Runta ma kuu sheegaa? Galmudug, Xeeb iyo Dhuuso, waxeey doonaan ha yiraahdaan, when you remove created human lines, the central plateau is 3 lands;theyuusuf143 wrote: Mon Aug 14, 2023 3:43 pmWax qabyaalad Ku dhisan maba burburaan. Galmudug waa hawiye state. Weliba waa Ka ugu awooda iyo baaxada weyn, dirkayagana wixii hawiyaha Ka daadaata baaba nagu filan. Cidhiidhi baabad nagu haysan ee horta na dhaafa mareexaanaw khayr ilaahay haydin siiyee. Galmudug Will last for centuries , sidan wedkayga u hubo baan u hubaa. Habaarku waa xagiina. Markad tagtaana waxad taraysen baa yaraa Ka dhegeysta radio galmudug oo uu inanka walaashay dhashay joogo.Gubbet wrote: Mon Aug 14, 2023 3:02 pm Walle iyo bille sideey ila tahay wakhti aad u dhaw ayeey Galmudugta oo dhan ku burburi ee in la kala guuro taa Alle waad ka helayi u hamdi-naq![]()
Remember I said "Galmudug" will NOT last Hassan Sheekh in this term for the same reason it did NOT really exist before Farmaajo government.
This is only the "process" to dissolution.

1. Mudug, between Gaalkacyo and Galaadi, Majeerteen, Layl Kase, Awrtable
2. Ximan, between the highway and Wardheer-Shilabo, Mareexaan iyo inyaroo Dir ah
3. Herab; between the coast and the Highway, Gorgaarte, Karanle iyo inyaroo Dir ah
The central plateau gebigeedba waa Daarood iyo inyaroo Irir lagu qurxiyey
Galmudug waa Ximan iyo Herab, waa Mareexaan iyo inyaroo Irir lagu qurxiyey
Waxba ciid Darood nacay oo dan iyo muraad uusan ka lahayn yeeynaan isku maaweelin toban magac iyo kuraas hadaad u kala baxisaan ba maqsuud baan ku nahay jidkaa dheer taano ka mid ah inaydaan nooga soo dhaafin, waxa ciriiri lagu hayaba waa inaga, caano iyo malab baad moodaa in agtayada laydin kaga sheegey, Culusoowgaam iyo Mahad Salaad iyo waxaa dhan ba naga dul qaada oo xagaa iyo Hobyo iyo Ceelbuur la aada arliga waad ujeedaa waa wasac ee, ducaaba idin kugu dareeynaa
