GREATEST 4 SOMALI POEMS EVER?
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3722
- Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm
- Location: Dabkeenaa bakhtiya roobna waa ina dul joogaaye
Calool,
You are correct they are baando, and they were not defeated. Rather they succeeded and Italy occupied all of the Horn for the next 6 years.
Most of the Somali combatants did not remain with the Italian army but went back to their tribes with their fascist bonuses and weapons. And then went on the rampage pillaging women and livestock.
Aadan Carab, the distinguished Dhulbahante poet, whose poem Minister is the one you are quoting in your opening post, was a member of the baando and so distinguished himself in battle that he and a dozen others were taken to Rome and Florence for Tamashle as a reward for their service. He probably prized the sidearm and rifle he got as a bigger reward.
And that blasphemous poem belongs to Maxamed Cali Goodir, a Biciidyahan warlord. I know Some Hawiye people who are closely related to him.

- Posts: 2955
- Joined: Sat Jun 02, 2001 7:00 pm
- Location: At the end of the tunnel, waiting for the light to come on.
- Cawar I hear u! But we should keep the appreciation in prespective is my point.
- Galol, how come no one gives a thought about cultivating the women's creativeness? Or is that the exclusive God given domain of men?
- Lugooyo, impressive post for reer Kismayo, or is it a copy and past job
Good on though.
Cilmiile, how about sharing one of your own poems with us?

- Samatr
- SomaliNet Super
- Posts: 14767
- Joined: Fri Feb 11, 2005 4:56 am
- Location: Somewhere only we know :P
Faarax Nuur
Lix halkaa ku joogtaan dagaal laabta ka ogaada
Luquntana haddii laydin jaro lugaha meermeersha
Laqantooyo kaagama dartee laliya duulaanka
Laarrigana ha daynina wixii lumaya yeelkiiye
Kun la dirira idinkoo konton ah weydun kaafiye'e
Namiimiyuhu warkuu sheegayaa nacas run moodaaye
Ana nadartu wixii aan arkaan nacam idhaahdaa.
Nin ku xiga naxliga kuu galaa nudayga kaa gooye
Nugaalna an tagee reer Xirsow nacay agtiinniiye
Haddaan Arab waxaa yeela iyo waano kala quustay
Sow inaan dantay waarriyaa igu wanaag maahan
Aduun waa waano iyo Haashimaw wariyo sheegsheege
Arabna sidaan ka weynahay ayaan wax ugu sheegaaye
Hadaan Arab waxaa yeela iyo waano kala quustay
Sow inan danatay waarriyaa igu wanaag maaha
Waraabaha candherley
ka Cayn geela kulaayiyo
Ka Carmaale dushiisa
Arab kiisa cunaaba
isaga weysugu cayn

Niya
Their creaytivity was channeled to more feminine actvities like gossipping, indulging in superstitions like tawwilo, mings and saar and the more design oriented among them making colourful household goods from the goats they killed and stuff.
Aah those were the days: women not wearing the trousers..

- DamallaXagare
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1044
- Joined: Sun Apr 24, 2005 12:11 am
- Location: "I speak of Africa and the golden years of joy" Shakespeare
- Contact:
[quote="Samatr"]Faarax Nuur
ka Cayn geela kulaayiyo
Ka Carmaale dushiisa
Arab kiisa cunaaba
isaga weysugu cayn[/quote]
You know whom Carmaale belongs to . It is Bahogeyslabe territory. From Carmaale to Damallaxagare.
Remember what this sub-clan did to the Iidoors in Sanaag.
Waa Muuse Ismaaciil nimankay ceebtu aad u dhaxashaaye
Iyagay dhamcoojiyo ku noqon dhiriq sideediiye
War Muuse Cabdale dhuuha maxaa dhegaha loo awtay
Sacad Yoonis kii dhaaran jiray, dhedada maxaa saaray
Muuse care waa dhowr ninoo dhaaran kari waaye
Dagaal uma dhigtaan ciilna waa u dhacara goosteene
Garaad cabdalaha dhaa dheeri haduu idin dhibaateeyo
Oo laysla dhaco maydin kaan laydin dhinac taagnayn
War mayaga dhagaxa oo idinka dhoobo noqonaaaya
War maydinkaan tol aad ku dhaarataan iyo dhalasho wayn haysan

