- Mogadishu - ‘Delta 031 waxad soo gashay hawada Somalia’ [in english]
- Hargeisa - ‘Aar waa beentii e, waa hawadii Somaliland, kuwani hawoba ma iyagaa leh dhinac walba Alshabaab ba ka xigta e’ over
- Mogadishu ‘Waraa qawdhan naga aamus oo hawada ka bax’
- Hargeisa ‘Aar waxba aamusi maynee, maxaa diyaaraddayadii kuu geeyey’
Delta 031 - isagoo wareersan ‘We dont understand what you saying - maintaining 3000ft over.
Mogadishu ‘Delta 031 can you hear me’
- Hargiesa - ‘Alla mayee can you see me’ walaahi ban cidi soo fadhiisanayn maanta’ khalli! sow wixii lagu heshiiyey maydaan jebin’
- Mogadishu - Waraa walaahi ICAO idinka ashkateyneynaa.
Abdirashid Jeeni kkkkkkkkkkkkk
- Hargeisa - ‘aar laxey baad tahee Ikaawaad sheegeysaaye haddaad doonto Masar u cabo niyow’
Illaa shalay hawadii Soomaalida masiibo ayaa ka taagan baa la leeyahay, warkaa ma haysaan? Kkkkk
