MJ LEADER CADDE MUUSE TO SURRENDER PUNTLAND TO ISLAMIST

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
CrazySommies
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2880
Joined: Fri Feb 13, 2004 7:00 pm
Location: www.Zoomaliawatch.org

Post by CrazySommies »

[quote="Ashlee~"]Alluring what Mj subclan are you?

I am Siwaqroon Cool[/quote]

Laughing Laughing

Atleast u r not Reer waa Rag Laughing Laughing

SiWAAQroon =(means) Pro WAAQ or ViVA WAAQ
Laughing Laughing
User avatar
fagash_killer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13942
Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up

Post by fagash_killer »

QAAR KAMID AH DADWEYNAHA KU DHAQAN PUNTLAND OO DALBANAYA IN AY MAXKAMADUHU AY U YIMADAAN DEEGAANKOODA.

Wararka ka imaanaya magaalada Garoowe ayaa sheegaya in si weyn dadweynuhu u hadal hayaan goobaha la isugu yimaado masaajidda iyo goobaha fadhi ku diraradaba taageerada ku Aaddan inay deegaanka Puntland ay yimaadaan golaha maxaakiimta islaamiga soomaaliyeed si ay wax uga qabtaan xaaladaha cakiran ee halkaa ka taagaan waxaayn dadweynuhu inta badan hadal hayaan waxqabad laÂ’aanta maamulka Pumtilan ka dhisan .

Dhinaca kale magaalada Qardho cullimaaÂ’uddiinka ku nool ayaa bilaabay inay muxaadarooyin ka jeediyaan Masaajidada taasoo ku saabsan xaalada ku soo kordhay magaalada Muqdisho iyo gobollada kale oo ay gacanta ku hayaan golaha Maxaakiimta Islaamiga Soomaaliyeed kuwaasoo ay haatan ka jirto Nabad galyo la isku haleyn karo .

Dhinaca kale dhaqdhaqaaqaan ayaa soo xoogeystay ka dib markii uu madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Jen. Cadde Muuse uu ka soo saaray wqreegto uu ku mamnuucayo in la dhiirri geliyo dadka doonaya maxaakiimta islaamiga waxa ay wadaan iyo qaar ka mid ah culimaaÂ’ udiinkaba
User avatar
Enemy_Of_Mad_Mullah
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20796
Joined: Fri Mar 10, 2006 6:27 pm
Location: In the plains out in hawdka im'a tell ya, mess with the reer and a vest could'nt help ya

Post by Enemy_Of_Mad_Mullah »

[quote="CrazySommies"][quote="Ashlee~"]Alluring what Mj subclan are you?

I am Siwaqroon Cool[/quote]

Laughing Laughing

Atleast u r not Reer waa Rag Laughing Laughing

SiWAAQroon =(means) Pro WAAQ or ViVA WAAQ
Laughing Laughing[/quote]


Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing i shouldnt be laughing like this in ramadaan Laughing Laughing Laughing
User avatar
fagash_killer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13942
Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up

Post by fagash_killer »

it is written

Dubai: Madaxwaynaha Puntland oo ku sugan magaalada Dubai dhowaanna la filayo in uu u ambabaxo wadanka Qadar.
Axad, October 07, 2006



Dubai (AllPuntland)- Magaalada Dubai ee wadanka Isu taga imaaraadka Carabta ayaa waxaa ku sugan wafdi ka socda maamulka Puntland oo uu hor kacayo madaxwayanaha Puntland Maxamuud Muuse Xirsi (Jen, Cadde).

Wafdiga madaxwaynaha ayaa socdaalkooda waxaa ku wehliya wasiiro ka tirsan xukuumadda oo uu ka mid yahay wasiirka maaliyadda ee Puntland.

Madaxwaynaha Maamulka Puntland iyo wafdigiisa ayaa waxa la filayaa in ay u ambabaxaan magaalada Doxa ee caasimadda wadanka Qadar halkaasi oo ay uga timid casumaad xukuumadda wadanka Qadar.

Madaxwayne Cadde iyo wafdigiisa ayaa waxaa la sheegay in ay madaxda wadanka Qadar ka wada hadlayaan xaalada siyaasadda dalka Soomaaliya, iyo arrimo la xiriira maxkamadaha magaalada Muqdisho.

Xukuumadda Doxaa ayaa dhowaan waxa ay dalkeeda ku casuntay wafdi ka socda maxkamadaha magaalada Muqdisho iyada oo sidoo kalena dhowana la filayo in ay dib ugu laabtaan.

M. J. Koronto
AllPuntland
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”