Page 2 of 3
Posted: Tue May 16, 2006 10:05 am
by qudhac-m
I realy enjoy when i see Faqash bastards crying, it puts a big SMILE ON MY FACE.
Suldaan qudhac happyman today maygaag
Posted: Tue May 16, 2006 10:15 am
by LaDy-Qac

......IsaaqLand should join ethiopia and call it a day.......

It makes sense to me I mean islaan amxaaro ah bey ku abtirsadan

Posted: Tue May 16, 2006 10:18 am
by kambuli
Xilligii goobashada ayaa la gaadhay
Ilaahay amarkii markaan arko dad sidan isu neceb waxaa maskaxdayda kusoo dhaca keliya...
Doqontu 11 indhood bay leedahay, 10 sokeeyaha ayey iskaga Ilaalisaa,
1 (only 1) waxay iskaga Ilaalisaa shisheeyaha...
Maxaa iskukiin direy? Maxaa iskiin necbeysiiyey?
Marka mutacallimkii sidaa u buko, yaa u maqan Somaali?
Colaad iyo nacayb lama arag lagu gaadho guul.
Waar hoy jooga, oo dabkan iyo nacaybkan aad Somaali ka dhex shideysaan joojiya.
Maxaad kala gureysaan ee meesha yaal? Ma 8 deeda milyan.
Waar jooga oo cuqdadda kala dhex baxa Somaali.
At the end of the day we are all Somalis... None of you go to the Ethiopian cafee... But you know what? you all crowd in Somali cafee. But when you guys think that nobody sees you, this is what you write
Qofna sharaf kuma laha inuu u tego Xabashi.... It is a shame to every Somali.....
Shame on you guys
Diyaarna waan u ahay, qolyihiinii hoosta naagaha ka dhigan jirey dood

Soo daaya madaafiicdii

Posted: Tue May 16, 2006 10:19 am
by qudhac-m
Lady Qac
How Qac are you?
Posted: Tue May 16, 2006 10:20 am
by qudhac-m
Lady Qac
How Qac are you?
Posted: Tue May 16, 2006 11:29 am
by Samatr
[quote="kambuli"]
Samatr,
Miyaan weli kuu fasaxay inaad ii jawaabto? Waa kaa xidhan yahay la hadalkaygu... Mar dambe ha ila hadlin ilaa aad ka noqoneyso nin xurmo yaqaan.... And I mean it...[/quote]
Intaad is waal waalayso waan ku jawaabi doona, ma boqorad ayaad is mooday, dadka kama fiicnid waana lagu jawaabi doona markaad khaldanto.
hadaad soo hadal qaado S'land waan ku jawaabi doona, hadaadna soo hadal qaadin S'land waan ku dhaafi doona saas uu la soco.
Qudhac-Maygaag
Suldaankii maxa kugu dhacay beryahan waa lagaa hadal waayay?

Posted: Tue May 16, 2006 12:10 pm
by qudhac-m
Samatroow
Waar ii waran inaar, ma ogtahay faqashtu wax kale kama xanaaqsana
ee 6 Generations bay qurbaha inagaga danbaynayaaan.

Suldaan qudhac maygaag
Posted: Tue May 16, 2006 12:12 pm
by Samatr
Posted: Tue May 16, 2006 12:23 pm
by qudhac-m
Samatar
haa, siiba habarta meesha fadhida ee MURAAYO GARAAD
Suldaan qudhac maygaag
Posted: Tue May 16, 2006 12:36 pm
by kambuli
Alla hoogney!
Qudhcaow, sharaf isu yeel, yaan sida eyga soo qabo lagu odhan! Waan garanyey markii laguu yeedhayey in lagu leeyahay qabo! Waar hooy xishood ma necbi dadka eh... Haddaan idin naco waxaan noqonayaa doqon 11 indhood leh.... Ma garatay!
Doqonka uumbaa dadkiisa naca oo cuqdad meel la yuurura ilaa qiyaamaha......
Laakiin iska jir yaan qabo qabo lagu odhan... Dhega dhega! Sharaf isu yeel...
Miyaad ilowdey hoostii ayo amuurihii? Mese maanta waxaad ku deysey uun habar

