Israeli flag flying in SL

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19081
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: Israeli flag flying in SL

Post by FarhanYare »

interceptionka millions of dollars baa ku baxa i very much doubt shacabka hargeysa iney ku difaacayaan
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19081
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: Israeli flag flying in SL

Post by FarhanYare »

hadii isaqa dhulkooda oil iyo gold laga helo haa wey ku difacayaan sax laakiin hadii laga helin kuma difaaci doonan
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32785
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Israeli flag flying in SL

Post by Khalid Ali »

sorry but if we give them a military base they will protect their military base , by the way waxa laga yaaba in trump iyo neytanyahu if they do a joint bombing of the houthis from the air shock and awe , this is possible , and then it is finished neytanyhu is going to attack iran soon to so yeah he needs that to be done
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19081
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: Israeli flag flying in SL

Post by FarhanYare »

waryaa ilahey yaqaan sax ma diidin madfaca berbera usocdo wey ridayaan kuligood laakiin madfac barbera soo marin una socdo hargeysa ama burco lacag kuma bixin mayaan iney ridaan
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19081
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: Israeli flag flying in SL

Post by FarhanYare »

marka waxey noqon rerkii isaqoow oo idhil iney berbera uguuran hadeey houthi weraar weyn soo qaadan
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19081
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: Israeli flag flying in SL

Post by FarhanYare »

This will create mass qax to berbera hadhoow iidoorkii baa isku dhacaya because berbera waa meel aad ukulul sida hargeysa uma weather ficno. So resentment will lead to iney isaq isku dhacaan
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19081
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: Israeli flag flying in SL

Post by FarhanYare »

markii madacfida shicibka isaq hargeysa ku leydo yahuuda wey baxee houthi bey duqeyn hadhowna waa idhin difacnay ee leedahay difac shicib isaq ku dhamaaday difaac miyaa
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19081
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: Israeli flag flying in SL

Post by FarhanYare »

air defence system hadey ku xireyso hargeyso waa difaco fighter jets madfac hawada ka soo dhacaayo qaban meyso. Air defencena idhinma quurto ayaga aaba uu bahan more air defence
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19081
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: Israeli flag flying in SL

Post by FarhanYare »

Aqonsiguuna waa rabaa laakin anigu am someone who is very much pro palestine! waxaan aad suubiseen aad bey iga xanaajisay!
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19081
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: Israeli flag flying in SL

Post by FarhanYare »

Teeda kale umad aad soo barakiciday uu saxixday in dhulkood laga soo wado makula tahay they are going to be like " Isaqoow thank you"? xasuuqii loo geystay bey isaq ugeysan falastiintana waa dad aad uu adag arabta jilacsanta eh maha qoof soo barakiciday nabad hargeysa kulama noolan meydo sababto eeh waxaad xaqiijiday falastiin ineysan jirin soomaha :lost:
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32785
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Israeli flag flying in SL

Post by Khalid Ali »

ma ana so barakiciyey mise iyaga yimid no one is forcing to come , they can choose to remain in gaza but u will get bombd they should be happy we give them a safe place to stay,, falastiin dhul uma hadhin west bank wala wadda qatay there is no lands left there.

Falastiin ma jirto it consist of gaza and the west bank the west bank is controlled by israel 90 percent 10 perceent falastin oo hadhay
its better for falastinta if they fully join israel one state is better two state solution isnt going to work i support a one state
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19081
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: Israeli flag flying in SL

Post by FarhanYare »

isfahsn baa meesha yeela khalid qof weyna baa tahay somalinet 25yrs joogtaa war adigu imaada maadan oran falastiinta laakin yahuuda aa raadineyso mel ee ku qubto sida qashin camal wadan ee san dihin qaata majirto ciro na sharuud bey uga dhigeen inuu qaata waxa gaza ku haray hada. Marka ama yaadhan uyeerin ama uyeer wey kuu soo waadan dadkii sida qashinna hargeysa laguu soo digi...
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19081
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: Israeli flag flying in SL

Post by FarhanYare »

one state solution iyagaa diiday yahuuda because falastiinta umaba ogola basic human rights dee yahuuda waa cawaan. Waxayna cabsi ka qabaan iin falstiintii madax wadanka ka noqoto igu dambeyna ka dhal badnaato yahuuda qarkood waa madhaleys infertile sidaa dartaad urabin hadana 2state marabaan waxay amiinsanyihin inuu ilahey dhulkaas oo idhil ayaga siiyay bas
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32785
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Israeli flag flying in SL

Post by Khalid Ali »

waxas waxba kama jiraan niyo meel u ciiro lugu yidhi israel aqoonsigeeda wuxu ku xidhanyaay falastiin la keeenayo somaliland waxaas there is no evideence for its tabloid nws , even hada la keeni laha i wouldnt see as a big deal , its not shock wave

i think one state is better two state macquul hada maha maba dhici karto hadaba
User avatar
FAH1223
webmaster
Posts: 33846
Joined: Mon Oct 02, 2006 12:31 pm
Location: THE MOST POWERFUL CITY IN THE WORLD
Contact:

Re: Israeli flag flying in SL

Post by FAH1223 »

Khalid Ali wrote: Tue Dec 30, 2025 2:07 am Israel wa waddan awood baddan xidhiidh badan laleh aduunk siiba reer galbeedka wa partnerka aduunka ugu fiican

Ta labaad meel lugu sheegey inay Falastini la keenayo Somaliland dawlada israel ku sheegtey.ma jirto wa been

Laakin xita hadi la keenayo it’s worth it’s. Carab aan abusgerenyo wa iskaga bahanahy no shaqeyaan Xaga iyo bariga geeneyna daaroodka ha cadaaban
Ta kale waxad ka Hadleyse xuuti israel saldhig military. Baa siinayna anti aircraft. Missle ba lugu xidhaya besides South Yemen baba laga jaraya yementa nortka imaraadka wadda

Aqoonsigu meeshi ugu fiicna bu maraya
No its not. :lol: :lol: :lol:

Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”