Page 2 of 4

Posted: Fri Feb 10, 2006 8:34 pm
by kambuli
Isn't X-playa, Sacad (Habargedir) but his mom from Sanaag? Surprised

Posted: Fri Feb 10, 2006 8:42 pm
by Xplosive
Laughing Laughing Laughing Laughing

I think he claims HY.

Posted: Fri Feb 10, 2006 9:45 pm
by Ugaas Diini
"Odaygii Masai ga ahaana sawdigan sawirkiisi sita"

Masai iyo somali intey isku arkeen. Laughing

Posted: Fri Feb 10, 2006 9:47 pm
by Af_libaax
Laughing K a m b u l i

X_ Playa waa mujaahid HY ah , haddii dhibic gaduudan Laughing CASAAN ah oo Sacad Saciid ku jirto Nabigeena suubanaa (pbuh) hadal Xumaana uumaanu quureen , Maraka waa Laughing Habrihiina Waqooyi

Posted: Sat Feb 11, 2006 1:03 am
by Cawar
War Qaldaamiintaan is xayeysiis iyo faan badanaa?? Laughing Laughing Laughing

Who knows and who cares about C/rahman Tuur or C/qani Goobe..??

War naga aayara Faanka xoogaa...annaguba kuma faano(habeen iyo maalin) halyeyadeyada iyo wax ma tarayaasheenabee. Laughing Laughing

Posted: Sat Feb 11, 2006 3:28 am
by DamallaXagare
Adiga Masai baad ka hadleysaa, Boqolaal Isaaq ah oo hooyadood Turkana tahay baan indhaheyga saaray. Kuligoodna lama cunsuriyeeyo. They are proud of being Isaaq.

Posted: Sat Feb 11, 2006 5:41 am
by COSTA
ISAAQ IYO TURKANA; DINGA; REDINLE; IYO BORANA OF EAST AFRICA ARE SAME PPL

Posted: Sat Feb 11, 2006 10:03 am
by Samatr
damalxaar sidii inan yar oo la guday baad uu cabaadaa
marka la soo hadal qaado Isaaq.

costa fataalyahow futo qoyan orodoow meesha iskaga bax
abahaa iyo diintiisa was eeyahow eeygu dhalay.

Posted: Sat Feb 11, 2006 12:51 pm
by COSTA
^^ I CAAY SA DOONTA LAAKIN DIINTA HA CAAYIN


IIDOOR -MARDUUF JAAD HELE WA MAKHANIIT FALANE Laughing : Laughing Laughing

Posted: Sat Feb 11, 2006 1:05 pm
by Samatr
af-maymayga naga dhaaf

hadaad muslin aheed sidaas maan kuu caayi laheen
laakin see fataal khariban oo diin heysin ayaa tahay
gaal gaal dhalay inaan ku yidhaado diintaada was kuma khaldani
abaaha iyo diintiisa laba jeer was.

Posted: Sat Feb 11, 2006 1:15 pm
by kambuli
Samatr,

Adiga oo aad raali iiga ah, waana inagii qaraabada ahayne. Please mar dambe diinta ha caayin Sad Oo maxaa kugu dhacay Question

Maxaa ka macna ah haddii ay qof dhashay Turkaana ama Masai? Labaduba waaba dad inoo ege. That is not a big deal. Walaahay inaanan anigu cayba u arkin. Hadda Walaahay baan kuugu dhaartey.

Sowdigan uun og in cid walba iminka laga guursaday. Ilaahay ka baq, oo diinteena macaan ha inaga caayin. Forumka laguma hayo meel uu Costa ku yidhi Diinta waan ka baxay.

Hana igu xanaaqin, waxa aan wanaag ahayn ma wado... Smile

Posted: Sat Feb 11, 2006 2:04 pm
by Samatr
Qof walba wuu ogyahay costa inu sheegtay yahuud
umada somaaliyeed siday uu dantahay wuu caayi jiray
waxaana ahay etoobiaan yahuud ah buu ku faani jiray
diintiisa inaan caayo kuma khaldani

hadaana diinta caayo aniga iyaa ilaahay bey naga dexeysaa

Posted: Sat Feb 11, 2006 4:06 pm
by XidigtaJSL
[quote="DamallaXagare"]Adiga Masai baad ka hadleysaa, Boqolaal Isaaq ah oo hooyadood Turkana tahay baan indhaheyga saaray. Kuligoodna lama cunsuriyeeyo. They are proud of being Isaaq.[/quote]


Oo kaalay. Turkidu miyaaney ahyn dad Muslin ah, miyaaney ahyn dadkii uugu dambeeyey ee lahaada khaliiphada Islam, kuwii Ottomaaninyiinta lagu sheegi jirey waayu, mise hadey Idoor ka guursadaan diintey ka baxeen weeyaan sheekadu, I know this Muuse Ismail lady who was married to a Muslim Turkish guy from Northern Somalia, she is married to a Muuse Carre Jibril Aden now and has many sons for both, there is also this Habar Yonis guy, he is the son of a prominant Somaliland figure, he is married to a Turkish lady who's entire family was born and raised in Hargiesa.

Masai'gan aad sheegaysaana waa dad afrikaan ah oo aaynu isku midab nahay, there is a Muuse Ismail group who migrated to Northern Keyna and live among the Masai, their leaders are Somali Muuse Ismail walaahi they still managed to keep their Somali culture while living among the Masai.



Samatar


Inaadeer wey kaa cadhaysiiyeen maanta, dhag ha u dhigin xaasidiintan nacaybka Duriyadu saameeyey

Posted: Sat Feb 11, 2006 4:15 pm
by Xplosive
sxb wuxuu yidhi TURKANA, not TURKI Laughing Laughing Laughing

Turkana waa kuwo adoon ah oo Ethiopia lagu guumeeysto as far as I know.

Posted: Sat Feb 11, 2006 4:20 pm
by COSTA
[quote="Samatr"]Qof walba wuu ogyahay costa inu sheegtay yahuud
umada somaaliyeed siday uu dantahay wuu caayi jiray
waxaana ahay etoobiaan yahuud ah buu ku faani jiray
diintiisa inaan caayo kuma khaldani

hadaana diinta caayo aniga iyaa ilaahay bey naga dexeysaa[/quote]



AL-XAMDU LILAAH I M MUSLIM


DIINTANA MA CAAYO

AAMANTU BILLAHI RABBA--WA BIL ISLAAMI DINA-WA BI MU7AMADI NABIYAN(CSW)



DADKA DIINTA CAAYA WAANA NECBAHAY