MUJAHIID RIYAALE VISITS ADDIS ABABA+PICTURES
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- fagash_killer
- SomaliNet Super
- Posts: 13942
- Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
- Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up
kun-dile ama ku faraax ama ku naax riyaale will bring the sosocalled somaliland to its knees.and if not he will win the next elections. go riyaale
Madaxweyne Riyaale Oo Ku Bogaadiyey Meles Zenawi Guusha Uu Ka Gaadhey Hawlgalka Ciidamada Itoobiya Ku Galeen Soomaaliya
Somaliland.Org — Hargeisa, Somaliland — 9 January, 2007
--------------------------------------------------------------------------------
Addis Ababa (Somaliland.org) – Madaxweynaha Somaliland, mudane Daahir Riyaale Kaahin oo shalay booqasho ku tegey magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa maanta la kulmay Ra’iisulwasaaraha Itoobiya, Meles Zenawi. Waxana uu ku hambalyeeyey guusha ciidamadiisu ka gaadheen Soomaaliya.
Sida ay ku warantay Warbaahinta Dowladda Itoobiya, Madaxweyne Riyaale iyo Meles Zenawi waxay ka wadahadleen xidhiidhka labada dal iyo iskaashiga ay wadaagaan.
Sida ay soo werisey wakaaladda Wararka Itoobiya, (ENA) labada dhinac wadahadalkooda waxay xoogga saareen iskaashi dhinaca dhaqaalaha ah oo dhexmara “dadyowga” Somaliland iyo Itoobiya.
Waxa kale oo ay kulankaa kaga wadahadleen xaaladda wakhtigan ka taagan Soomaaliya iyo isbeddelada ka dhacaya halkaas.
Sida ay qortay Wakaaladda Wararka ee ENA Madaxweyne Riyaale waxa uu u sheegay RaÂ’iisulwasaaraha Itoobiya in dadka reer Somaliland ay si buuxda u aqoonsan yihiin doorka ay dowladda Itoobiya ka ciyaarayso nabaddaynta iyo xasilinta Soomaaliya.
Masuul ka qaybgalay wadahadalka Madaxweyne Riyaale iyo Meles ayaa ENA u sheegay in Madaxweyne Riyaale ku bogaadiyey Itoobiya guusha ay ka gaadhey waxa warku ku tilmaamay “Xooggaga Argagixisada Soomaaliya”.
Waxa kale oo uu sarkaalkaasi sheegay in labada dhinac – Madaxweyne Riyaale iyo Meles – ay si baaxad leh uga wadahadleen siyaabaha looga hortegi karayo mushkiladaha soo wajihi kara Somaliland iyo Itoobiya. Hase yeeshee, warku wax faahfaahin ah kama bixin dhibaatooyinkaas.
Madaxweyne Riyaale waxa uu gaadhey Addis Ababa shalay galab, waxaana madaarka ku soo dhoweeyey Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Itoobiya, Takade Alemu, isla xalayna wuxuu la kulmay masuuliyiin ka tirsan dowladda Itoobiya.
Madaxweyne Riyaale oo booqashadiisu tahay laba maalmood, waxa la filayaa berrito inuu dalka ku soo laabto. Waxana uu sheegay inuu dowladda Itoobiya kala hadlayo arrinta Somaliland.
C/risaaq M. Dubbad, Hargeysa.

Last edited by fagash_killer on Wed Jan 10, 2007 1:41 pm, edited 1 time in total.
- fagash_killer
- SomaliNet Super
- Posts: 13942
- Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
- Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up
- Ina Baxar
- SomaliNet Super
- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
"Sida ay qortay Wakaaladda Wararka ee ENA Madaxweyne Riyaale waxa uu u sheegay RaÂ’iisulwasaaraha Itoobiya in dadka reer Somaliland ay si buuxda u aqoonsan yihiin doorka ay dowladda Itoobiya ka ciyaarayso nabaddaynta iyo xasilinta Soomaaliya"
Horta ENA waa ethiopian news , in layska hubsado ayaa inagu haboon , laakiin if this mofo said that he's gotta be removed from power!!!!
Horta ENA waa ethiopian news , in layska hubsado ayaa inagu haboon , laakiin if this mofo said that he's gotta be removed from power!!!!
- fagash_killer
- SomaliNet Super
- Posts: 13942
- Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
- Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up
[quote="Ina Baxar"]"Sida ay qortay Wakaaladda Wararka ee ENA Madaxweyne Riyaale waxa uu u sheegay RaÂ’iisulwasaaraha Itoobiya in dadka reer Somaliland ay si buuxda u aqoonsan yihiin doorka ay dowladda Itoobiya ka ciyaarayso nabaddaynta iyo xasilinta Soomaaliya"
Horta ENA waa ethiopian news , in layska hubsado ayaa inagu haboon , laakiin if this **** said that he's gotta be removed from power!!!![/quote]
it's to late now dont you think

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 27 Replies
- 2023 Views
-
Last post by FAH1223
-
- 0 Replies
- 1570 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 0 Replies
- 259 Views
-
Last post by fagash_killer
-
- 2 Replies
- 330 Views
-
Last post by fagash_killer
-
- 6 Replies
- 583 Views
-
Last post by fagash_killer
-
- 1 Replies
- 484 Views
-
Last post by fagash_killer
-
- 0 Replies
- 1110 Views
-
Last post by Mrs Musika man
-
- 17 Replies
- 4591 Views
-
Last post by Somalistan