[quote="kambuli"]Haddaba goormeydun garan in burburkeena iyo kala googoynteena cadow ka shaqeynayo?
Intaad iska daysaan waanu go'ney iyo sheekadan, orda walaalihiin iyo Xamar u miciina....Dhexdhexaadiya, wada hadalsiiya, isu keena etc
Hana igu goobanina sidiinii eh hal qof ii daayaa...... Dhufeys ayaan kasii galaya warmaha iyo seefaha aad soo tuuri doontaan.
Coolman,
Ma maqashay sheekada dhex martay ninka reer Afgaab ee Xamar yimid, iyo ninkii waday markii uu arkay Barlamaankii?
Ninkii reer Afgaab " Waa maxay daartaasi"
Ninkii waday " Waa daartaa dalka laga xukumo"
Ninkii Reer Afgaab " Wax Reer Afgaabi ma ku jiraan ?"
Ninkii waday " Maya"
Ninkii Reer Afgaab " Aga, yaraa intey socon".
Mase ogtahay inay yidhaahdaan " Dadku sow maaha Reer Afgaab iyo in lagu qurxiyey"

[/quote]
Am not reer afgaab but they surly rock wallah
kambul,i hada ayaa waxaa layiri nin reer afgaab ayaa qori soo qaatay oo wadada laistagey isagoo raadinaayo qofuu xab kudhufto, ninbaa soo maray, see wuu shiishay oo xabatii lowga kaga dhuftay. markasuu intuu uyimid kuyiri
kii reer afgaab:"agah, miyey kugu dhacday?"
ninkii dhawaca lahaa: war wey igu dhacdee intan igudaa ila kbaqoo
kii reer afgaab: Agah sideen kudaayaa, waxaan toogtaba waa iikowe
awoowe sir lugg,
hada kahor aa mid luuqa isoo gale oo iguyiri ma'ogtahay sir luggoyo inuu yahay ina adeerkaa?? waxaan kuiri, war adigu kumeed eheyd se maxaa kaa galay haduu luggooyo yahay ina adeerkey iyo hadii kalaba? he disapeared never to come back. from that day i assumed you was reer afgaab since waxa halkaas (zoonahas kismayo iyo degmooyinka udhaw) nooga maqnaa hadaan ilma agah nahay waa nimankaasi iyo in yaroo reer cabdile iyo reer isaaq ah. but today you have proved assumptions wrong. no self respecting reer afgaab will praise qaldaan land or anything associated with them. sheekadana hoos inogu dhig tii yareedoo maria yeysan na maqline, waa xili bac madoow iyo bananka hadeer kari maynee
dhega,
reer afgaab haadan kaseynin/maqal iska dhimo sxb
