Page 2 of 2

Posted: Mon Dec 25, 2006 10:41 pm
by xoogSADE14
no some reer dalal dude beat the living sh!t out of him.

Posted: Mon Dec 25, 2006 10:42 pm
by Ashlee~
200 dead ceyr. Are good 200 ceyr Laughing

Posted: Mon Dec 25, 2006 10:43 pm
by Ugaas Diini
Damn dude, that is cold. Laughing Allah ha u naxariisto.

Posted: Mon Dec 25, 2006 10:45 pm
by Ashlee~
I am just fukking around. But in reality these guys are 20 ish kids who don't know what they are fighting for.

Posted: Mon Dec 25, 2006 11:11 pm
by Af_libaax
Laughing XoogSato

Nacasow Naaqusnimo waa waxaad Niiq la leedahaye
Naxar lagu shid waa Jaahil iyo Nararacdiisiye
Nooy baad tihiin aan qalbiga Nuurka loo galine
Naar quutayaal iyo kufraad Nabigii moodeene
Nasab hadaad tihiin gaaladaad Nici lahaydeene


Laughing Ciilmiile u fasir Caruurtaa adeerka u tahay oo Caydha ku koray !

,

Posted: Mon Dec 25, 2006 11:13 pm
by xoogSADE14
af_dameer

ma adoo hawiye ah maad rabtaa inaad nin Darooda oo weliba SADE kasii ah inaad u gabaydid?

war orod afareeydaan yarta ahood meelaha la ordeeysid dameerkaaga siiso jaahil yahow '91kii duurka kasoo baxay.

Posted: Mon Dec 25, 2006 11:24 pm
by Af_libaax
Laughing XaarSade

Duulkiinan Laughing DofaarSade inaad wada Waalateen Waa la ogyahay
Ciilmiilaba soow kii idiin sheegay maahan inaad sixran tihiin ! Twisted Evil


,

Posted: Mon Dec 25, 2006 11:27 pm
by xoogSADE14
war ha sixir sixir leeyne orod "jihaadka" ka qeeyb qaado ileen maanta dhulkaad kasoo jeedid Dawlada federalka soomaaliyeed baa ka talisee.

waxa kuu haray waa un xamar taasina mudulood hadeeysan banaanka kuusoo tuurin kuligiinba waa la'idinku gubaayaa.