiraahdid xagaa iyo Awaare eed aad kolkaad ishaysatan aadba ka xishoon inaad anigu qudheyda igu tiraahdid "Ogaadeen waa gumeysi ku koroow, Axmaarka isagaa ka cadowsan!!!"
Re: Developing: Clan fighting btw Marehan and Ogaden breaks out in Kismaayo.
As for what is going on yes the trigger used is a Og/Reer Isaaq young woman with MX/Wagardhac sons but the fight was started by Marehan because the ownership of what is the trigger is Marehan properties! I literally forewarned just YESTERDAY Marehan would starting the beginnings of "colaad" towards Madoobe no longer considering him a legitimate political actor.
There is a trajectory here and this is only the beginning!!!
https://www.somalinet.com/forums/viewto ... 0&t=410013
There is a trajectory here and this is only the beginning!!!
https://www.somalinet.com/forums/viewto ... 0&t=410013
- KacdoonSool
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1189
- Joined: Tue Feb 28, 2023 5:21 pm
Re: Developing: Clan fighting btw Marehan and Ogaden breaks out in Kismaayo.
Somalia is such a shithole
-
- SomaliNet Super
- Posts: 17681
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Developing: Clan fighting btw Marehan and Ogaden breaks out in Kismaayo.
Waar weligay baan faduul Ku jiray intan daarod caayey na wax kaa damiir xun weligay ma arag xitaa weligaa iimaad muujin the possibility inaad ogaaden heshiin doontan cuqdad luga leh baad tahay , car iisoo qor I love cagdheer. Kkkkkkk. Kudaafad baad tahay oo wallaahiya seriously. Waxba waqooyi haysku maqiiqi. Bal maxaad dhulmahante u tartay caawadan baan maadaafiic Ku garaacaya atleast cagdheertu balan qaad beena uma sheegan.. where are you ?Gubbet wrote: Sat Jun 24, 2023 4:16 pm Yusuf, you are droning on too much sxb. You seem to have a problem with Darod people in their homes. Dhulbahante Laascaanood baad maseeyr iyo xinaaso aad ka qaadey ku qafiiftay Mareexaan iyo Jubbalandna maxuu Dhulbahante uga urahayaa Mareexaan baad ku maageysa adigoo doqonkaan nala dhaashay ku awr kacsanayo oo taa cadeeyn u tahay waxaad ka tiraahdid xagaa iyo Awaare eed aad kolkaad ishaysatan aadba ka xishoon inaad anigu qudheyda igu tiraahdid "Ogaadeen waa gumeysi ku koroow, Axmaarka isagaa ka cadowsan!!!"
Re: Developing: Clan fighting btw Marehan and Ogaden breaks out in Kismaayo.
Sxb, we support Laascaanood because what Muuse has done is dulmi. Now for 10 years just a tad shy of the length of time Somaliland has had Laascaanood, Kenya has been in Jubbaland using this nefarious BASTARD Madoobe as the King of all Horgal even using gunship helicopters against Mareexaan geeljire and hitting telecommunications infrastructure and even attempting to build a wall literally in the middle of Beled-Xaawo. I don't care you can have a position on what Kismaayo means and ultimately how Darod should share since it is an important issue to all Darood, Sade, Harti, Absame, Tanade, Awrtable, Ciise but I will not allow someone to question or get involved in Mareexaan dealing with this subversive bastard meesha Kenya ku naasnuujisay. Waa ninka xataa HAL WARQAD oo cambaareyn ah kasoo saarin dagaalka Laascaanood isagoo kursiga Jubbaland sheeganahaya. The governor of Gedo was writing dhiirigelin for SSC practically svery single day for Las Caanood SSC Revolution while this nefarious plant has not even said PEEP even going to meet Ismaaciil Abeeso in Djibouti. Your position is very "MJ" because they only see "MX" in Kismaayo issues. It is NOT the Dhulbahante position who has the same 100% as we do regarding Madoobe's subversive imposed planting to neuter the power of Darod Jubbaland. Waxeey tahayba you can have your own opinions but I kindly encourage you to stay out of our personal fight with the entire nefarious hack subversion leftover in Kismaayo from Uhuru Kenyetta. We intend to fumigate the focking place. Guul Laascaanood!
