Page 2 of 2
Posted: Thu Oct 12, 2006 2:58 pm
by foolxume2005

@ Reerxamarkan Mureedi, intaan isla haa akhri wuxuu meesha ku soo qoray ayuu carabka muruq iga galay.
Posted: Thu Oct 12, 2006 4:29 pm
by sexy-kitten
Mureedi, you reer xamars always make things complicated.. Sidaad u hadashiin ayaa madax xanuun igu dilaa. Shukaansigaagana waxba kuma falayo ee iska heyso, save it for a cad cad chick. Anigu Lamagoodle ayaan ahay ee.

Posted: Thu Oct 12, 2006 5:28 pm
by Enemy_Of_Mad_Mullah
[quote="Mureedi"]Sexxy waxaada shukansi oo af carbi eh miyaa? soo khulkhul hee anaa ku khaabilaa. wax oo luqadeyda wax ka shego inta leen ku arki, markii caadi u waramayo wax saan aa tahay dhahayo ma arkin[/quote]
balayo kugu dhacday i got brain freeze WTF is this bantu communication night ?