Last edited by DamallaXagare on Mon Sep 11, 2006 7:23 pm, edited 1 time in total.
- DamallaXagare
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1044
- Joined: Sun Apr 24, 2005 12:11 am
- Location: "I speak of Africa and the golden years of joy" Shakespeare
- Contact:
But this one is my favorite all time poem
Ina daallin beenaale iyo doqon ha faaneeye
Duf ku baxe hadduu daacad yahay been ma didiyeene
Taariikhda uu duwayo waa mid loox ku daabacane
Waagii dadku is dili jiree la is dabraynaayey
Ee daanka laga feedhi jiray daacifkiyo liidka
Warsangeli inuu duuli jiray doodda wuu qiriye
Degelkii Garadagiyo markaan bohol duqaynaayey
Een danabyadoodii hadhgalay daabaca u qaaday
Digaaliyo Cismaaniyo markaan Bile ka dooxaayey
Dagaal Habar Jeclaa kuugu timi dawdar hadalkii dheh "Midaan dhici karin"
Guutadii darmaanaha kortaye daan kastaba gaadhey "Ciidamadi Gaadh-hayaha"
Ee laga deddoon jiray kolkii dirir la xaaleeyo
Dersinkay tolkaa uga tageen kuuma daalicine
Cali shiraan duray ku iri waa dayuusnimo e "Geraad Ali Shire"
Dhahar baan difaac weerar hiray daaimaa orane "Ugaas Dhahar"
adigoon dardaar werin dulmane dawlada ha eersan
runtu daashka aad joogtid bay dadab u taallaaye
Dararweyne iyo Ceel afweyn duqayda weydii dheh

- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
The best Somail poem of all times
Gabayga Ceelgaab
Gabyagaa waxaa tirshay abwaanka Ween ee Cabdi Maxamed Aw-Magan Oo kumagac dheer Cabdi Galayax Waxuu Abwanku gabygaan tirshay 1957 waxuu yiri sidaan
Ogaadeen hunguri baa diliyo, haabo meel kora'e
Hindisaha Cismaan qaalli baa, hodey naftoodiiye
Ayagoo xaqay naga hayeen, lagu hitaynaayey
Heshiis iyo walaalinimo waxaa, looga heli waaye
Geelaas Hiraab laga dhacoo, hogorka waaweyn leh
Oo uunka qoladii hoshaba, lagu halaagaayo
Oo uu kor ugu heedaaman yahay , haybkyaga Diini
Hawadooda Eebaa baa ku ridey , hoorka qaysada'e
Goorteey haleelada arkeen, hilada qaadaysa
Haruubgaallada u cule siday ,hoomo leedahaye
Waa niman haddoodii gashoo , hibo ulaabneen'e
Waa niman habar lagu ridoo haatuf baa wadaye
Iyagoo higlaaliyo ka yimi iyo wabiga hoostiisa
Oo hilibka soo qalanahyay halbadii saadka
Oo aytahay himada loo socdaa hadimadaan doonan
Waatay horweynnada galeen, hiirta waabariye