Last edited by Gubbet on Sat Jun 24, 2023 4:43 pm, edited 1 time in total.
Re: Developing: Clan fighting btw Marehan and Ogaden breaks out in Kismaayo.
I love Ogaadeen waana iga daacad oo wallahi oo billahi oo tollahi I love Ogaadeen. I despise Geedanaar!!!theyuusuf143 wrote: Sat Jun 24, 2023 4:36 pmWaar weligay baan faduul Ku jiray intan daarod caayey na wax kaa damiir xun weligay ma arag xitaa weligaa iimaad muujin the possibility inaad ogaaden heshiin doontan cuqdad luga leh baad tahay , car iisoo qor I love cagdheer. Kkkkkkk. Kudaafad baad tahay oo wallaahiya seriously. Waxba waqooyi haysku maqiiqi. Bal maxaad dhulmahante u tartay caawadan baan maadaafiic Ku garaacaya atleast cagdheertu balan qaad beena uma sheegan.. where are you ?Gubbet wrote: Sat Jun 24, 2023 4:16 pm Yusuf, you are droning on too much sxb. You seem to have a problem with Darod people in their homes. Dhulbahante Laascaanood baad maseeyr iyo xinaaso aad ka qaadey ku qafiiftay Mareexaan iyo Jubbalandna maxuu Dhulbahante uga urahayaa Mareexaan baad ku maageysa adigoo doqonkaan nala dhaashay ku awr kacsanayo oo taa cadeeyn u tahay waxaad ka tiraahdid xagaa iyo Awaare eed aad kolkaad ishaysatan aadba ka xishoon inaad anigu qudheyda igu tiraahdid "Ogaadeen waa gumeysi ku koroow, Axmaarka isagaa ka cadowsan!!!"
-
- SomaliNet Super
- Posts: 17681
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Developing: Clan fighting btw Marehan and Ogaden breaks out in Kismaayo.
So what's the problem in yar samra axmed madoobe wuu tegayaaye . Adeer ummadu dagaal dooni mayso . Inaad heshiisaan waxay soo kordhinaysa in somalidu horumarto
-
- SomaliNet Super
- Posts: 17681
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Developing: Clan fighting btw Marehan and Ogaden breaks out in Kismaayo.
By the way isoo macsuun ayaantad cagdheer heshiisan illeen process ka saamayn baan Ku lahaaye. Halkaa Ku jooji wixii hore , hadaad sii wado anna waan wadaya kkkkk
Re: Developing: Clan fighting btw Marehan and Ogaden breaks out in Kismaayo.
War anigu Ogaadeen iyo xataa ninkaan igu qafiifay ee eliteSomali wallahi waxba kama qabo hadii ay Garbahaareydu juffaddeyda degto hadii ay nala soo deegaan Kismaayo iyo Jubbaland ayaad sheegtaye waana iga wallahi oo wayga daacad. Geedanaarse diiday! DIIDAY!
-
- SomaliNet Super
- Posts: 17681
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Developing: Clan fighting btw Marehan and Ogaden breaks out in Kismaayo.
Ninkad Ka cabanaysa xitaa kuma nebca anoo afkiisa Ku hadlaya. Anigu dadka aamusan oo dhan baan u hadlaa , faduul socotan ahay mudane haatan iyo Dan maxaad u malaynaysa in lagu heshiin Karo , swallow your pride. Dunida maanta inaga ugu hooseeyna foolxumay kugu tahay in nin gooni goosato ahi maanta kuu sheego the beauty of unionism.Gubbet wrote: Sat Jun 24, 2023 5:00 pm War anigu Ogaadeen iyo xataa ninkaan igu qafiifay ee eliteSomali wallahi waxba kama qabo hadii ay Garbahaareydu juffaddeyda degto hadii ay nala soo deegaan Kismaayo iyo Jubbaland ayaad sheegtaye waana iga wallahi oo wayga daacad. Geedanaarse diiday! DIIDAY!

-
- SomaliNet Super
- Posts: 17681
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Developing: Clan fighting btw Marehan and Ogaden breaks out in Kismaayo.
