Waa runtaa walaal oo in pessimist in la noqdo ma fiicna... Bal aan kuu diido wixii aad iiga jid leedahay... Laakiin walaal, waan daalnay sidaan u lahayn " Beribey si uun noqon"..16yrs is a long time. And to be honest with you what kills my hope is mostly when I read the mentality of the so called "Educated People", mostly in this forum... Marka kii dhergey ee aan jiif, shaqo, dawo iyo cunno waayin uu sidan u buko..maxaad ka sugi ka gaajoonaya ee aan xataa heli karin quraac?
Same,
Quote " Doing unjust based on one’s tribe is big wrongdoing " Good job walaal
In yar oo kalena ku dar