Posted: Tue May 16, 2006 12:41 pm
by qudhac-m
Eeyaahe Muraayo
Maxaad ka shakiday, baryahan tii da'a ahayd fara kulul bay kugu haysaaye.
Suldaan qudhac kuleh inagaa is leeg maygaag
Posted: Tue May 16, 2006 12:51 pm
by kambuli
Qudhacow,
Waxaan ka shakiyey walaal. Nin weyn Ilaahbaa weyne oo lagu odhanyo "Waar qofkan Cay", oo deedna amarkii qaadanaya?
Ha beddelin topic-ga OK my age has nothing to with Melez iyo dadka u guurguuranaya.... Ma garatay walaal... Ka hadal ceebta ina haysata...
Posted: Tue May 16, 2006 12:55 pm
by Samatr
[quote="qudhac-m"]Samatar
haa, siiba habarta meesha fadhida ee MURAAYO GARAAD
Suldaan qudhac maygaag[/quote]
Suldaankiis ma ila aragtay, marka soomaali laga tuuro bada cas uma hanjabto qaar aan aqaano laakinsee marka S'land xabashida isku daweeyaan wey ka cadootaa, tani is yeel yeelis wey dhaaftay.
Posted: Tue May 16, 2006 1:38 pm
by XidigtaJSL
Ruuxan haween ee habeen iyo maalinba dadka kala guraysa hadana Duriyada'oon isha ku haysa waa kuwii uu Qaasim ku sheegay gabaygiisi
Daandaansigii Faqash raggii diidey ka adkaaye
Nimankii is damalloolin jirey dacar la leefsiiye
Derejooyin been ah yaa garbaha loogu daabacaye
Diidiga markii laysla galay Daab ma soo roganne
Kuwii Shaarubaha duubi jirey daadshe qalabkiiye
Digtii horeba waatay baqaha docaha jiidheene
Odaygii dalqada weyn lahaa derejadii xoorye
Daandaan Tumaalkii markii laysu daadsadaye
Wax la yidhi ma daaficine wuu sii dabayshadaye
Laamuu ka degey baa la yidhi Doon intuu koray'e
Isagiyo Dafleba meesha way dacal banneeyeene
Dabatadiyo ways kaashadeen nimanki Daaroode
Degdeg bay dhulkii uga baxeen duhur dharaareede
Alla doori waa waxan lahayn dir ay ku dhaataane
Dad hadday yihiin sida Riyaha looma didiyeene
Dalan-doolki Nayroobi bay dalaq yidhaahdeene
Dal la'aani waw kow dhul ay dib ugu laabtaane
Debedaha ha meereen illeen diide nabaddiiye
Posted: Wed May 17, 2006 5:56 am
by kambuli
Xiidigta,
Acuudu bilaah, qabiil iyo hiilo ayaa indhihii ku tirey. Xataa maad akhriyin wax aan qorey. Seefta uumbaad galka kala soo baxday. Subxaana Allaah.
Waad bugtaaye is daba qabo.
Teeda labaad maba ka xishootaan miyaa inaad hal qof ku goobataan? Acuudu bilaah. Ma ogtahay inay idinka wax idiin dhimeyso?
Haddaad odey iyo habar iyo ciyaala suuqba isu wacan lahaydeen iyo haddaad hal qof oo ila dooda ii deyn lahaydeebna.
Caawa iyo berriba anigaa idhi " Xabashi in loo gurguurto waa gunimo"
In Somaali la kala qaybiyana kasii daran.
U dooda sidii bani Adaamka, maxaad qofka shakhsi ahaan u caydaan marka la idinla doodo? Maxaa cayayaanka idinka dhigey
