Dr. Yalaxow
Bax yaakhee dameerkaada iska raro meehaan wax la bililikheysto ma yaalee.
Demure
Yes, the small red dot makes it a little more attractive but doesn't add any flavor to it.
Damalla
Ar adi maxaa Caano Baraawe ka dafti gebdhaha oo Municipioda Merca agteeda ku gadaayeen, waa lagu khabti tuug
Yaa kasaayo nanac sisin iyo nanac loos?