Page 2 of 2
Re: Even Cadaan Shocked! Somali Musiibo Culusow Sends Niece To Olympic Event!
Posted: Wed Aug 02, 2023 8:09 am
by Northkil
Gubbet wrote: Wed Aug 02, 2023 7:42 am
Northkil wrote: Wed Aug 02, 2023 4:54 am
gobdoon wrote: Wed Aug 02, 2023 4:19 am
Give the lady a break don't demoralise her after all may be she missed the break how many times you see an athlete missing break and left behind
This is proving to be a major scandal, in my eyes the girl is blameless she didn't know any better. You have to recognise this has gone viral internationally. No ill intentions
She is not blameless. For one we do not know if she precipitated the nepotism or in other words "asked" to be selected thereby depriving others who were qualified and two, she should have known she is not a runner or capable of competing at an international running competition. The girl isn't a badly trained athlete or even an athlete stunted by limited resources or opportunities in comparison to her competitors---she was not an athlete at all. She is not blameless.
Fair points

Re: Even Cadaan Shocked! Somali Musiibo Culusow Sends Niece To Olympic Event!
Posted: Wed Aug 02, 2023 8:42 am
by Murax
Culusow is literally the living definition of ceeb maloo dhinto. Hadi loo dhiman lahaa he’d be dead long time ago. I really wonder if he is a ajinabi mashrooc with the mandate to basically destroy the Somali race psychologically so the country never recovers.
Re: Even Cadaan Shocked! Somali Musiibo Culusow Sends Niece To Olympic Event!
Posted: Wed Aug 02, 2023 8:44 am
by Murax
FarhanYare wrote: Wed Aug 02, 2023 7:45 am
Its embarrasing; however, a good effort nonetheless 22sec is a good effort coming from semi overweight xalimo who never ran before. If this woman was darood would we see the same energy coming from darood on social media? The only person who came out embarrased was herself not the country she reps but herself first so people need to mind their business.
Hawiye spin
Re: Even Cadaan Shocked! Somali Musiibo Culusow Sends Niece To Olympic Event!
Posted: Wed Aug 02, 2023 8:50 am
by Northkil
Re: Even Cadaan Shocked! Somali Musiibo Culusow Sends Niece To Olympic Event!
Posted: Wed Aug 02, 2023 9:08 am
by barbarossa
Culusoow, not bright at all. Haduu caqli leeyahey tartanka "cento fagax" umu diri laheyn gabar hawiya oo diidiin ka dheereeyo ee waxuu ka soo xulan lahaa gabar cheetah camal ah oo ka dhalatey beesha daarood oo ilaa 1991 dominate gareyneysey 100m dash field.
Re: Even Cadaan Shocked! Somali Musiibo Culusow Sends Niece To Olympic Event!
Posted: Wed Aug 02, 2023 9:23 am
by Gubbet
llaahaygii Xassan Dhiiqo keenay, Alhamdulilah. 🤲Subxaana Qaadiroow, thank you. 🤲
Waxaad haysato qiimaheeda waxaad baran gacantaadu markeey ka baxdo.
Ilaahaygi keenay Hassan Dhiiqoow, mahadsanid. Eeboow mahadsanid 🤲
Somaale yaa wali is gaaray, aa lays BARAA---in lays barto wanaag baa saadanbe ugu jirto, waxaad dhib moodo waa dheef lagu baxsan doono, ha lays barto Somaley, is barta, barta Xassan DHIIQO, walle iyo bille aa lays BARAA
Re: Even Cadaan Shocked! Somali Musiibo Culusow Sends Niece To Olympic Event!
Posted: Wed Aug 02, 2023 9:38 am
by bashe19
Waryaa gabadhaan wa u qaraxdey wlhi

