Page 2 of 2

Re: Somaliland elections thread

Posted: Mon Oct 14, 2024 5:07 pm
by theyuusuf143
kaliil wrote: Mon Oct 14, 2024 9:50 am [quote=theyuusuf143

Maxaa loo dili waayey you think Intu dad iska laayuu hargeisa kusoo laabanaya. Dadkii uu dadkooda laayey deyn maayan. Cirro inuu talada qabto macnaheedu maaha in qashin oo dhan soo xaroonayan.
Arintii buurta way dhamaatay oo waa laga heshiiyay. Waatii mag lakala qaatay. Weligeed baa la is dili jiray oo laga heshiin jiray. Oofwareen khaladka ma lahayne muuse biixi iyo maxamed kaahin baa khaladka lahaa oo rag buur saaran oo cidna dhibaato u geysan ayay ciidan u diraan markaa kuwii buurta saarnaana waxay is intii la idin layn lahaa is difaaca. Ragii buurta saarnaa hadii shicib layn lahaayeen ama intay magaalo Soo weeraraan ciidan layn lahaayeen dambiileyaal bay noqon lahaayeen laakiin iyagoo buur iska saaran oo wadahadal iyo heshiis ogol ayaa la weeraray
[/quote]

Wax alaale wixii group kaas Ku jiray waa la dilaya , midh midh. Mana Iman karaan somaliland. Laakiin 5 years idin mucaaradi mayno .