Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
i do agree some reer jubbaland mareexaans do talk funny laakinse anigu asalkeeygu ceelgaab, shilaabo iyo balanbale, qalqalooc iyo cabudwaaq buu kasoo jeedaa.
And mystery continues .......... saxib ha is daalinin hortaa jiraa isoo qaban waayaye. Is your maternal uncle Xaaji Kabo Laawe? The guy who had the most cattle in all Joorre province but when it's time from Zakat, he divides his cattle into chunks that Zakat in not applicable as if he cheat Allah
LorDiplock
My lineage have no link with Moxamed Zubeir, let alone Reer Isaaq. Adiga is Macallim Sambul your uncle?
XoogSade,
This one is for you saxib. Waxaa ii sheegay nin Marexaan ah oo Soonfure ah.
Oday Talxa ah ayaa ceel ka waraabinayay xoogaa ari ah, marka asagu ceelkuu ku jiraa gabadh uu dhalayna bannaanka ayaya taagantahay oo adhiga biyaha ku siinaysaa. Mid ciyaal suuq ah ayaa gabadhii soo ag istaagay markaasuu ku yiri "naayaa aan ku waso" Markaasay tidhi "Ar kac aa lagu yiri" Aaabeheed ayaa ceelka ka maqlay codkeeda markaasuu yidhi "Yaad la warrameey" Markaasay tidhi "Koo xumoo ardaal ah waaye" Markaasuu aabeheed yidhiu "Maxaas rabaa?" Markaasay tidhi "Walaxaa la wasaa kuma lohoo" Aaabeheed ayaa yidhi "Meeqaas bixinaa" markaasay tidhi "Bowlo - 50cents" Markaasuu aabeheed yidhi "Ar u sheeg wax la wasaa ma leh shardoos erigaa cabbo" [/quote]
Adiga is Macallim Sambul your uncle?
He is a relative of Mr. Coolman and hence my reer abti
I have read the tale about the marexaan dude, but I somehow lost some of the funy things in it
I actually laughed out loud when I read this part " Kii intuu qoslay buu yiri "Awowgaa la gub, aayar umbuu Ogaden iska noqday" as if he was sup[posed to struggle for it[/quote]
Dadkani waa dadkii odhan jirey " Aga, dadkuba sow reer Afgaab iyo in lagu qurxiyey maaha"?
has he mentioned macalim sanbul for real what is next? is aw bulaale your grandad
i created this thread to unearth luggoyo's khabiil and to kno more about the mistery surounding this dude but it seems anigaa beerta kujiro . time for me to bow out from somalinet 4 good baa la gaarey.
[quote="Lord Diplock"][quote="mahamed99_sex"]he is the uncle to my mom.he lives in the uk.[/quote]
.
Cool: I have understood the post, except the reply by the reer Dhagaxbuur guy when he the joore guy replies 'I am ogadeen' what does the gaalti guy say? [/quote]
sorry dip lord,he said he (abdale guy)acquired the ogadenimo easily or sa'ing to that effect and like luggoyo said, as if he the abdale guy was to struggle for it