Re: Even Cadaan Shocked! Somali Musiibo Culusow Sends Niece To Olympic Event!
Posted: Wed Aug 02, 2023 12:19 pm
by gobdoon
There is no such as 10M run in athletics she meant 100M which is run by fastest people in the world, but she had no clue at least people taking her should have given her some information and what to expect
Re: Even Cadaan Shocked! Somali Musiibo Culusow Sends Niece To Olympic Event!
Posted: Wed Aug 02, 2023 12:21 pm
by KacdoonSool
gobdoon wrote: Wed Aug 02, 2023 12:19 pm
There is no such as 10M run in athletics she meant 100M which is run by fastest people in the world, but she had no clue at least people taking her should have given her some information and what to expect
she is just a dirty mooryaan just like her dirty oncel
Re: Even Cadaan Shocked! Somali Musiibo Culusow Sends Niece To Olympic Event!
Posted: Thu Aug 03, 2023 4:02 pm
by DR-YALAXOOW
Gabadha waa Daarood. Waxay ka sii Tahay OGAADEEN. waan la hubaaa 100% Ogaadewn waxay ka sii Tahay MAXAMED zubeeyr
Re: Even Cadaan Shocked! Somali Musiibo Culusow Sends Niece To Olympic Event!
Posted: Thu Aug 03, 2023 4:27 pm
by theyuusuf143
DR-YALAXOOW wrote: Thu Aug 03, 2023 4:02 pm
Gabadha waa Daarood. Waxay ka sii Tahay OGAADEEN. waan la hubaaa 100% Ogaadewn waxay ka sii Tahay MAXAMED zubeeyr
Ogaaden Ku marathon Ka waa Ku fiicnaan karaan dad uga adkaysi badan ma jiraan field kaas. Laakiin inantaas orod aynaan aqoon baa loo diray oo speed Ku taxaluqa. Waar ogadenaw walaalayal marathon Ka guul u keena somalida
Re: Even Cadaan Shocked! Somali Musiibo Culusow Sends Niece To Olympic Event!
Posted: Thu Aug 03, 2023 4:30 pm
by DR-YALAXOOW
Gabadha waa Ogaadeen waxayna ku dhalatay kuna kortay magaalada Xamar... Gudoomiyaha ciyaaraha fudud was Habaryarteed laxmi ah.. Gabadha waligeed horay uma aysan ordin. Waa first time ay orodo.. Corruptionkaas waxaa ka masuuul ahaaa Gabadha Habaryarteed
Xasan sheekh has nothing to do whis...
Re: Even Cadaan Shocked! Somali Musiibo Culusow Sends Niece To Olympic Event!
Posted: Thu Aug 03, 2023 4:33 pm
by theyuusuf143
DR-YALAXOOW wrote: Thu Aug 03, 2023 4:30 pm
Gabadha waa Ogaadeen waxayna ku dhalatay kuna kortay magaalada Xamar... Gudoomiyaha ciyaaraha fudud was Habaryarteed laxmi ah..
Xasan sheekh has nothing to do whis...
Dameer yahaw adiga miyaa orod dhaama maxaad inanta Ku haysata atleast she tried.
Re: Even Cadaan Shocked! Somali Musiibo Culusow Sends Niece To Olympic Event!
Posted: Thu Aug 03, 2023 4:43 pm
by DR-YALAXOOW
theyuusuf143 wrote: Thu Aug 03, 2023 4:33 pm
DR-YALAXOOW wrote: Thu Aug 03, 2023 4:30 pm
Gabadha waa Ogaadeen waxayna ku dhalatay kuna kortay magaalada Xamar... Gudoomiyaha ciyaaraha fudud was Habaryarteed laxmi ah..
Xasan sheekh has nothing to do whis...
Dameer yahaw adiga miyaa orod dhaama maxaad inanta Ku haysata atleast she tried.
Qaldaanoow. First markii athletis La xulanayo waa in Hone town and home country Kaalinta koowaad galaaa. And then International ciyaaraha ka dhacaya loo diraaa.
Daroods are idiots.. Gabadha Eedadeed iyo Agaasimaha guud wasaarada isboortiga ayaa Gabar aan waligeed ordin Qaraabo ahaaan ugu diray CHINA...
waaa doqonimo. SOMALIA ayey ceebeyeen Daroodka..
Re: Even Cadaan Shocked! Somali Musiibo Culusow Sends Niece To Olympic Event!
Posted: Fri Aug 04, 2023 1:09 am
by theyuusuf143
DR-YALAXOOW wrote: Thu Aug 03, 2023 4:43 pm
theyuusuf143 wrote: Thu Aug 03, 2023 4:33 pm
DR-YALAXOOW wrote: Thu Aug 03, 2023 4:30 pm
Gabadha waa Ogaadeen waxayna ku dhalatay kuna kortay magaalada Xamar... Gudoomiyaha ciyaaraha fudud was Habaryarteed laxmi ah..
Xasan sheekh has nothing to do whis...
Dameer yahaw adiga miyaa orod dhaama maxaad inanta Ku haysata atleast she tried.
Qaldaanoow. First markii athletis La xulanayo waa in Hone town and home country Kaalinta koowaad galaaa. And then International ciyaaraha ka dhacaya loo diraaa.
Daroods are idiots.. Gabadha Eedadeed iyo Agaasimaha guud wasaarada isboortiga ayaa Gabar aan waligeed ordin Qaraabo ahaaan ugu diray CHINA...
waaa doqonimo. SOMALIA ayey ceebeyeen Daroodka..
Hadiiba cagdheer oo kun KM socdaa xawaare Ku ordi kari waayeen , Naag muufo ama qaad cuntayna maxaad Ka fili Digtoore.

Waar orodka fagaxda ah kuma wanaagsanin ee Marathon Ka aynu shidano. Weliba Xitaa marathon kana waad Ku liidataan qadaadweynay. Oo idinku lowland baad Ku nooshihiin somalida buuralayda degtaa Ku fiican marathon Ka. Kubada cagta ama waxad u taqaniin banooniga baan u malaynaya inaad Ku wanaagsanaan kartaan hadii ciyaal reer xamarka investment la geliyo.