Guys I genuinely love my brother gubbet , habeen wanaagsan
- eliteSomali
- SomaliNet Super
- Posts: 5746
- Joined: Mon Dec 12, 2011 2:29 pm
- Location: Jewnited States of America.
Re: Developing: Clan fighting btw Marehan and Ogaden breaks out in Kismaayo.
daacad ma hungoowdo sxb. We will do what we've been doing. My cousin Gubbet siyaasadii iyo wuxuu isku khaldayaa cuqdad iyo nacayb.theyuusuf143 wrote: Sat Jun 24, 2023 4:09 pmWaar bal waanu idiinu soo ducaynayna, you guys are lucky atleast ummadda soomaliyeed qof wallaahi xumaan idinka tirsanaya ma jiro except gubbet iyo tolkiisa. Xitaa study yo badan oo aan akhriyey Cid minority ah oo aad dhibteen ma jiraan, dhaqankaa wanaagsan kusii socda cadawgana ilaahay baa masiibo Ku sallidaya. Marwalba muujiya naxariis iyo Somalinimo , waxad tihiin laandheere ummada xil baa idinka saaran ilaaliya dadka iyo deegaan kaba . Dhuxul bay dhoofiyaan baa laydinku xataaye joojiya iyadana. Dhulka hala beertoeliteSomali wrote: Sat Jun 24, 2023 3:44 pmwaa gabadh ogaden ah oo reer isaaq ah oo caruur marexan ah haysata. Moryaan ogaden ah yaa ninkeedii dilay. Bah geri Ogaden tried to take her house and reer isaaq Ogaden said no, and there was a little skirmish, and now it has been resolved. Bal adugu kaalay garo marexan waxa meesha soo dhex galiyay. ninkaa gubbet ah waa ina gumeed ciilan oo raba inuu afka ku ciil baxo.theyuusuf143 wrote: Sat Jun 24, 2023 3:37 pm Waxba kama jiraan fadeexadaas mareexaan Ku fidinayaan. Bal arka qofka naagtaas gacanta la,,a soo gudbinaya waa isla mareexaan. Yagoo ogaaden Ku shaanbadaynaya inay gabadh miskiina naafeeyeen. Igu walaahi muuqaalkasi waa been .![]()
If we were as bad as he paints us to be, we could have killed every single marehan in kismaayo in 2013 let alone today where we are so much stronger than we were then.
- eliteSomali
- SomaliNet Super
- Posts: 5746
- Joined: Mon Dec 12, 2011 2:29 pm
- Location: Jewnited States of America.
Re: Developing: Clan fighting btw Marehan and Ogaden breaks out in Kismaayo.
Her kids are reer diini actually, she's reer isaaq and her mom is wagardhac.Gubbet wrote: Sat Jun 24, 2023 4:28 pm As for what is going on yes the trigger used is a Og/Reer Isaaq young woman with MX/Wagardhac sons but the fight was started by Marehan because the ownership of what is the trigger is Marehan properties! I literally forewarned just YESTERDAY Marehan would starting the beginnings of "colaad" towards Madoobe no longer considering him a legitimate political actor.
There is a trajectory here and this is only the beginning!!!
https://www.somalinet.com/forums/viewto ... 0&t=410013
Everything you say is fake. Get your facts before making a fool out of yourself.
and yeah the fight was started by rer isaq darawiish soldiers after bahgeri, also daraawiish soldiers tried to take her land.
marexaan meel walba soo gali

At this rate if aliens attack earth, I wouldn't be surprised if you came on here and told us how mareahan reer habel reer hebel are fighting of alien invasion.

stop the fake news waryaa.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 951 Views
-
Last post by luis1
-
- 19 Replies
- 3066 Views
-
Last post by zingii
-
- 114 Replies
- 7567 Views
-
Last post by Adali
-
- 6 Replies
- 848 Views
-
Last post by DawladSade
-
- 9 Replies
- 914 Views
-
Last post by ReturnOfMariixmaan
-
- 0 Replies
- 505 Views
-
Last post by Gubbet
-
- 5 Replies
- 700 Views
-
Last post by Enemy_Of_Mad_Mullah