Page 2 of 2
Posted: Sat Mar 11, 2006 10:54 pm
by ERROR
[quote="Demure"]Lol@Foolxume...Actually I find his accent refreshing waaba kaa daalay reer wooqoye dialectka oo meesha qabsaday.
Muriidi, horta soo dhaboow, mida labaad how could you say waa kaa daashay meesha when you only joined laba beri ka hor. You are a quick one at judging miya? Waxaa waala darsaa and then you savor it and believe me you will find yourself acquiring a taste for Somalinet. It is an addective deportment

[/quote]
or tell us your old nicknames

Posted: Mon Mar 13, 2006 10:25 am
by Mureedi
Addunyo haddi joogtid geel dhalaayo aa arkee. Ninkoo dhan aa intiis magac jiriskiis ka noogi aas waxaas baxsadi Foolxume, foolka ha lagaa dhawo ma ku dhihi kariye magac kale oo khaab leh la imaaw meeha.
Demure
Saas i dhehbo, waaba wareersanay, waxa leen mudaayi inii Lamo Goodle lee meehan isku soo aruursaden, hal halkoo reeer Xamar oo soo dhumi aa jiro i dhehbo. Leer a i marti nabarkin akhrihayi wixiid khorti, haye akhbaar keenbo
Posted: Mon Mar 13, 2006 10:30 am
by Samatr
Posted: Tue Mar 14, 2006 10:12 am
by Mureedi
Samatr
Adi magacaada aa la kasaa, Lamo Goodle kii oogu xumaay aa tahay oo duurka ka imaadi, Geel kuul maxaas ka kasaa kurtunkiisa lees ku xogtaa. Geel haddii indho kuul loo mariyo sees yeelss, geed lees ku xogaa ka bacdina waa titiraa, adi hadda saas camal aa tahay.
Posted: Tue Mar 14, 2006 10:28 am
by Samatr
Maandhoow iga raali ahow, anigaaba waalna markaan is idhi wuxu waa Soomaali.

Posted: Tue Mar 14, 2006 8:23 pm
by Xplosive
[quote]Iyaarkoo abootadey geberteda dhashi aa ii soo sheegi meehan, laakin siis iigu sheegi ma ahan. Waxaas dhehe dad aqyaar eh oo kaali arag discussionkoda iyo sii iskugu tuutuuraayaan aa ka yabeysid aa meehaan joogan, haddinbo soo gali....nus laga roone waaye, nuskoo kale gaalyaal waaye, nuskoo kalena laa taclesh waye.....waraa saan isku dhaama nacala niigu yaale[/quote]
looooooooooooooooooooooool walaahay iyo bilaahay I had to read that four times before it made sense
Is this how barawaani people speak? I agree with you though sxb.
Posted: Tue Mar 14, 2006 8:26 pm
by Xplosive
Re: This is not what I was expecting
Posted: Tue Mar 14, 2006 8:41 pm
by sexy-kitten
[quote="Mureedi"]Iyaarkoo abootadey geberteda dhashi aa ii soo sheegi meehan, laakin siis iigu sheegi ma ahan. Waxaas dhehe dad aqyaar eh oo kaali arag discussionkoda iyo sii iskugu tuutuuraayaan aa ka yabeysid aa meehaan joogan, haddinbo soo gali....nus laga roone waaye, nuskoo kale gaalyaal waaye, nuskoo kalena laa taclesh waye.....waraa saan isku dhaama nacala niigu yaale[/quote]
LOL, translate that. war laguma fahmayo ee dadkoo dhan calaamatul su'aal baad maskaxdooda ka dhalisay. Yaa meeshaan kuu soo diray horta?

Lool@ Nacalaa niigu yaale, war hana habaarin baan ku nidhi ee isdeji oo Somaliga xooga jilci.

Posted: Wed Mar 15, 2006 1:57 pm
by Cawar
Posted: Wed Mar 15, 2006 3:23 pm
by Mureedi
Cawar
Kaali adi intee ka baxdi? Wax warkiisa la kasaayo adi iyoney Demure aa ka jirteen, lamadiina waa niila waayi see camalkiin?
Kuwaan oo Kurtunwarey laga keeni ma naga khabsatiinoo saxibow
Posted: Wed Mar 15, 2006 3:25 pm
by COOL-MAN
the mad barawani is back
