[quote="Advocator"]
Hoy Mizzy_Crunk balaayo kugu dhacdey, ku aawey.?? War ghabar yar yaa shukaansan jirey...??[/quote]
looooooooooooool ninyahow weeykan ha ii inkaariin ''balaayo kugu dhacdey'' waryaa take that back..
LAKIIN TELL THESE YOOTS WAG1

cuntona wali waan kaa sugaa..