Page 2 of 4

Posted: Sun May 21, 2006 9:42 pm
by QansaGabeyle
Samatr is an honorary mareexaan. Laughing Anigu xitaa I am an honorary Adan Ibrahim. Smile

Posted: Sun May 21, 2006 11:59 pm
by Samatr
Qansa yes you are an honorary Muxumed Adan
as I am an honorary reer Kooshin.

Posted: Sun Jun 18, 2006 4:52 pm
by xoogSADE14
smatr

shouldn't you need my permission to use the reer kooshin name Laughing

mareexaan waa madaxdii asalka aheeyd xasan kooshin to the fullest Smile

smile maxamud koshin maad tiri, kuwiinaas ineey computers gaareen uma qabine Laughing ... i'm only kidding adeer Wink

Posted: Sun Jun 18, 2006 7:56 pm
by Smile-LiKe-SuN-RiSE
ALAA WAAYAAAB IYO AMAKAAK XOOGSADE DON'T EVEN TELL ME U ARE REER KOOSHIN Mad WARYAA WATCH UR MOUTH REER MAXAMUUD KOOSHIN ARE EDUCATED AND EDUCATE IDIOTS LIKE U NO HARD FEELINGS ABOOWE Laughing Very Happy
PRAAP PRAAP REER KOOSHIN Exclamation Cool Very Happy

Posted: Mon Jun 19, 2006 1:22 am
by xoogSADE14
smile

nin adeerkaa ah oo reer xasan kooshina ah baan ahee i xushmee..... Smile

ps have you ever seen 10 reer maxamud or maxamed kooshin guys together Confused i know i haven't Laughing

Posted: Sat Jul 01, 2006 2:49 pm
by Advocator
Laughing Laughing Laughing Laughing

Posted: Sat Jul 01, 2006 10:56 pm
by Smile-LiKe-SuN-RiSE
[quote="xoogSADE14"]smile

nin adeerkaa ah oo reer xasan kooshina ah baan ahee i xushmee..... Smile

ps have you ever seen 10 reer maxamud or maxamed kooshin guys together Confused i know i haven't Laughing[/quote]
U NEVER SEEN REER MAXAMUUD KOOSHIN OR MAXAMED KOOSHIN U MUST BE KIDDING( Rolling Eyes ) I'VE NEVER SEEN REER XASSAN KOOSHIN EITHER.

Posted: Sun Jul 02, 2006 12:54 am
by xoogSADE14
smile

adeer i was only kidding take it easy Laughing

advo

maxaad ku qosleeysaa soomajeeste yahow Embarassed

Posted: Sun Jul 02, 2006 3:03 am
by Advocator
xoogSADE14 I was enjoying your little cat fight with your 17 year old niece, it was soo cute like watching an old lady slip and fall, man that was fun!!

Dont let me disturb you kids...........continue!! Very Happy

Posted: Sun Jul 02, 2006 5:06 pm
by yasmin507
Laughing Laughing evil

Posted: Sun Jul 02, 2006 5:24 pm
by Advocator
^I hope that wasnt directed at me okay "Snap Fingers".. Rolling Eyes Rolling Eyes

Laughing

Posted: Sun Jul 02, 2006 5:25 pm
by xoogSADE14
advo

markeey reer dalal iyo reer siyaad meesha joogaan anagu tiro kuma faano laakinse saasooy tahay madaxtinimada beesha sade anagaa leh heeyna doona ilaa iyo amar dambe Laughing

Posted: Sun Jul 02, 2006 5:33 pm
by Advocator
Laughing

War Xoog walle Timacade iyo Tuurcase hadeey been kuu sheegin, labo nin baa kuu sheegay.......Ina adeer anaku hadii aan nahney Siyaad, faan manaqaano, ma Dalal baa nomoodey, hada adiga is fiiri yaa faanaaya, walle waxaan u maleeynayaa in majerteen wax niigalo, idinka iyo dalal ba

!

Posted: Sun Jul 02, 2006 5:42 pm
by xoogSADE14
advo

reer kooshin cid mareexaan ka baxsan oon aad isu guursano waxaa kajirta ogaadeen.

laakinse waxaa mucjiso ah idinka reer ba'ayeeste ah oon dhaboyaco meelna isugu imaan maxaad baryahaan dambe hoosta ooga jirtaan Confused ma waxaad moodaan ineey madaxnimada mareexaan idin siin karaanbaa Laughing

Posted: Sun Jul 02, 2006 6:41 pm
by yasmin507
[quote="Advocator"]:lol:

War Xoog walle Timacade iyo Tuurcase hadeey been kuu sheegin, labo nin baa kuu sheegay.......Ina adeer anaku hadii aan nahney Siyaad, faan manaqaano, ma Dalal baa nomoodey, hada adiga is fiiri yaa faanaaya, walle waxaan u maleeynayaa in majerteen wax niigalo, idinka iyo dalal ba

![/quote]
we dnt do the faan thingy we only state the truth Arrow reer dalal 21 gunshotz baby Cool