Cidoo huruda waatii lay imi hiilimow baxe'eh
Hanfaraare oo weerarkii, habalba meel aadye
Hantidii qabilkeey dhaciyo hororo malkii,
Hashii joogtey baa laga qabsaday, tan iyo Hawdaye,
Hal saac iyo halsaac bay xeryaha ,Harac ku oodeene
Gabagabada hiisha leh markay , Halab ka reemaysey
Harraadkay qabeen aqalladii lagu halaabeeye
Habkii yiilay iyo oodkacii, hooshka lagu qaadye
Waatii hurdada loola baxay, heeladkaa sare'
Huuriga Ogaadeen ka daran,hugun rasaaseed'e
Hablahay qabteen baa la faray hadallo waaweyne'
Haweenkiyo carruuraha markii , lala hadaaqaaye
Heellada cayaareed ku tume, hoga tuskoodiiye
Dabadeedna Hoobaan ku ride, hilintii dheerayde
Annaguna hulkaan ula galniyo, hogobka Caalweyne
Markuu fuleygu yareheetiyoo, dib u haraayoobey
Habar wacadja waatuu ka yiri, : " Heybo yaa dhaqaye
Sideen uga harnaa geelyaga, la isku haaraanye
Markaasuu ninkii hagar ku jirey, soo hinbaabacay'e
Ayadoo Hadaafey nirgaha loo hitiqinaayo
Oo uu heeggankii daba socdoo , higil la moodaayo
Horaa lagala soo galay dabkuu dabkii halwgu saarnaay'e
Markeey heeganaga firiyeen harad soo garay'e
Waa niman halaqoo lixlah haawo lasoo dhaho
Habaas nagag shide sandii hoobiska aheed'
Anaguna halilkaan qabnaa loola hoorsaday'e
Hanaadka shiisha yaa tolkeey hab uyaqanaa'
Hareerah kolkii lagaga riday haligaan sidanay'e
Dhalfadii hareriga aheed beey lahunbaleyeen'
Hanqarkii kusoo dhacahayay u hakan wayeene'
Waa tii hirkii lagu eryay iyo harihii kor'e
Watii hulkii lagu ceshaday hogoga dheraa
Waatii hudii Ulasmeed haadka loo waray'e
Waatii hungah baar magoog horini tiiltiil'e
Waataan halyegii dilniyo huriyihii door ah'
Waataan halbowlah kujaray handkii dheraay'e
Waataan harkii tabo galnoo loo habensaday'e
Waataan hanbada raadsaniyo, haadufkii tagaye
Waa tay haftadu laysay, ey wada haftoobeene
Waataan horjoogsi ugu iil , habaqla hoodiiye
Waataan midkoodii la helay, soo hogaansadaye
Waa tii hunuudii la dhigay, heelka loo baari
Waataan haraatiyay ,afkay hirro ku maaleene
Hunufkii ismaan baali , baa hogofsan meeshiiye
Intii kale hufbaa laga dhigoo, hollac la leefsiiye
Waxse maanta hoog lagu jirabay, habar saleebane
Halakoodi ina yuusuf dacar ,heeshidan dhigaye
Hagoogaha xun sow adan dhagax haybi kuma taalo

