Posted: Wed Jan 03, 2007 8:46 pm
Faqash,
Maxaad saddex suul ugu taagtey Hussein? Gabay baa ahaa;
Nin ambaday, halkuu maray waa ula ekooneyde!
Huseein hadalku waa ka dhacay wuuna ka raali geliyey dadkii...
I can't beleive you fall for the map story! Waxaan maqli jirey "xataa annaa yaa haamaan?"
Sheekooyinkani waa xeeladihii berigii xukumaddii milatariga ahayd dalka laga saarayey la adeegsan jirey ee dadweynaha lagu kicin jirey...
Warqad laga soo heley xafiiska Ina Dafle oo sheegeysa in la xasuuqo reer hebel etc etc
Filimadaas mar haddii horey loo jiley, I do not think it will work again... Dadkii qori jirey baan aqaanaa qaarkood...
Come on... We are not that XXXXX