Page 2 of 2
Posted: Thu Jul 27, 2006 12:32 pm
by eyes-only

Abdi, good luck with the campaign.

Posted: Thu Jul 27, 2006 12:35 pm
by AbdiWahab252
Eyes... Well, I am also seeking a habar aaji woman as a back up
Xaarsade: Since we relieved the Ilkoyaar of their weapons
Posted: Thu Jul 27, 2006 3:41 pm
by Wise-Man
Good news indeed..!
Here is another one..
Baraawe i 27, July. 06 ( Sh.M.Network) Ilaa 3 baabuur oo kuwa dagaalka ah, gaari kale iyo maleeshiyo ka badan 40 ruux oo ka soo goostay dowladda KMG ah ee Somalia ayaa soo gaaray gobolka Sh/hoose, iyadoo qado loogu sameeyay degmada Baraawe
Maleeshiyadaan soo baxsatay ayaa waxa ay ku heyb yihiin malaaqii Geeriyooday oo dhowaan ay dileen maleeshiyooyinka C/laahi Yuusuf, ka dib markii dagaal uu ka dhacay magaalada Baydhabo sida ay shabelle u sheegeen abaanduulaha ciidamada gobolka Sh/hoose iyo Maamulka degmada Baraawe.
http://www.shabellenews.com/2006/july/n8004.htm