Re: GREATEST 4 SOMALI POEMS EVER?
[quote="Galol"]I urge the few Somali art lovers here to suspend bias as our forefathers did when looking at art.
Those who know Somali culture will know that a Somali nomad will value and respect a piece of Gabay even if the Gabyaa (poet) was from his worst clan enemy.
So in that vein of art appreciation could you mention your favourite poems?
mine are as follows in no particulr order:
1. Dabbaad ololisa - (Qaman Bulxan, Guba Series, circa 30s)
2. Senge Dhabarki, (Xuseen Xasan circa 20s)
3. Doqontii Ogaden, (Cali Dhuux, Guba series Circa 30s)
4. Sidii baan (circa 60s, Anonymous Contemporary Dhulbahante poet)[/quote]
Waar Galool,
Show taariikhda kuma fiicinid.
Xuseen Xasan Rooble Suldaan Guuleed was killed at the age of 80 in 1892 by the Ogaadeens. His above poem :
Si alle iyo faduul baan ku imi sebedan xeebeede
Senge dhabarkii weymo iyo col baan saami ku lahaaye
Abadkayba saar iima qaban suuda doonyah'e
Sahlanaa amuurtaydu sow lalama sooyaamo.
That poem was composed in late 1880's , even his son Guure Xuseen Xasan was killed in late 1920's at rip old age in Awaare.
Cimrigeed carrada reer Isaaq, cidaha iidoora
Sheekada cirroolaha intaan, cumar ka soo gaadhay
Carfigu reer Ducaaliyo anuu igu cillaallaaye
Inta kale carsaanyay ahayd, cuudka noo jira'e
Haddii Caawin geel lala tagooy, ciiro kor u duusho
Casarkiiba siigadu hadday cidhif ku leecaanto
Faras ciidan gala iyo haddii, calaf la kooreeyo
Cimri-dherer fuluhu kuma baxsado, carari doonaaye
Aniga Caara-Muuslaha kolkaan, rag isla caal moodno
Nafta lama cabsoodee kolkaan, coofka bahal yeesho
Cifiirdna ha noqdee waramhaan, culuq ku reebaaye
Weli caday ba Cawlooy ma jebin, cududihiinniiye
Ciirada dushiinnaa tolkiin, idin canaantaaye
Intaan Caliyo Haaruun ka diley, ciiddan way tahaye
Cid ka sheegta? ciiddoo kaluu, cunay waraabuuye.
Xuseen Xasan killed over 200 Ogaadeens in his life time, at an old age as most nomad warriors he couldn't ride his horse and raid , he was captured during a tribal war by young Ogaadeens in 1892, the elders were praying , having heared his name , the Ogaadeen Imaam recoginzed him, but the young Ogaadeen 'waranle' released him. The Ogaadeen Imaam then ceased praying and ordered the young Ogaadeens to recaputre him. After a long debate , the Ogaadeen decided despite his old age to excute him, arguing that his exploites can't be forgiven.
Qamaan Bulxan and the Ogaadeens generally are good poets, but i wouldn't accord the Xaarti such honor. The Ciidagale are the best among the Isaaq and even the Somal at large, followed by the Ogaadeens, the Xarti have no antiquity in Somali poetery beyond Cali Dhuux a mere lad as Salaan Carrebey always dismissed him:
Anna garbood lama ciyaaree gari haday joogto
Ma gudboonin giclahan wakhtiga soo gadaal baxaye.
My favourit are poems not poets, Cabdi Gahayr:
Mar baan idhi tolkaa badh laa, lays tix galin waaye
Mar baan idhi ragi weys tirsanayaaye, talo xumaan guurso
Mar baan idhi tabaalaha aduun, tacabur oo jiido
Mar baan indhi iskaba toobad keen, tii Allley noqone.
Qawdhan Ducaale Suldaan Guuleed to the Ogaadeen Xarbi Dheere:
Xarabow gabaygu waa kaa tashaqay waana kaa tagaye
Waanaa kaa tawaawacay hadaad toosi leedahaye
Adiga iyo Tumaaladuba horaad taran ku weydeeene.
And Cige Aw Cali's response to Cabdi Gahayr:
Cabdow gabaygu waa kaa qaldamay waanu kaa qaloocsamaye
Waanu kaa qandooday sida qododka waaweyne
Qorkaa laga idleeyaa intu kuu qarsoonyahaye
Qiimigii afkaagii ka madhay qaana kugu reebye
Qorshahba adoon gaadhin baad qolo ku waabtaaye
Quwiilaan ku dhaartaye hadaan qeydo kugu yeesho
Qasab waxan ku yeelsiin karaaa qaada buuraha'e
When Cabdi Gahayr heared the poem, he remarked he liked the last line and then he got up and took a rock and said to the crowd her is my share of the mountain , let Cige Aw Cali remove his part.
Samatar,
I like his 'k" version better:
Kacoo ha kadaloobinee soo kumbada maanta
Marku waagu soo kaahayo sii kalaha weerar
Kun la dirira idinkoo kontana weydun kaafiy'e
Korta sare hadii laydin jaro kubabka meermeersha.
Any somali who is versed in somali poerty can appricate the imagry in that line:

Soomaali oo duuban kol horee codaysay ninka ugu gabyayaasan midhaha Soomaal..!
http://www.somaali.com/News.php?art_ID=942

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 12 Replies
- 2069 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 8 Replies
- 2503 Views
-
Last post by metamorphosis
-
- 16 Replies
- 2023 Views
-
Last post by Togdeer
-
- 5 Replies
- 1443 Views
-
Last post by Buhodle-Gurl
-
- 10 Replies
- 1765 Views
-
Last post by gedo_gurl
-
- 14 Replies
- 1593 Views
-
Last post by KingWaslawi
-
- 19 Replies
- 23920 Views
-
Last post by between12
-
- 15 Replies
- 3288 Views
-
Last post by Gubbet
-
- 117 Replies
- 16380 Views
-
Last post by optimist_1
-
- 26 Replies
- 2708 Views
-
Last post by Daanyeer