How dare he COMPARE ilma Koombe kablalax with the mighty, compassionate SADE wariors!
Remembering the Heroes of October 3rd, 1993
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- DawladSade
- SomaliNet Super

- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
[quote="Cilmiile"]wife, what is harti?
I dont know anybody ku abtirsada harti
I am dhulbahante and there is nothing but friendship and deep respect between Mareexaan and dhulbahante.
Mareexaanku waa dhool yaroo laga dhawaaqaaye
Aniguna dhankaasaanan weli dhaxan ka soo dayne
Daaroodnaa labadaa ka dhigay lama-dhaqaajaane
Iyana dhoobadoodaysku mida aan dheddig ahayne
Cabdi Galayax baa u jawaabay oo yidhi
Haddii gabaygu dheef leeyahoo dhaqasho reebaayo
Dhammow Aadan Carab baa yiqiin dhibicyihiisiiye
...

Anagiyo Dhulbahantaysku mida dhudaha Daaroode
Inay Dhoobadeennu isku taal DHAAR anaa maraye
Qabiilkeena DHAGAX BAAN U NAHAY LAMA DHAQAAJAANE
The Last Great Lions of Mareexaan and Dhulbahante verse say it all in that exchange[/quote]
Shaki kuma jiro Dhulbahante iyo Mareexaan inay yihiin dhagaxa reerkooda meel ku haya.
Waa xusad mudan abwaan Maaweel taa u tiriyey ka bacdi markuu Morgan Mareexaan xumaantiis u jeedsaday and he is reminding him Mareexaan dadkey yihiin!
Mareexaan dalkiisii xoree Ama xallaaleeye
Waatuu xagaagii Dhawayd xoog ku soo galaye
Xaaraami waligiisba waa xagal ka daacaaye
Xaq ku dirirse Eebbaa lajira oo xagiisa ah'e
........
Xawaadle iyo Dudublaa ku go'ay xowligii Gedo'e
Colkuu xulay caydiid doraad looma xiiq tirane
Xarbiyahandii reer Sade baa xuub sidiis liqaye
Xayn goosan taa uu weer helay xero ma yeeshaane
Xabaal baan dhargine dhowr kun baa xuurta loo wadhaye
Libintay xanbaarteen kurbay naga xayuub sheene
Xanay ku hadha xabiib kayoow ku farax xiiran nacabkeeda
....
Adna xaasidoow xumo adays jaray xiniinyaha'e
Adna xaasidoow dhimo la jabi xulufadaadiiye
.....
xayow moorganoow adigaa huwaday shaal xariiri yahe
Xuseen dabadiiba adigaa ahaa kii xafiil tamaye
Xakamaynta cadowgaad sanado u xusul duubnayde
Adiga iyo xertaadiiba waan idin xusaynaaye
Ninse walaaladii ximinayaan xaabsan waa adiye
.......
Waxba yaan xisbiga waamo galay la isku xaro kayne
XOOGAA MA JOOGEEN HADAAD XIDID U AASNEYNE

-
Steeler [Crawler2]
- SomaliNet Super

- Posts: 12405
- Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm
-
Steeler [Crawler2]
- SomaliNet Super

- Posts: 12405
- Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm
-
Steeler [Crawler2]
- SomaliNet Super

- Posts: 12405
- Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 433 Views
-
Last post by Somaliweyn
-
- 49 Replies
- 3381 Views
-
Last post by *Arabman
-
- 19 Replies
- 1474 Views
-
Last post by hanqadh
-
- 0 Replies
- 1009 Views
-
Last post by Moguul21
-
- 27 Replies
- 1572 Views
-
Last post by SummerRain
-
- 12 Replies
- 978 Views
-
Last post by curvy_xamar
-
- 0 Replies
- 463 Views
-
Last post by Addoow
-
- 23 Replies
- 1872 Views
-
Last post by TheblueNwhite
-
- 1 Replies
- 783 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 41 Replies
- 3208 Views
-
Last post by 934